cadnaan1

Nomad
  • Content count

    844
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    9

Posts posted by cadnaan1


  1. Dowlada waxaa laga rabaa inay soo bandhigto cadeemo ah inay ciidamadan kasoo baxay xerooyinkooda inay Mushaar qaataan iyo raashinkoodana lasiiyo. Mahan inay ayagana mediaha soo istaagaan.

    This biometric registration waa wax wanagsan laakin it take time to register ciidamadan kala daadsan markaa maxaa u qorshaysan dowlada oo ay Ku noolaanayan ciidamadan inta laga wada qorayo.

    Askari baahan oo 4 bil Mushaar Qaadan oo xaas iyo caruur leh sidee frontline ka Ku joogayaa.


  2. I have watched the video of shabaab killer before he died he said he was in boosaaso only for two days and he was sent from baydhabo,

    Shabaab wants to create mistrust between qabaailada why would they sent someone all the from baydhabo to make this killing while the can find a local person to do this killing.


  3. 1 hour ago, Tallaabo said:

    When the Muslim people abandon the Quran and instead relay on Chinese whisper aka hadith for religious law and doctrine this is what you end up with. Everyone in KSA, Somalia, Pakistan, and many other "Islamic" countries know that if they renounce Islam openly they would be put to death thanks to the books of one Central Asian guy called Bukhaari and his fellow writers of that era. Instead if we followed Allah's law which decreed that there is no compulsion in religion then non of this enforced hypocrisy would exist. 

    Quraanka iyo xadiithka wey Isla socdaan you don't pick one and leave the other secondly bukhaari iyo saxiixul muslimka xadiith yada Ku qoran waa saxiix waa hadalkii rasuulkeena (slcwslm).