Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Wali/ilaa goortan la joogo, Caduur dhawdhawduba uma dhaadhacsana!
  2. “Naf go’day Iyo roob galbeed midkoodba haduu galbado gadaal uma soo noqdee; go’aankii horuu u dhacay” by Khadra Daahir.
  3. Marba haday dood iyo muran yimaado annaga waa noo publicity bilaa lacag ah! Faa’ido la’aani ma jirto.
  4. Calankuba wuxuu sii qurux badnaaday markuu ka dul babaday aliens baabuur ku cararaysa! Ciidamadda Saldhigaa jooga waa In mushaharka loo kordhiyaa.
  5. Somalilandiidoow, Annagu aqoonyahan iyo dad wixii khaldama saxaya ayaanu leenahay oo waataa xeerka la lafa gurayo ‘e; energy-giinna ha iskaga khasaarininna dad dalkoodda ilaashanaya ee kiinna dhibaatadda haysa ka taliya. Somaliland dadkeedda iyo Culumadeeduba xeer bay saxayaan idinna haldoorkiinna iyo Parliamentarians-kiinnaba dhegtaa dhiiga loo daraa cidinna isma waydiiso. Ku mashquula tiinna horta.
  6. Sumal daabaqadaysan, Suldaanka , Daabaqadii xoolaha lagu stampgarayn jiray baad I soo xasuusisay.
  7. ^^^^^^l Habaar waa dibad Ducaaloow.
  8. Ducaale Hargeisa waa caasimadii dalka oo waa la imanayaa, Maale iyo maskaxba waanu gelinay .
  9. “Nin Magaalo ka dudoow siigo/boodh yare”
  10. Alla haw naxariisto mowtidda iyo waalidiinta dhimatay. Faracii Suldaan Diiriye ayaan ka soo jeedaa dhinaca tafiirta hablihiisi.
  11. ^^^^^^^^ Ha ku xajiimoon wanaaga Shankaroon. Taageer walaalkaaga fiican kuna dayo..
  12. ^^^^^^ Sheegatooy, maad cidaad tahay aamintid? Taliskii haligmay Bohol iyo Gabiilay dadkoodda cadaw buu u ahaa oo midna caano uma lisayne.