Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Yaab iyo Amakaag oo Sheegatoow, gobolka Sanaag ma in Canfari degan tahay baad moodi jirtay? Annagaa ku leh Sanaag Somaali baa leh oo degan Dee! Afsomaliga si fiican u soo baro horta. Goboladda Somaliland oo dhan waa dhul Somaaliyeed waxana degan dad Soomaliyeed.
  2. Jigjiga waa dhul Somaliyeed oo Ethiopia gumaysato . Away Somaliweyntii? Calanka ay sidato xidigta ku taal gees ka midahi Jigjiga ayuu matalaa! Maxaad been iyo jaahwareer isugu sheekeyseen! Dastuurka Ethopia ayey akhriyayaan oo ay isku dhiiri Galiyaan In waxa dastuurkaasi xaq u siinay o ay raadsadaan calankii Somaliyana miiskaa lagu goglanayaa! Ma Cadan baa laga heeyayaa ayaan maqli jiray! kaaga daranee hadaad hadalkeedda u fiirsato gacan ku dhiiglayaashii xasuuqay Somali bay qiil u raadinaysaa! Waa su’aale horta yartu yey u kiraysantahay?
  3. Oodweyne, Markay wakhtigoodda dhamaystaana buug ay ka macaashaan bay ka qoraan!
  4. Bisinka kani been badanaa. Horta ma istidhaahdeen warbaahinta casrigu hacooyadii way kashiftay?
  5. The United Nations special envoy for Somalia and Somaliland, Nicholas Haysom has arrived in Hargeisa, the capital city of the country’s northern self-declared republic Somaliland on Sunday. http://igadnews.com/2018/11/04/the-united-nations-special-envoy-for-somalia-and-somaliland/
  6. ^^^^ Dadqalkii haligmay hala soo shir tegin. Ma aabahaa buu ahaa wadaniga Samir waayey’e
  7. ^^^^^^^ Xulafaysi ma maqashay horta? Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa Dee!
  8. Suldaanka, Islaantaasi ma aha xaaskii Ali Khaliif. Abtigay xaaskiisu waa islaan sharaf leh.
  9. Markaan sawirka aroosadda iyo Islaanta la socota isu eegay waxay ila eegyihiin in ay isdhaleen. U malayn maayo in gabadhii Ali Khaliif ay tahay. Meeday xaaskii Cali iyo Somali Maxamed oo dhami? Ma laga yaabaa in inantu tahay ajanabi ama meel Somaliyi ka soo gasho oo ay Cali u wakiilatay inuu bixiyo?
  10. Cakudii jiilka ka waaweyn baa gashaantimaha bowd ka tuurtay.
  11. Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo ku dhawaaqay in uu dawladda ka taageeri doono arinta Caare. Well done Ciro, taageerayaashii Wadaninna ee khudbadiisa dhagaysanayeyna Sacab bay ku taageereen .