cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    885
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    10

Posts posted by cadnaan1


  1. 10 hours ago, Suldaanka said:

    People are free to get which ever passport they wished as an indivitual. They can get Djiboutian, Ethiopian and there is no reason why they shouldn't get Somalia's Passport if they so choose to.

    But like Djiboutian, Ethiopian passports, they need to make the effort and travel to Somalia if they want it. Not inside Somaliland. 

    With regards to the MP, he should resign first, and then he can do whatever he wants as an indivitual. 

    My issue with this man is he is telling people xamar qofkii wax u doonta waa baqti and he is doing the opposite of what he is breaching


  2. 18 minutes ago, Tallaabo said:

    The government of Somaliland made an excellent decision not to export livestock to Saudi Arabia this year. In every hajj season, Somaliland sends millions of animals to Saudi Arabia for slaughter as part of the hajj ritual. No country in the world can fill the giant shortfall in the supply chain which will soon emerge when Somaliland is no longer sending livestock. The hajj ritual of millions of pilgrims many of whom paid their life's savings to fulfill their religious duties will be in jeopardy and Saudi Arabia's reputation will be on the line. The political fallout for the Saudi regime for a chaotic or failed hajj season will be huge, so Somaliland should keep its feet firmly on the ground and just watch what happens. 

    Don't forget that xoolaha ugu badan ee laga dhoofiyo Berbera waxaa laga keenaa deegaanka Somalida ee Ethiopia.

    I'm sure ganacsatada inay boosaaso ka dhoofin doonaa xoolaha.

    • Thanks 1

  3. 6 hours ago, gooni said:

    Afartii bilood oo ay u bixiyeen caga bararka oo dadku ku noolaa qolofta mooska iyo qaraha, waliba qofkii heli karay wakhtigaas,  dambigeedii luquntay ugu jirtaa ilaa yumu-diin.

    Tan daarta waxay muujinaysaa in nabad iyo nolol muqdisho ka bilaabatay, dhisidda dalkuna waa ka baraka badan tahay dal shisheeye dhisidiis.

     

    Cagabararka had nothing to do with Cali Mahdi iyo ceydiid cagabararka waxaa sabab u ahaa reer Gedo  oo beerihii iyo bakaartii reer Bay& Bakool bililiqaystay.


  4. 2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Haddee run ka tahay kuwa waxa xasuuqaayo waxee si toos ah u weerari karaan Xarardheere ay Barbaarta heystaan toban iyo dhowr sano.

    Waxaa sidoo kale arkaaye Muuse Suudi iyo xulufadiisa shir warbaahin qabtay, lehna dad gobolka Shabeellaha Dhexe ka soo jeedo ayaa lagu xasuuqay. Tolka Muuse Suudi lama dhaafin miyaa xataa?

    Shiidle reer jowhar ayaa ka mid ahaa dadka la xasuuqay.


  5. 19 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Waa ayaandarro iyo masiibo weyn. Waxaa ka masuul ah Xaaf iyo wixii taageersan. Iyagaa baraha bulshada ka waday inay Soomaalida iska hor keenaan, inay Reer Mudug ku kacaan Reer Koonfur Galbeed ku ganacsada Mudug. Wadaadkii Ahlusunna wuu hadlay oo cambaareeyey inteenan dhicin masiibadaan, laakiin Xaaf jaadkiisa ayuu iska cunaayey, hadduuna soo baruurugay.

    Reer Koonfur Galbeed waxaa ka codsanaayaa inaynan ka bilaabin aano qabiil gobollada Koonfur Galbeed iyo Jubbooyinka, inkastoo aaba ogahay inaynan ahayn reero qabyaalad. Dadka ganacsiga ku leh deegaanadaas intee saan ku sii jiri lahaayeen ha iskaga noqdaan deegaanadooda nimceysan. Barbaarta inkaarta qabtay deegaanada Koonfur Galbeed badankooda waa laga saaray ee ha iskaga noqdaan.

    Ninkii maalin dhaweyd qarxin rabay suufiyada guuriceel waxaa kasoo waday ceelbuur oo baabuurkiisa kusoo qaaday oday reer guuriceel ah oo la shaqeeya shabaabka laakiin waxaa la sheegay wiilka kaliya qabiilkiisa odayga lama sheegin.


  6. On 5/31/2019 at 6:00 AM, Old_Observer said:

    Is it you or me that has bought into cheap propaganda?

    You want me to check History, look what I found.: Aren't they the only ones who fought to the end against Italy from all Italian Somalia?

    Italians were so scared even after all that carpet bombing from ships and some of the Puntland fighters have gone to Ethiopia, the Italians afraid of being ambushed and their soldiers killed one at a time, they brought Africans from Eritrea to do the checking. Italy did not open office or position governors or soldiers in Puntland. Find me any place in Africa or Asia where the colonizer recieves taxes from remote location and cannot have offices and administrators in villages or districts.

     

    SSDF: short answer.is Mengistu was an enemy to them, while Mengistu went to such great length to beg and bring Aidiid from India.

    Every man can fight when has objective or interest worth dying for. What is the strategic interest of Puntland in these border areas? As Eritrea fortune depended on Afar and Tigray so does Somaliland's future relies on Puntland.

     

    Ninkan reerka MJ Gabar ayuu ka qabaa aan u malaynayaa amaantooda heer wuxuu gaaray xitaa uu taariikh been ah u sameeyo 

    Xagee talyaani Kula dagaaleen taarikhda lama hayo, actually the opposite ayey sameeyeen oo markii talyaaniga uu kasoo dagi waayey magaaloyinka marka iyo warsheekh wuxuu kasoo dagay Bandar qaasim aka boosaaso.