cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    909
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    10

Everything posted by cadnaan1

  1. Marrying her brother for visa that's not small crime she would be in prison by now and would never be elected. I believe her mistake was that she was too fast and took some powerful people like AIPAC and I don't think she will be re elected again.
  2. These pictures are from USA California UAE Air Force receives first Boeing C-17 Globemaster III WWW.ARABIANBUSINESS.COM UAE to take delivery of three more of the large military transport aircraft this year and two in 2012
  3. You reminded me Jamal Osman and I have suspicious you are Jamal Osman there are similarity of what he writes on social media and what you post here.
  4. Jowhar | Dowladda Federaalka oo ku guuleysatay in la joojiyo dhismaha saldhigii Militari ee Imaaraadka ka dhisayay Berbera WWW.JOWHAR.COM Imaaraadka Carabta ayaa muddo ku howlaneyddhismaha saldhig Ciidan oo ay ka dhiseyso Magaalada Xeebta ah ee...
  5. Biixi was only talking about the airport and not army base that is separate issue the base is still there the UAE invested so much are nearly completed the construction.
  6. Simply stop their wages and let the odayaal pay them But the question is why they deploying them to guriceel when we know shabaab are few kilometres away from beledweyne itself 80% of hiiraan is in the hands of shabaab that need to be liberated.
  7. Calankii jamhuuriyada barakaysan iima muuqda ee ma la xaday, reer jabuuti waa inay quursiga ka daayaan Somaliland oo sidii Guinea loogu soo dhaweyey usoo fhaweeyaan.
  8. Xidig waa moorayaan oo family reer banadiri ayuu guri xoog kaga heystaa oo wuxuu dalbaday 30 kun dollar inuu kaga baxayo guriga.
  9. cadnaan1

    Puntland

    KKK ninkan hadalkiisa wuxuu kusoo biyo shubtay inuu xisbi siyaasi sameysan doono kind of advertisement Lee waaye sheekadii oo dhan.
  10. 25 jir sidee ayuu taanage Ku noqday. Da'diisa saxdana waa 32 jir Waxaan maqlay salaad gabeyre inuu ahaa 29 jir markay inqilaabka sameynayeen ciidamada wuxuuna ahaa taliye Sare.
  11. Waxaan Ku qoslay waxaa membership ka conifa kamid ah reer Baraawe kuwaa ayagana inay go'aan ayey rabaan
  12. Waxaan macquul aheen sh.dhexe ayaa ka schools badan banaadir I wish if they could named these 58 schools
  13. Waxbaa ka qaldan these numbers example shabellede dhexe it shows 58 schools that is absolutely not true Aniga waxaa kusoo koray jowhar which is the biggest town in that region waxayna ka koobantahay laba xaafad oo Kala ah horseed iyo hantiwadaag waxaan Ku yiilay 2 dugsi hoose 2 dugsi dhexe iyo 1 dugsi sare. Balcad waa degmo yar oo kasii yar jowhar probably had 2 schools The rest are small farms villages.
  14. Somalia waxay noqotay prostitute oo ay Ku dagaalamayaa two pimp's and each one is saying back off this is my bitch
  15. They hiding their hajj ID card I wonder why
  16. They're facing heavy losses specially this hajj season Ethiopian airlines waxay qaaday sanadkan more than 7000 passengers for the hajj that's 60%. Waa meesha ugu badan ay faaidada ka sameen jireen xujayda tiina waa laga qaaday.
  17. Laakiin sharciga maraykanka soonma dhigaayo in qofka haysta dhalasho American inuu San noqon Karin madaxweyne wadan kale, dhawr jeerna uu farmaajo kaga baaqday shirkii UN ka New York.
  18. Warkii ugu dambeyey waxay leeyihiin gabadha is qarxisay waxay kamid aheed shaqaalaha gobolka waxayna aheed qof indho la (blind) ah oo yariisow shaqaaleeyey waxay mamulka u qaabilsaneed dhinaca dadka baahiyaha gaarka ah qabo.
  19. Kuwii gaalkacayo ee ayagana lacagta la siiyey maxaa loo xiri waayey Mise reer boosaaso waa looma ooyaan.
  20. My issue with this man is he is telling people xamar qofkii wax u doonta waa baqti and he is doing the opposite of what he is breaching