Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    756
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    16

Everything posted by Barwaaqo

  1. Somaliland iyo Ethiopia waa kulmeen danahoodaanay kawadda hadleen ; inta doqoni ma-garataydda lagu seexinayanna xiligan la joogo waa loo baahan yahay!
  2. Xaa ku beenna! Hadii Farmaajo diiday waddahadal muxuu Muuse ka doonay Adis? Sow warku intaa kuma ekaadeen? Muusoow iska joog waddahadal ma jiree ayey arintu ku koobnaan lahayd. Muuse Biixi casuumad rasmiya ayuu helay oo looga wada hadlayo xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia. Beentu lug kaliya ayey leedahay ; lugtaa marka la qabto way dhacdaa oo rafataa. Waddahadal maba uu qorshaysnayn balse waxa warkan beenta ah soo abaabulay Nabar iyo Naxdin oo rabay inay ku shaasheeyaan Mujaahid Madaxwayne Muuse Safarkiisa.
  3. Nabar iyo Naxdin war been ah ayey la wareegayaan! Madaxwayne Biixi Waxa uu Casuumad rasmi ah ka helay Raysalwasaaraha Ethiopia.
  4. Dee Talaaboow sowdigan ku digtey walaalaheenna Koonfuria. Reer baa curradkoodii dhintay dabadeed islaantii dariskaa tidhi “curradabba loo soo gelyoo, kaygiinna kab baa ka luntay” kolayba nin baa warkaa ku masabiday qof dumara- anigu Waxaan qabaa nin baa hadalkaa yidhi (wixii xunba Xaawaa leh)
  5. Following South Sudan, he travelled to Somaliland to meet with President Bihi. The first British Cabinet Minister to visit Somaliland, Mr Williamson discussed the shared priorities of security and economic development as well as counter terrorism and the role UK military plays in mentoring the Somaliland coastguard. Defence Secretary commends UK peacekeepers in South Sudan - GOV.UK WWW.GOV.UK Gavin Williamson visits 300 UK troops in Malakal and Bentiu
  6. Cajiib, bal isaagaa dulman oo loo doodayaaye maxaa qardajeexa iyo meel kale ka hadalkeedda uga gidhiisha!
  7. Hambalyo Ilhaan, dhaqankeedda ayey aduunka bartay.
  8. Badhaadhaheenna iyo barwaaqadeenna hawl baa loo boqoolayaa. Ishii buktaay ku bikaacso. Ma aragtay iyagoo markay daawadeen warkan qoladii Butiland soo ururisay barakacayaashii Bari joogey Ditoore?
  9. Talladanni @Tallaaboqoraalkiisii u eka? Waaba kafantiinna sii Tosha!
  10. Woow, maxaa amaan quruxeed inanta loo heesayo la huwiyey! “ Habluhuba markaad soo gashay illa hagaasaane” Masraxan oo kale wuxuu ku tusayaa in dhalintayadu nabad iyo cisi ku nool yihiin. Jacayl waxa laga xasuustaa meel nabdoon.
  11. Afkaaga caano lagu qabay ; Sucaad cashar lama ilaawaan ah bay u dhigtay Koonfuriyadii.
  12. Woow, Oodweyne Inaadeer Dee labaad isku darsatay MaanshaAllah; Khabiir luuqadda Boqoradda iyo afmaal teenna hooyo ah. Xaraf aanad ka gabyeyn ma jiro B-da ilaa Ya-da!
  13. Topic-gan ma waxa lagu dambabasayaa ninka leexaddu sidato ee Villa Koonfuria laga eryayo?
  14. Maalin kasta ishaydu waxay qabataa boqolaal war oo nagative ah oo Koonfuria laga sheegayo inaan u duceeyo mooyee waan ka xishoodaa fidintoodda. F&G Hadii Bisadi ku jabto Shankaroon, xumaan bay ka raadiyaan! “Annagu Koonfuria dooni mayno, xumaanna u gaysanayo mayno”