cadnaan1

Nomad
  • Content count

    844
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    9

Everything posted by cadnaan1

  1. Somaliland is also included in the banned flags
  2. https://www.voasomali.com/a/4445192.html
  3. cadnaan1

    Dawladda Diin- Siyaasadeeya

    Sidan ogahay arintan xajka waxay u xayirantahay waa laba Arin mida kowaad oo ah in la kordhiyo shirkadaha ka shaqeeya xajka from 2 to 5 shirkadood iyo qiimo dhimis lagu sameeyo lacagta lagu aado xajka. Markaa nin mirqaansan muxuu la qeylinayaa maba fahmin siyaasad waxa aan la fahmin ayuu Ku qeylinayaa.
  4. https://www.aljazeera.com/news/2018/07/eu-slams-uae-retaliatory-acts-somalia-gulf-crisis-180705135452700.html
  5. I was in that area yesterday u can't imagine how tough the security is in that area u have to be senior government employee to get access to that area and yet these guys did manage to get there. Waxba qaldan meeshan
  6. Qof walba ama qabiil walba oo Somali ah oo dulman waxaan Kula talinayaa somalida waxay taqaanaa wax iska dhicin baryoontay iyo walaalo ma yaqaanan, nimankaan dhuloz ee Jazeeradan dagay magacii ayey ka badaleen jazirada taasi waxay marqaati ka tahay inay wax boob meesha u yimaadeen oo ma ahan dad meesha marti Ku ah.
  7. I hope the locals will see the benefits of these new wealth's, How can somalis protect this new wealth falling in the hands of non somali, l would suggest Somalis in the kililka should support illey wuxuu ahaadaba xumaantisa just to protect the oil.
  8. Dawalada xafladaha howshii oo dhan xaflado la dhigo ayey kusoo koobmeen
  9. cadnaan1

    'RRA' ha inaga baxaan

    Kkkk wallee ragii RRA libaaxyo laga qeyliyey ayey noqdeen even muqdisho main market bakaaraha ayaga ayaa hada dominant ka ah ganacsatada qeybta hoose/ dhexe mardhawna completely ayey la wareegi doonaan.
  10. cadnaan1

    Ka dar oo Dibi dhal!

    This is the worst thing to fight over wax kale inay raadsadaan ayey Ku fiicneed somalida ceeb u joog ayaa noqonay
  11. cadnaan1

    Ka dar oo Dibi dhal!

    Waxaan noqonay group of beggars fighting over sadaqada lasiiyo hebel waad Ku badisay ee anigana ii badi.
  12. What's happening in Africa today 2 assassination attempt in one day.
  13. Who are his enemies,, so far all finger's are pointing one direction.
  14. cadnaan1

    Deadly explosion hits Ethiopia PM rally

    O O was very busy last few weeks planing this attempt
  15. cadnaan1

    Abiy humiliates Farmaajo in Addis Ababa

    Why do we care such a silly things like any Ahmed was not wearing suite when he came to muqdisho and now this farmaajo was not welcomed by abey. Waryaada cuqdada iska saara.
  16. So many versions on this story which only happened 40 years ago it is very difficult to find truths in Somali society, who is telling the truths only allaah knows. Galaal said the order came from Hargeisa and mentioned 3 names are those 3 people alive now so we can hear their side of this case.
  17. I personally believe Galaal was and still is wicked person who did terrible things but in this case I have my doubts All the people interviewed including abaan-duulihi ciidanka jigjiga joogay wuxuu qirayaa in galaal before killings was transferred back to muqdisho.
  18. All these different suspects I think ciiro had good motives to do this because he was planing the coup and he wanted to get rid off the good officers and month after the killing he did the failed coup.
  19. Of all the interviewed saraakiil agreed Galaal was not there and secondly he was leading the war dirredhaba area and not jigjiga.
  20. I thought it was Galaal but after listening this it looks like it was ciiro who did it. Galaal was transferred back to muqdisho before the killing.
  21. Waxaad moodaa in Somaliland looga adkaaday dagaalka dhanka siyaasada caalamka oo albaaba badan kasoo xirmi rabaan.
  22. cadnaan1

    Mogadishu assumes full control of Somali airspace

    Until we see statement from ICAO saying they did handover the control to muqdisho then I believe.