Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Both houses of Somaliland's Parliament approve motion granting the UAE permission to establish a military space in Berbera.
  2. Oodweyne Saalax wuxuu i soo xasuusiyaa, sheekadii labada dumara ee willka yar isku qabsaday. Markii xaakimkii kala saari kari-waayey labada dumara ta wiilka yar dhashay ayuu xukumay in inanka yar laba loo kala jaro oo midba qayb la siiyo. Hooyadii dhabta ahayd waxay tidhi "yaan la kala jarine, iyadda hala siiyo" , halka tii kale ku qanacday xukunka xaakimka. Sidaas ayaa lagu ogaaday hooyadii dhabta ahayd oo la arkay in iyadda lexejeclo haysay ooy doonaysay in wiilkeedu noolaado. Hadda waynu naqaan qolyaha reer Somaliland ee aaminsan Xamar dhaqankooda iyo siday u fekaraan, ninkani haduu yahay cidda uu sheeganayo , waxyaabaha qaar muu sameeyeeen oo birmagaydo ayuu yeelan lahaa. Saalax maalin walba waxa uu raadiya war kutiri -kuteen ah oo uu rabo in uu magaca Somaliland wax ku yeelo balse wararka uu soo dhigo cidi ma tidhaah "gadhoodhkaagu waa meeqa"
  3. Che, Somalia iyo musuqmaasuq waa isu ina-Daan-weyne! Ku dhowaad 70 sano(56+10), ayaad waxaa xilka leh soo wadeen- Magacyadii aad la baxdeen waxa ka mid ahaa 'Booli Qaran' Ma Hassan baa 4sano ku dhamayn karayey?
  4. Galbeedi, Adeerkay dhalyoow, 'Xeradeenu waa wada Ul, oo ul Hassan dhaanta kuma jirto', kuligood waynu soo aragnay, marka laga reebo ninka ugu yar een wali la tijaabin. Intaa aynu soo aragnay Hassan ayaa loogu qaatay oo waxaabu dhisay dhowr maamul, waxa la yidhi 'mayd waxa u dambeeyey kaa la sii sido' Hassan waxaabu maxkamad geeyey Baddi la rabay in Somalia laga dhaco oo dano khaasa loo adeegsado. Waxaan leeayahy: QABYO NINKEEDA AYAA DHAMAYSTIRA. Hasan Sheekh soo noqo adoo nabad ah. Hassan Sheekh dal ba’ay oo burburay ayuu yimi , 4 sano laguma dhamayn karo dhibaatooyinka Somalia haysta inta tamartiisa ahna wuu qabtay sida maamuladda la dhisay intii uu xukunka hayay. Muqdisho waxoogay nolol baa ku soo noqotay inkasta oo Alshadaadiin dagaal xoogle kala hortimi. Hasan isla markii uu xafiiska qabsadayba waxa ka horyimi xoogag mucaarad ah oo xitaa waxa laga soo ceshay Airportka Kismaayo! Hassan dagaal xoogan waxa kala hor yimi qolyo la baxay SAHAL oo safarkii u horeeyey ee uu dibad ugu boxo boodhad isla hortaagay hodheelkuu ku jiray. Hassan Sheekh wuxuu u yimi dal aan nidaam dawladeed ka jirin oo lays wada dhacayo. Raysalwasaarayaashii uu soo doortayna mid waliba markuu Garoowe booqdo ayuu sheeko aan laysla ogayn ula iman jiray dabadeed isna waa nin go’aan qaadasho leh oo wuu badelayey. Arimihii dibadda wax buu ka bedelay oo intii uu joogay, Somalia dawlad ayaa loo aqoonsaday. Qolyaha ku mucaaridku waxay Hassan ku cambaareeyaan musuqmaasuq kaasina waa waxay Somaliyo Ilaa xornimadii ku soo dhaqmaysay oo caaddo u noqotay suurto-galna ma noqonayso in dawladda Hassan 4sano ku dhamayso, mudo intaa ka badan iyo dalkoo dawladnimaddisu xoog yeelato uun baa taa lagu gaadhi karaa. Galbeediyoow, Inaaadeer adba caqlaad leedahee bal yaa dhaama Hassan? Hadal iyo dhamaan waxa fiican in la soo doorto Hasan sheekh si uu u sii wado waxa uu yagleelay si dawladnimadu lugaha isugu taagto.
  5. The United Arab Emirates has signed an agreement to establish a second foreign military base in the Horn of Africa. https://www.shephardmedia.com/news/mil-log/uae-presence-expands-africa/
  6. Waxaan aad iyo aad uga soo horjeedaa kuwa aan cisaynayn waxa dawladnimadda iyo kala dambayntu tahay! Wasiir Baashe wuu ku saxsan yahay inuu eryo ninka amarkiisa maqli waayey. Somaliland waa in loo sinaadaa oo dadka u dhashay u sinaadaan. Maxaa hadaa loo soo dagaalamay oo 50 kun oo qof loogu waayey? Silaanyo waa inuu digreeto ninkaa kaga xayuubiyaa xilka.
  7. Lakum diinakum Waliyadiin. http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/2754-xukuumada-somaliland-oo-jawaab-ka-bixisay-warbixin-boramanews-ku-iftiimisay-kaniisado-iyo-kooxo-diinta-masiixiga-ku-faafiya-gudaha-somaliland
  8. Somalaay raadkeedda ma ogeey hadanna reer galbeedkiyo Ruushka u garqaaday! Eega iyagii ayaa il daran oo Ethobiya ayey u garqaadayaane!
  9. Maryoolay hadal uun bay haysaa! Heshiiskaasi wuu dhaqan galay'e ; yaan cadaawadda iyo xaasidnimadda laydinka garan, bahasha hu huwiya Dee lol.
  10. Tallaabo Xoolo walaalkaa leeyahay ood arkayso in baad looga qaadayo ma ka aamusi lahayd? Hada adigu xoolahaa waxba kuma lihid! Tuugaa wax dhacaya haduu maanta u badheedho inuu walaalkaa dhoco ;maxaa u diidaya in uu adna bari siduu doono kaa yeelo? Hadda annigu dastuurkii inoo yiilay ma jebin. Bi'i waaye Burco xaal sii waa halkii ugu horaysay ee calanka tawxiidka leh laga taagay'e.
  11. Badda Somalia beec ma aha https://www.youtube.com/watch?v=W3uByyDdcMc
  12. http://burcoonline.com/articles/50562/Difaaca-Badda-Somalia-Waa-Waajib-Somali-oo-Dhan-SaaranWQoray-Maxamed-Cabdiraxman
  13. Horta madaxda Somalida wuu ugu xafiis fiican yahay! Silaanyo, Hassan sheekh iyo Cabdiwaliba daahyo /curtains foolxun ayaa xafiisyadooda ka laalaadda!
  14. Waxaan odhan karaa Ceelafweyn waxa wada dega labo reerood o ah kuwa somali isugu dhiig dhow waxana lagu naanaysaa Habar-lamaan. Alow kala qabooli amiin. Oodwayne meel aad heensaysatay faras dheeraynaya, oo hootadaad ridaaba haleeshay bartilmaameedkeedii ayaan arkayey. Bravo , igana gudoon salaanta u gaarka ah geesiga birta ah een baaruudda qaraxd iyo birtu aanay karin.
  15. http://khaatumonews24.com/2016/09/05/deg-deg-daawo-videodr-cabdi-aar-oo-ka-hadlay-arrimaha-khaatumo-iyo-snm-iyo-maleeshiyaadka-ssdf-ka-qoranaso-buuhoodle/
  16. Saalax, Horaan kuu idhi ina ayaad tahay? Sheego waxaad tahay, Silaanyana kursi waxa ugu dambaysa March 2017 hadii Alle gaadhsiiyo. Hadaad real Lander tahay mar kaliya uun baa la arki lahaa adiga oo wax fiican dalka ka sheegaya. Galbeedi waa nin Somaliland u dhashay ahna die hard Unionist hadana waligii wax dalka dhibaato u keenaya ma qoro, Yes dee markuu arko in lagu xad gudbay microphone wuu qaataa balse dalku ha dumo lagama maqlo.
  17. Dib u jaleec qoraaladaadda , boowe maad calankaaga si fiican degta u saartid intaad isagoo dildilaacsan wajiga ku soo xidhanayso! http://www.somaliaonline.com/members/saalax/forums/
  18. Huuno adigu ma SHALAAD baad halkan ka qaadaa? Deal with it! Xaajiyadani after all wiil somali ah ayey la dhalatay, u dhaxday; dhashayna iyada iyo siyaasad iyo qabyaaladi waa isu ina daanweyne! Waxay na badeen nimanka Somaliyeed waxay na bareen baa ka sii daran.
  19. https://www.youtube.com/watch?v=6DTKlyQM3yw&app=desktop
  20. Xaabsade oo soo gurya noqday hadana. Soo dhowoow. http://khaatumonews24.com/2016/08/21/deg-deghorgal-xaabsade-oo-dhuumasho-laascaanood-ku-jooga/
  21. Galbeedi, Dee waxaan arkay nimankii Somalilanderka ahaa sida Xaaji, Talaabo & Co oo barkinta dheeraystay! Malaha markay arkkeen 5 karoon oo duulaysa ayey iska hawl yaraysteen ama dabaal degii ayaa la dheeraaday. Adigaagii sources wax og wax ka soo xigan jirayna, malaha markaad aragtay waxaad aaminsanayd oo jar ka laalaadda waad ka gaabsatay inaad isbadelka baaxadaa le'eg bal wax ka xusto. Oodweyne isagu waa gaadh-haye meelo kale oo badana shaqo ayuu ka hayaa oon ku soo arkay, halkan lafteedda waa kaa heeganka ku jira. Cidi shaqo ima qorine , waxaan ahay isqor.