Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Hadaan SNM jiri lahayn USC ma dhalateen! Sida warbixinta ku cad magaalooyinka waa la dumiyey , maxastii waa qaxday, intii wadkoodu galay way dhimatay, SNM na sida warbixinta ku cad magaaladda dushoodda ayey fadhiyeen. Daaquudkii SNM baa u dacaraysay inuu sii joogo. Taageerayaashiisii sida adiga oo kale waa kuwa meelahaa ka qaaq leh , SNM waa ya dhulkeedii ka talinaysa.
  2. @SuldaankaBal warkii aad halkan soo dhigtay aboor baa cunay’e ; please bogaagii kale soo dhig. Aboorka xaafaddani xaqiiqdda wuu xabaalaa Dee!
  3. Waa halkii ina Samatare bal eega kan calankii beenta ahaa intuu gidaar ku dhejistay hadana beenta afuufaya ee videoclip uu dadka tusayaa qoraalkiisii beeniyey! Ninka hadlaya ee beenta laga sheegayo bal dhegaysta waa kan wakiisii oo dhamiye . ‘Waalawaalatee xeradda soo gal’
  4. Somaliland isagaa iska leh Dee! Horta maxaad beenta ku fashaan. Mise afsomaliga ayaa idinku yar oo ma fahantaan ? Hadaydaan afsomaliga fahmin aan idiin turjumee horta ninku waa Somalilander waxaanu dadka u sheegayaa faa’iidadda heshiiska ku jirta.
  5. Qaranka dhidibadda dad baa u dhigoo u shubay dhiigoo nabadda dhaliyee miyaan dhib yaraan kuu dhidbay calankoow mar kale dhalanteed kuu dhiibo karaa.
  6. Xiligan la joogo ayaa qaar badani diinta uga bixi doonaan nacaybka Somaliland. Kuwa habeen iyo maalin xumaantayadda maleegaya badhaadhahayaga Neceb bal ka warama? 24/7 dad muslim ah ayey xumaan la raadinayaan!
  7. Sad / isku-joog blue ah oon nacay oo kabadhka ku baaliyoobay baan hayaa. Dharka blue-ga ah rooxaantaa ii diiday .
  8. Waad ka dhacsantahay su’aasha ee bal markale isku day inaad fahanto ujeedadeedda.
  9. West Burco ku lahaa! Horta Burco ma kala taqaan ? Meesha la isugu soo baxay ee Wasiirku ka khudbadaynayaa waa manashiibidii Burco oo ku taal Galbeedka Burco Schoolka Togdheer agtiisa iyo agagaarka Schoolkii Institute-ka Burco. Dadka banaanbaxayaa waxay u badan yihiin galbeedka Burco. ‘Alla yaan gujiyaa oo Gacal iigu dhow’ Dee reer Burco .
  10. Hooyaalayeey, hooyaalayeey hooye , Ha werwerin wax baan kuu ogahay Wiigan dabadiiye.