Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Mayd xabaasha loo sii wado ayaa naxashkii ka dhacay markaasaa nin ka mid ah nimankii siday yidhi “Haduu sii go’ay”
  2. Afarta boqol ee wiil May sheegteen reer aanay ahayn may yidhaahdeen Lantaan ku biiray ee sida Mujaahid Caare uu isagoo Qardho jooga uu proudly Shankaroon u sheeganayo unbay iyana mucaarad baanu nahay u odhan lahaayeen, Dee xaafadaa waligeedba Qaramayn waa laga yiqiinay.
  3. Walaxaa jira hadaan waxba jirin maxaa didiyey? Bal caawa iyo beriba Aroori aan ku idhaahdo reer Caynabaad tahay inuu ka gubto!
  4. Oodweyne, Fahmay oo ruugay Viva Shankaroon iyo Gaadhhayayaashoodda
  5. Talaabo, wax walba ka yaab duriyadd afmaymay ku hadashana waa jirtaa, bal Oodweyne qoladaa bun ha ka dhimo.
  6. Maakhiriyiin Jabuuti degan ma maqashay ama Ingriis Care reer Mudug ah, Hag reer Sool ah, amaba Og reer Sanaag ah? Hadaad kuwaa maqashay qoladaninna way jiraane la soco. Somalidu way abtirsataa oo ma lunto ee la soco in jiilba jiil abtirsiinta iyo tariikhda u gudbiyo.
  7. Soo dhawaadda, waa niman Reer Xiis ah oo beri hore **** degay. Welcome back tolkoow.
  8. Faisal Fariid, halkii Jamhuuriyadda barakaysan wax uga soo kordhayaanba wuu taagan yahay.
  9. Xafiiska warqadu ka soo baxday London buu ku yaalaa, ma uu soo gudbiyeen war aan run ahayn, waa lala kici lahaa .Somaliland-diidku iyagaa habeen gudaya oo is leh Cadceedda sacab ku qariya. Teeda kale miyeydinaan daawan calanka Towxiidka leh ee Jamhuuriyadda barakaysan oo ka babanaya Sucuudiga iyo Saylici oo dhex mushaaxaya Qasrigii Boqortooyadda Sucuudiga? Dheg - weyn been isugu sheekaysa iyo maxaa Gararam- Gudhuu na baratay!
  10. Abtigiis oo amaan kala dul dhacay Barlamaanka Somaliland
  11. Barwaaqo

    Oodweyne

    Dhegaha ugu rida inaanay dhacayn.
  12. Xaaji Dumarku waa laba tole/qabiile, buur bay ku tiirsantahay oo way is hubtaa, wiilal/hablo ayey land -ka u xambaartaye yaa masaafurin kara?
  13. Bisinka! Waar Fadaraha nagadaa. Fadarahaasi yaanu timaha isugu keen tidcin sida Koonfuria.
  14. Aragtayee maxaad odhan ma ishaad wax kaga Guri? Viva Jamhuuriyadda barakaysan. Farmaajaa Quustay!
  15. Odaygani waa rug cadaa Wadani dhab ah. Waxaan u arkaa hadalkiisa waano iyo runta jirta. Kuwa aan aqoon dhaqanka Landerska ama afsomaligu ku yar yahay hadalkiisa waxay moodayaan inuu u daran yahay Somaliland. Waa hadal ku salaysan taariikh iyo wacyi galin, una danaynaya Jamhuuriyadda barakaysan.