Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Barwaaqo

    Oodweyne

    Waa bil Ramadaane, xanta daaya xeerka Iblayska.. Siday wax u dhaceenba Cakaaraa lagu hayaaye. Ma waxbaa qarsooma Sebenkan la joogo?
  2. Waxaanu nahay marka hore Gandho/Hablo dhowrsoon oo aan habeenba ninkay ka helaan aan u dhixin oo hantidoodii gabadhnimo u dhan tahay. Waxaan noqonaa oori dhowrsoon iyo hooyo waalid fiican ah; dhaqaalaha qoyskaan kabnaa; waalidkayo waan cisaynaa ; walaalkayaganna waan is garan taagnaa; Viva gabdhaha Somalidda.
  3. Gargaar degdegga oo dawladda Barakaysan ee Somaliland gaadhsiisay dadka ku tabaaloobay Duufaan Sagar .
  4. The Barry boy who helped free Nelson Mandela https://www.walesonline.co.uk/news/wales-news/barry-boy-who-helped-free-14663918.amp?__twitter_impression=true
  5. Abdulrahim Abby Farah: Tributes to Wales-born Somali diplomat Abdulrahim Abby Farah was born in Barry in October 1919 and represented Somalia at the United Nations for 25 years. He served as the Undersecretary General from 1979-1990 and chaired a special committee against apartheid - aiding the release of Nelson Mandela. Cardiff community worker Ali Abdi said it was a "very sad day for the Somali community". His nephew Steve Khaireh said Mr Farah returned to Wales many times to visit his family in Cardiff. "He had an amazing life. He had all his faculties and he was humble. All his family knows what he has done and what help he brought about to communities," he added. Mr Abdi told BBC Wales: "It's a really sad time to hear about his passing, condolences to his family - what a remarkable gentleman. 'Vast accomplishments' "The roles he played in the world in South Africa. He was part of the team there to bring resolution and end the fighting. "School children should be learning about this gentleman." Mr Farah grew up in Barry and attended Gladstone Road School, Barry Grammar School before studying for a degree at Exeter College, Oxford. After Somalia declared independence in 1960, Mr Farah became ambassador to Ethiopia in 1961. In 1962 he represented Somalia at the United Nations Economic Commission for Africa, before becoming the UN representative for Somalia in 1965, a post which lasted for seven years. His later United Nations career saw him serve as Assistant Secretary General for special political questions from 1973-78 and Undersecretary General from 1979-90. He also chaired the special committee against apartheid, which first met in 1969 and is credited with helping to secure the release of Nelson Mandela from prison in 1990. Vale of Glamorgan mayor Leighton Rowlands said Mr Farah's "accomplishments were vast, covering wide-ranging areas from youth, community, race relations, diplomatic initiatives, to UN peacekeeping". "The Somali community has lost a great leader," he said. https://www.bbc.com/news/amp/uk-wales-south-east-wales-44122866?__twitter_impression=true
  6. Bohol dhicimayso ee waxa dhacaya dagaal oogaha qori-ismariska ah ee sheegatadda ah. “Haka dhicin salaamadda qaar lagu sirmaa jira’e”
  7. Oodweyne, carabigu inyar buu iiga sokeeyaa far- sanduuqeedka Chinaha, Yusuf Gaboobe iyo google transilate ayaan ku fahmay. Waxaan halkan soo dhigay turjumaadii googlaha wixii lost in translation ahna waan ka cudur daaranaynaa @NGONGEhala doono. The sources, who preferred not to be named for security reasons, told "News" that Qatar was able to penetrate the various walks of life in Somalia, using a complex network of allies in different decision-making joints in Mogadishu. The sources pointed out that Qatar has infiltrated the Somali media, through financial support to Somali cadres graduates of Sudanese universities, as they are influenced by the thought of the brothers, "what they have hostility to the advance towards the UAE and Saudi Arabia." The sources said that "this method enabled Qatar to enter the media and political scene in Somalia to buy the receivables, and recruitment of Somali youth through her agent, the director of presidential palace Fahd Yassin, who was the correspondent of Al-Jazeera in Mogadishu, and Abdul Razzaq Mahmoud Shuli, the official client of Qatar, Children and recruit them in Qatar, and is now recruiting new clients for Doha in Mogadishu. " Through this complex network of allies, Qatar has been able to influence public opinion and push policymakers to adopt an aggressive approach towards allied countries such as the UAE. The sources say that the director of the presidential palace, Fahd Yassin, is one of the largest political decision-makers in Somalia, which is subordinate to Doha.
  8. ‘They surely made us proud to share a nation with their likes who are forever vigilant for the nation with nothing less than their considered patriotic songs to keep guard of the nation‘ Qofba meel ka qaabil ; Adna diiday Quuqle inuu qoqob ka soo dhaco ; Qoomo Qarankeenan Gaamuray ; Qalinkaaga dheemanka ah ee diiday dabadhilif; Qori ismaris sheegatonna qoobka jeedaal kala dhaca; Qaaraddaha aduunka Hud-hudkii qaaday dhambaalkii ku dhawaaqista Qaranka; Gaadhsiiyey dunidee ee warbaahinta caalamka qalinkeedu daabacay ; Adba qiimo gaaraad Qarankan u leedahee gudoon salaan gobeed.
  9. Marka hore waxaad ogaataa in Togdheer oo Burcanna magaalo madaxdeedii tahay ay suugaanta iyo afsomaliga hooyadood tahay. Taariikhda suugaanta Somalidana ay ka muuqdaan. Reer Burco maadaama ay Hodan ka yihiin afkoodda hooyo waxa u sahlan inay soo kordhiyaan eray bixinno ama Hal ku dhigyo cusub, tusaale; kuwii u dambeeyey waxa ka mid ah: Bedeluu, Fashiloo iwm. Hadaan u soo noqdo magacyadan aad na waydiisay Waxaan isku dayayaa inaan inta aan garanayo kuu confirm- gareeyo , anigoo ah asal Burcaawi mar walbana booqdda. Xaafada Ilaahaw Waad Na Arragtaa( ma hubo) Xaafada Samir Iyo Iimaan(ma hubo) Xaafada Urayso (tani waa xaafad qadiimi ah, hada magacaa lamayidhaah waana la casriyeeyey) Xaafada Xaar-wada (xaarwadi waa dix yar oo dhexmarta magaaladda) Xaafada Liis kama shisheeyo(ma hubo) Xaafada Qandahaar(ma hubo) Xaafada Sii-bakhti (waa tuulo bariga Burco ku taal) Xaafada Kani Makii Hooyadaba(u malayn maayo inay jirto waa af ciyaalo suuq) Xaafada Cuqubo (waan maqlay waxa dega dad aad u danyar oo soo galeeti ah) Qunyar-daga (xaafad qadiimi ah waxay ku dhegantahay Urayso) Xaafada Igu Wad(ma jirto) Xaafada Xabaalaha Giinbaarta(Waa Goob Lacag Giinbaar ah Lagu Aaasay.(Lacagta waa lagu gubay meeshan oon cidi deganayn waa suuragal hadii hada la degay inay magacaa la baxday) Xaafada Lafoolayda ( xaafad qadiimi ah) Xaafadda Oodhfanada (xarunta orphans ka ayaa ku taalay halkan) Xaafada Fadhi Macaan (ma hubo) Xaafada Hodan Qaylo (xaafadaan ku soo koray) Xaafada Qasabka(my route to School and the city centre lovely memories) Xaafada Cakaara (qadiimi as well) Suuqa Sakatu Yuhuud. (Xaafadihii Burco lagu asaasay, Yamaniyiin ayaa dukaamo ku lahaa) Xaafada Caqaayada. ( mukhaayadda Caqaayadda magacii xaafadan bay bedeshay hada ma xasuusto magacii hore) Suuqa Laba Qow . (Yes waa xaafad) Masaajidka Reer Daahirka (dee malaha reerkaasaa dhisay) Suuqa Daahiraw Is-dhagayso( reerkaasaa u badan, balse waa makhaayad) Xaafada Magaalo Duday (Magaaladii bay ka fogaatay) Xaafada Haygu Soo Dhicin. (Dukaanka haygu soo dhicin ahagaarkiisa) Xaafada Dhuurta(xaafad jirta) Xaafada Tuurta (magaca waa la soo gaabiyey) Xaafada Geerashka Ilma Qar-waraabe ( geerashkaadaa loogu magacdaray) Xaafada Fadhfadhiiso (tani malaha way iga dambaysay)
  10. Stupid Habarlamaan must be dealt with immediately! Your road map for this crisis should be followed. Warancade wuxuu yidhi noloshoodda ayaa ku jirta inaynu xoog muquunino :
  11. Talaabo, ‘findhicil’ hayno xalaaleyn ! Waan hubaa inay dabeecadaadda fadaqnimadda (eccentricity) ahi ay kuu saamixi lahayd cinwaan kale oo indhahayaga soo jiita. FG: marnaba iguma jirto inaan yaraysanayo caruurta darbi jiifka ah iyo dhibaatadoodda inanka yar ee heesayana kuligeen dawiiqaddo yar buu inoogu soo gudbiyey dhibaatooyinka la soo gudboonaadda, iga rumayso oohin baa indhahayga buuxisay.
  12. Lol, intii dux leh duxaansato iga dheh!
  13. Mahsanid Waa xil kuligeen saaran in aan luuqadeenna quweyno. Salaan la mid ah.
  14. Cirro waa gudoomiyaha xisbiga Wadani oo ah qayb ka mid ah haykalka dawladnimo ee Somaliland, qayb aad u balaadhan oo reer Somaliland ahna waa taageerayaasha Wadani. Cirro iyo Muse labaduba waxay u taagan yihiin qaranimadda Somaliland ee Galbeediyoow in aad midkood mucaarid ku noqoto ama midkood taageerto waa inaad marka hore ku jirtaa xayndaabka qaranka Somaliland hadii kale ka hadalkoodu waa ‘Hal bacaad lagu lisay’
  15. Horta marka hore qiro inuu madaxweynahaagii yahay, markaa ka dib ayaad ka hadalkiisa xaq u leedahay. “Ma deganna warkaaguye bal doc uun isugu baydh ”
  16. Oodweyne Beentoodii meel walba waynu ka soo xidhnay oo haad geed waayey bay noqdeen. Caqligoodda Dal dhan oo taariikh , sharciyad, baarlamaan iyo madaxweyne Lahaa bay doonayaan inay inoogu sheekeeyaan in aanu jirin ama dhalan . Yaa u sheega in dacaayad raqiisa iyo hebelkaa Natanyahu aanay waxba noo dhimayn.
  17. Waa gediinii! Marka geel loo heeso gorayo waad u heelayn jirteen!
  18. Newspaper Articles from June 26th 1960 Re Somaliland Independence http://batalaalenews.com/articles/2656/TODAY-HISTORY-Newspaper-Articles-from-June-26th-1960-Re-Somaliland-Independence