cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Marka qaar ayaan is weydiyaa maxaa faaido ah oo Ku jira nimankaas reer waqooyi oo loogu qasbaayo midnimo walaahi in aan wax aan ka aheen madax xanuun laga dheefeenin dad ayagiiba habar habar iskugu dhagan. Madax xanuun waxaa inoogu filan reer puntland iyo reer galmudug ee dadkaas ha la iska fadaxo ayaan dhihi lahaa.
  2. First I don't comment that much with saalax post. The burco covid19 issue it's a fact that burco has suffered alot last month with the pandemic same with other Somali cities. And the body cremation outside Hargeisa we have seen the video of local people saying and showing human remaining taas wax qarsan ma ahan. Lastly in this day it's hard to control information because of the internet we don't need to take news from government media and there are more deaths from this pandemic than what the government is telling us same with muqdisho government.
  3. Muusa biixi ayaa sidaa yiri waa in aan aaminaa miyaa. Wax macquul ah la imaadaa reer qawdhan tan socon meyso.
  4. Nimanka waa dhaqaale doon waxay dalbadeen oo kaliya waa mucaawimada gooni loo siiyo iyo dhaqaalaha kasoo xarooda hawada intaas ayuu dalabkooda ahaa dowlada sharuud ayey Ku xirtay
  5. Somaliland wey fashilantay Dalab dhaciif ah ayey la yimaadeen oo ah yaanan la siyaasadeeynin mucaawimada dhaqaalaha dibada ka yimaadaa FGS ayadana dalab ayey hor dhigtay oo ah in isu socodka dadka aan la siyaasadeeynin sida fanaaninta ,sportiga ,weriyayaasha taasna Somaliland wey didday iayada oo ay la yaabee international community halkaas joogtay.
  6. Dhaqan cusub waaye It's shocking how reckless the Hargeisa administration have become.
  7. cadnaan1

    .

    . VID-20200617-WA0000.mp4 VID-20200617-WA0000.mp4 VID-20200617-WA0000.mp4
  8. Waa uun iska shimbirayhow heesa. Shirkan dowlada America ayaa wadato danta ay leedahay lama oga waxaan ogahay inaysan Dan Somali kasoo baxeenin markaad fiiriso wefdiyada ka socda dhinac walba shirkan waa shir dhaqaalo iyo ganacsi.
  9. Gabdhahaas qabiilo looma ooyaanka miyey ka dhasheen Saab cadaalad ma ahan Faanin badan ayaa xabar tagtay cid wax dhahdayna ma lahan
  10. First this waayaha cusub guys waxay Helen free publicity oo magacoodi meelwalba ayuu gaaray within one day. It's also facts that you can buy YouTube views , likes , dislikes, there's what's called click-farm
  11. I don't think farmaajo is coming back knowing the history of Somali election no president was ever elected two terms.
  12. It's not secret that kheyre wants to become president, sida uu copy uga sameeyo Obama oo iskaga dhigaa laga fahmayaa inuu damaciisa yahay jagadaas khudbooyinkiisa bilaa macnaha ah.
  13. 2019 xamar waxaa qabsatay wax la yiraahdo Forex scam they will ask you to invest 1000 dollars and you will receive 700 dollars profit every month, masaakinta qof walba wuxuu hayey ayuu u dhiibtay qolooyinka Forex lahaa. And march this year's most of the scammers disappeared with the money.
  14. Ninkan Forex scam dadka kusoo dhacay oo hadana sharciga kasoo baxsaday ayaad difaacaysaa
  15. Again the issue is lack oxygens in the hospitals I don't get how that issue is not been solved yet with all the money been collected.
  16. This glamorise violence culture always exist markaa ciyaalka ahaa waxaan xasuustaa waraf ayaan isku eryan jirnay xaafad to xaafad.
  17. Kooxda musical ka ayaa maanta farxada ciida awgeed u tagay banaanka martiini hospital si shaqaalaha caafimaadka ciida ula qeybsadaa.
  18. Awkee USC yuq isii wixii loogu bixiyey ayey qabaan barlamaanka qalabaysanaa xaguu ka baxay darbi ayey kasoo reebeen anyax miyaa waa la yaabee
  19. I don't think Cumar finish inuu ogyahay waxa la siiyey inay toilet paper yihiin White people are wicked all the way from Europe ayey cheap toilet kasoo dhoofiyeen ayey hadana sawir ka qaadeen