Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Khudbadii qarniga by Muse Biixi http://burcoonline.com/articles/49406/Halkan-Ka-Daawo-Qudbad-Ruxday-Quluubta-Shacabka-Reer-Sool-Oo-Gudoomiyaha-Kulmiye-Laascaanood-Ka-Jeediyey
  2. Gobolka Sool iyo Xisbiga WADANI. http://www.laasqoraynews.com/view.php?id=3180
  3. Rag walaaloow wuxuu ku dhaamo la waa! Nina lama cabudhin karo , Silaanyana walaalow ayuu wax ku dayey Dee. Fiicnaan lahaydaa inaad erayo qurux badan isticmaasho .
  4. Oodweye Sax weeye waxa la soo gaadhay xiligii aynu aayaha dhasheena ka talin lahayn. Dhidibkaynnu taagniyo Dhismihii adkaan jiray Inaan kala dhantaalnaa Dheg-xumiyo yaab iyo Talo dhacantay weeyee Dhaxdin baan wadaagnee Aayaha dhasheenniyo Midnimada ma dhawrnaa? http://masuul.com/hees/k/khadra-dahir_38946.html
  5. Khudbadii Garaad Jaamac Garaad Ismail https://www.youtube.com/watch?v=Km1kxbbhIas
  6. Gacal kala maqnaa oo isu soo hiloobay, daawo sawiro family reunion ah http://qorilugudnews.com/articles/22627/Weftigii-Madaxweynaha-Jamhuuriyadda-Somaliland-Oo-Gaadhay-Gobolka-Sool-Gaar-Ahaan-Degmada-Adhi-cadeeye-Oo-S-Hagar-Laaan-Ah-Oo-Miisaan-Leh-Loogu-Soo-DhaweeyeySawiro
  7. Waa geesigii aan godob lahayn http://burcoonline.com/articles/49342/Halkan-Ka-Daawo-Madaxwaynaha-Somaliland-Oo-Ka-Hilaacay-Gobolka-Sool-Iyo-Dadwaynaha-Reer-Laascanood-Oo-Madaxweyanaha-Qaranka-Ku-Qaabilay-Sacab-Iyo-Mush-xarad
  8. Madaxweyne Siilaanyo oo goor dhoweyd gadhay Adhicadeeye, si weyna loogu soo dhoweeyey, ayaa la filayaa inuu ka hadlo Gogoshii uu dhawr sano ka hor u fidiyey Beesha Dhulbahante. http://www.laascaanood.com/adhicadeeye-laascaanood-sawirro-madaxweyne-siilaanyo-oo-gaadhay-degmada-adhicadeeye-ee-gobolka-sool/
  9. http://burcoonline.com/articles/49330/Halkan-Ka-Daawo-Sawirro-Qayb-Ka-Mid-Ah-Soo-Dhoweynti-Saaka-ee-Madaxweyne-Axmed-Silaanyo-Lagu-Soo-Dhoweeyay-Adhicadeeye
  10. Madaxweyne Silaanyo oo Booqasho ku tegay gobolka Sool http://www.laascaanood.com/adhicadeeye-laascaanood-sawirro-madaxweyne-siilaanyo-oo-gaadhay-degmada-adhicadeeye-ee-gobolka-sool/
  11. Coofle iyo asxaabta kaleba waad mahadsan tihiin. Suugaan qiimo badan ayaad ururiseen oo u dhaafteen akhristayaasha bogaan.
  12. Isxambaar.com Shaqo kasta oo aanad kibrad u lahayn waa lagu guul daraystaa. https://www.youtube.com/watch?v=tKjxwpqI5mc
  13. Gobi waxay u hoyataa Guri nabadi taal. Hambalyo, hambalyo. Reer Boorame waligood ayey ahaayeen; Macalinku waa maskaxdii dunidoo malaasan ,mawjadahwwdda........
  14. Galbeedi Soowtan golihiinii naaq daayey? oo heedhe tolow ma waxa u sabab ah Somalilndtaa duushay? Baryahan warar qurux badan aya jira'e ma lays diidsiinayaa wararka quruxda badan?
  15. Hadaan Geesi noolayn Hadii aan gabood jirin Hadaan geedba taagnayn Hadii aabahay go'ay Goblan hooyaday tahay Maxaan goobta ii daran Kaligay ka gurayaa ? ............... Balse Hadii Geesi ii kaco Gayaankayga waan heli
  16. Galbeedi Oo Samo ku waar baad qaadaysaaye; Sow adigaa karay midhaheedii lol, markii horaba may adkayn.
  17. 1984 ayaanu lahayn wax hala hagaajiyo,waa Malala garan waayey Dee, dabadeed dalkaygii waan la noqonay.
  18. Maxamed Dambigan mala awaalka ah eed shubayso ma ogtahay in malaa'ig qorayso,waliba qoraalkani sanaddo badan halkaasuu ku jirayaa. Teeda kale sowtii la yidhi dumarku waa beer ee fasha idinkoon xadka banaan ka baxayn. Badow yahow dib haw celin dadkan soo baraarugay! Ma daaraha Somaliland ku soo kordhaa ku dhibaya oo halkaa kula maray? Mise xaga Caarka ceeb keenay?
  19. Waa halkii Faysal Cali Waraabe'e, wiilka reer Jigjiga ayaa iga xiga ka Muqdhisho.