Barwaaqo

Nomad
  • Content count

    680
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Barwaaqo

  1. Talaabo, wax walba ka yaab duriyadd afmaymay ku hadashana waa jirtaa, bal Oodweyne qoladaa bun ha ka dhimo.
  2. Maakhiriyiin Jabuuti degan ma maqashay ama Ingriis Care reer Mudug ah, Hag reer Sool ah, amaba Og reer Sanaag ah? Hadaad kuwaa maqashay qoladaninna way jiraane la soco. Somalidu way abtirsataa oo ma lunto ee la soco in jiilba jiil abtirsiinta iyo tariikhda u gudbiyo.
  3. Barwaaqo

    Somaliland And The Scramble For Suez.

    Waa la xasuusiyey inuu SOL akhristo .
  4. Soo dhawaadda, waa niman Reer Xiis ah oo beri hore **** degay. Welcome back tolkoow.
  5. Faisal Fariid, halkii Jamhuuriyadda barakaysan wax uga soo kordhayaanba wuu taagan yahay.
  6. Xafiiska warqadu ka soo baxday London buu ku yaalaa, ma uu soo gudbiyeen war aan run ahayn, waa lala kici lahaa .Somaliland-diidku iyagaa habeen gudaya oo is leh Cadceedda sacab ku qariya. Teeda kale miyeydinaan daawan calanka Towxiidka leh ee Jamhuuriyadda barakaysan oo ka babanaya Sucuudiga iyo Saylici oo dhex mushaaxaya Qasrigii Boqortooyadda Sucuudiga? Dheg - weyn been isugu sheekaysa iyo maxaa Gararam- Gudhuu na baratay!
  7. Barwaaqo

    Cagjar cag wacan ayuu ku socdaa

    Abtigiis oo amaan kala dul dhacay Barlamaanka Somaliland
  8. Oodweyne , Do your thing. Waa kaa warkii
  9. Barwaaqo

    Cagjar cag wacan ayuu ku socdaa

    *
  10. Barwaaqo

    Oodweyne

    Dhegaha ugu rida inaanay dhacayn.
  11. Xaaji Dumarku waa laba tole/qabiile, buur bay ku tiirsantahay oo way is hubtaa, wiilal/hablo ayey land -ka u xambaartaye yaa masaafurin kara?
  12. Barwaaqo

    Madaxweynaha federaaliga mujahid Muuse biixi cabdi

    Bisinka! Waar Fadaraha nagadaa. Fadarahaasi yaanu timaha isugu keen tidcin sida Koonfuria.
  13. Barwaaqo

    Dawladda Diin- Siyaasadeeya

    Minoo la yaabo ‘Yaasiinka’
  14. Muse Bixi, Cumar Geele, Farmaajo, Ina Iley iyo Faarax Macalin kuligood waa Somali 5dal ka soo kala jeeda mana aynan maqan mid Somalinimadda diiday amaba jinsigiisa diidi kara. Somalinimadu waa u dhalasho cid diidi kartaa ma jirto ee bal adiga labadda dhakhtar ee Swedishka ahi ha ku baadhaan.
  15. Aragtayee maxaad odhan ma ishaad wax kaga Guri? Viva Jamhuuriyadda barakaysan. Farmaajaa Quustay!
  16. Odaygani waa rug cadaa Wadani dhab ah. Waxaan u arkaa hadalkiisa waano iyo runta jirta. Kuwa aan aqoon dhaqanka Landerska ama afsomaligu ku yar yahay hadalkiisa waxay moodayaan inuu u daran yahay Somaliland. Waa hadal ku salaysan taariikh iyo wacyi galin, una danaynaya Jamhuuriyadda barakaysan.
  17. Barwaaqo

    Chief Jawar Mohammed