cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Mooge sxb maanta waxay gaartay xitaa beesha Otherska ama beesha shanaad inay xamar guryihii idinka haystaan aad internetka kusoo calaacashaan maxaad HAG magacooda ugu soo dartay dadka guriga idinka haysta HAG ma sheegtaan oo waa beesha shanaad oo waliba waa reer ethiopia ee maad illey ku dacweysaan.
  2. nuune sida aan wada ognahay markii horeba xad babdeed la aqoonsanayahay oo somalia iyo kenya ma jirin somalia wax bay sheegan jirtay kenyana sidoo kale laakiin wax internationally la aqoonsanayahy ma jirto maxkamadana marwalba lama huraan ayey aheed inay isla aadaan si for once xal looga gaaro arintan.
  3. sida sawirkan ka muuqato kenya waxa ay wado waagardaro dhul badeedka ay sheeganayso waxay ku jirtay gudaha xadka somalia.
  4. Somalia took its maritime border dispute with Kenya to the United Nations' top court on Thursday, which could decide the fate of potentially lucrative oil and gas reserves off east Africa. The dispute has been simmering for years, keeping INVESTORS away because of the lack of legal clarity over who owns potential offshore oil and gas reserves. The internationally-backed government in Mogadishu is seeking to claw back authority over Somalia's territorial waters, including the area bordering Kenya that is potentially rich in oil and gas deposits. Kenya, which has had troops in southern Somalia since 2011, first as an invading force and then as part of an African Union peacekeeping force, lays CLAIM to a triangle of water stretching for more than 100,000 square kilometres (40,000 square miles) that Mogadishu also CLAIMS. Nairobi has already awarded exploration contracts to international firms despite the legal uncertainty. "Somalia requests the court 'to determine, on the basis of international law, the complete course of the single maritime boundary dividing all the maritime areas appertaining to Somalia and to Kenya in the Indian Ocean'," the International Court of Justice (ICJ) said in a statement. Somalia, which lies to the north of Kenya, wants the maritime border to continue along the line of THE LAND border, to the southeast. Kenya however wants the sea border to go in a straight line east, giving it more sea territory. Both countries have recognised the court's jurisdiction, the ICJ said, a prerequisite for cases there to continue. "Diplomatic negotiations, in which their respective views have been fully exchanged, have failed to resolve this disagreement," the ICJ quoted Somalia as saying in its APPLICATION. Kenya's large military presence in Somalia is part of the African Union force supporting the country's fragile government. Cases at the Hague-based court can take years. Established in 1945, the ICJ is the UN's highest judicial body and the only one of five principal UN bodies not located in New York. http://www.nation.co.ke/news/Somalia-sues-Kenya-at-top-UN-court-over-maritime-border/-/1056/2434020/-/4jpvppz/-/index.html
  5. Xildhibaadan xamar joogo qaarkood waxay u dhimanayaan baqiilnimadooda with that kind of wages in xamar 3200 plus with shaxaadkooda oo ay moshinada ka helaan waxay awoodaan 10 askari oo waardiyeysa everyday.
  6. HAG waxay sameystay 3 maamuul goboleed mudug + galgaduud Hiiraan + shabelede sare Shebelada Dhexe + Shabeleda Hose. dadka federalka dabada ka riixaayey sheekada hada ayey la qaraartay oo calaacal ayey bilaabeen.
  7. hasan shekh badalkiisa wax ay soo kordhinayso ma lahan taariikhda somalia waxaan haynaa in mid ba midka ka dambeeyo oo kasii xumaado kii hore laga soo bilaabo Aadan cade ilaa iyo hada oo hasan sheikh hayo. waxaan caado ka dhiganay in marwlaba madaxweynaha jagada haya inaa aan caay iyo inkaar iskugu darno kadibna markuu tago oo koo ka daran yimaado aan amaano kii hore.
  8. allah u naxariisto saado cali warsame gacan ka gardaran ayaa dishay laakiin waxaan la yaabanahay halka uu dilka ka dhacay oo ah wadada maka almukaram area aniga xamar waxay igu dambeysay 4 months ka hor wadaasi dhawr mar ayaa maray meel ka ciidan badana ma jirto xamar police ayaa meel walba joogo hadan in maalin cad xildhibaan lagu dilo hadan layska baxsado wax caadi ah ma ahan.
  9. it's unfortunately that after 25 years we are still where we started waan ka xumaha beesha D1R oo ah beelaha nabad jecel in maanta oo bil Ramadan ah in lagu xasuuqayo hiiraan aawey maamul ku sheega hiiraan iyo ciidamada Amisom xasuuqan mana ahan markii ugu horaysay i know very well beesha XL waa maati xasuuq waligood waa lagu yaqaanaa dhaqan xumidaas oo beegisga maatida.
  10. qaraxii last year ka dhacay hotel maka-al-mukarama,iyo ninkii loo qabtay.
  11. it s unfortunately after almost 25 years we r still where we started 1991. lower shabelle is the largest and the wealthiest gobol in somalia and qabiilo badan ayaa dagan oo ugu badan yihiin dig1L mirifle, the farmer community,D1R,banaadiri ,reer baraawe, HAG specially afar-qooble,unuka,camel-lovers and more. maxaa waalay oo na istusay labadaan qabiil water-maal iyo iljeex waxaan u malaynayaa imaan la,aan iyo moorayaanimo lee waaye ,qabiiladan kale oo badan si nabad ah ayey kuwada daganyihiin gobolkaasi.
  12. sheekh baaruud gurxan ayaa runta sheegay hassan qoslaaye.
  13. horta mooge aniga labada reer ee is dagaalaayo mahi. laakin waxaa laysku haysto waa dhul beereedka shabelada hoose iljeex iyo water-maal midkoodna ma lahan labadoodaba waa lama-goodlayaal xoolo dhaqato dhulkaas dadka iska leh waa la wada yaqaanaa waa mowliid macaane dadkiisa. teeda kale gobolkaasi qabiilo badan ayaa daga water-maal waxay ka dagaan oo kaliya maybe 10% maxaa kaligood waalaya. waxaan rajayanayaa inuu ilaahay somalida imaanka kusoo celiyo oo qabiil walba dhulkiisa ku ekaado uu imaansado.insha alah
  14. miskiin sxb lama goodlayaalkan naga dhaaf ee adiga 6da maa tahay mise 3da yaad taageersantahay.
  15. sida uu qoray websiteka shabaabka ninkan sheikh atam sanadihii dambe wuxuu ku noolaa degmada kuntuwaareey shabelada hoose, halkaasi waxaa ka muuqata in ninkan mar hore shabaabka ay khiyaameeyeen oo ay shacab ka dhigeen waqti hore oo ay xabsi guri ku hayen halkaas waxayna ku badaleen sheikh abdulqaadir muumin oo daacad u ah godane
  16. why muqdishu muxuu garowe iskaga dhhibi waayey waa dadkaasi dadka uu dambiga ka galay iyo sidee ugu suuro gashay all the way from galgala to muqdishu.
  17. khaliif ciise mudan wasiirki hore puntland ee dowladii faroole oo hotel furtay nairobi kenya doorashadii marki laga guulaystay dhaqaalihi yaraa ee dekada boosaaso ayey sii dhaceen burcabadeedkii Dr osman warbixintaadi dheereed ayaan kaa sugaynaa
  18. watch the video xaaji wuxuu leeyahay xeer ilaaliyaha wiilka wuxuu kasoo jeedaa deegaanka diri dhabe gabadhana waxay kasoo jeedaa hargeysa mise waxa rabtaa inuu laguu sheego qabiilkooda
  19. Doorashadii 2012 sheikh shariif wuxuu xabsiga kasii daayey ninkii dilay shaqaalihii hayada MSF si uu helo codka beesha uu ninkaasi ka dhashay hasan sheikhna taa oo kale ayuu hada sameeyey
  20. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tan iyo markii loo doortay xilka madaxtinimda dhamaadkii sanadkii 2012 la soo baxay ad-adeyg hogaanimo, isagoo loo arkayay shaqsi bulshada in badan ku jiray, isla markaana aan dalka ka bixi, waxaana uu xog ogaal u ahaa baahida shacabka. Madaxweynaha ayaa hadal uu horay u soo saaray oo ahaa in aan ruux tuhun ku jira ama dambiile ah la daba kici karin hadii ay ahaan lahaayeen Wasiir, Wasiir kuxigeen, wasiiru dowle, Xildhibaan, ganacsato iyo nabadoon inta dambigiisa laga cadeynayo ayaa go'aankaas noqday mid aan dhaqan gelin. Arrintan oo ay bulshada u arkayeen go'aan wanaagsan oo Madaxweynuhu u qaaday dhinaca sharciga ayaa waxay ka daray oo daba dhalay noqotay, markii todobaadkii hore uu madaxweynaha uu cafis u fidiyay nin eedeysane ahaa oo xabsi daa'in lagu xukumay. Madaxweynaha ayaa cadeeyay in xataa hadii uu awood Madaxweyne uu leeyahay aan la cafin doonin ruux Maxkamad xukuntay oo dambi galay, iyadoo fajaciso ay noqotay markii la arkay inuu cafis ku sii daayay Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta Cabdi Maxamed Ismaaciil. Ninkan ayaa dhamaadkii sanadkii 2012 ka baxsaday dalka, markii lagu eedeeyay inuu xiriir la lahaa Al-Shabaab, isla markaana dalka ka galay qiyaano qaran, sidaas oo ay tahayna Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo doon dooneysay ninkan waxay 8-dii bishii December ee sanadkii 2012 ku xukutay xabsi daa'in, isla markaana darajadii ciidanimo ee Jeneraal laga xayuubiyo. Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida Liibaan Cali Yarow oo xilligaas xukunka riday ayaa isagoo ka hadlayay eedeymaha loo soo jeediyay waxaa uu sheegay qiyaano qaran, inuu sii daayay rag maxbuus ahaa oo ka tirsana Al-Shabaab iyo inuu xiriir lahaaba, waxaana Hey'adaha Ammaanka wixii markaas ka dambeeyay ay guda galeen baadigoobka ninkaas sidii gacanta loogu so dhigi lahaa. Bilooyin kadib ayaa Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta Cabdi Maxamed Ismaaciil oo dalka si qarsoodi ah u soo galay waxay ciidamada ammaanka ka qabteen xaafad ka tirsan degmada Wadajir, iyadoo loo gudbiyay xabsi. Laakiin waxaa layaab aheyd markii la sii daayay in la arkay isagoo xiran darajadiisa iyo dareyskii ciidanka Asluubta, taasoo aan aheyn mid meel isla gasha ama sharciga waafaqsan ruux dambi qiyaano qaran lagu eedeeyay inuu dib uga mid noqdo ciidanka ama shaqo qaran uu qabto. Ninkan ayaa durbaba ka soo muuqday warbaahinta, isagoo darajadii ciidanimada ee laga xayuubiyay xirnaa, waxaana uu sheegay in dadaal badan oo ay galeen dad badan oo uu ka mid yahay ugaaska beeshiisa lagu sii daayay, kadib cafis Madaxweyne. Siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya inuu sharciga iyo dastuurka ku xadgudbay, kadib markii uu sii daayay, nin dambiile ah, isagoo cadeeyay sababaha taas ka dambeysay inay aheyd in kursigiisa ku bad baadsado. "Xildhibaanada beesha ninka xiran ee Taliyaha horay u ahaa ayaa u tagay Madaxweynaha oo ku yiri noo sii dey, mooshinka kaa qafiifineyna mar hadii dambiile xiran xabsi ku jira in kursigiisa oo qatar ku jira loo deynayo, cid kasta marka waxay Xasan kala gor gortameysa cida ka xiran, inlee sharci lama ilaalinaye"ayuu yiri C/llaahi Sheekh Xasan. Xasan Dhuxulow oo ahaa Xildhibaan hore ayaa sheegay in Madaxweynaha uu jebiyay balan-qaadkiisa hore, isla markaana aanu awood u laheyn in ruux dambi qaran galay la sii daayo, taasna ay tahay mid nasiib daro ah. C/llaahi Sheekh Xasan oo mar ka hadlayay dastuurka KMG ee dalka u degsan inuu dhigayo in Madaxweynaha awood u leeyahay inuu cafis u fidiyo qof dambi qaran galay ayuu xusay in qodob ka mid ah dastuurka uu dhigayo in Madaxweynuhu aanu sii deyn karin ruux dambi galay ama cafis u fidin karin. "Qodobka 90aad ee dastuurka ee Xasan Sheekh Madaxweynaha ku yahay, wuxuu leeyahay Madaxweynaha ma sii deyn karo qof dambiile ah, kamana cafin karo dambi, laakiin wuxuu jebiyay tii afkiisa uu ka sheegay, waxaa u xiran hada Xasan dahir aweys oo aan ognahay in dowladiisa aanay soo qaban June-tii hore ayaa la xiray, teeda kale soo socota hal sano ayuu xiran yahay, maalin cadaalad lama horkeenin, kuwii cadaalad la horkeenay kursigiisa ku iibsanayaa, waa kaas waa sii deynayaa"ayuu si kulul u yiri C/llaahi Sheekh Xasan. Si kastaba ha ahaatee tani ayaa noqoneysa mid ka mid ah tusaalaha loo qaadanayo in balan-qaadyada Madaxda ay sameeyaan inay kaliya afka ku egtahay oo aan loo fulin sidii loogu tala galay oo ficil ah. Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com master on May 17 2014
  21. Dr osmanov sawiro ka farxiya wasiirka arimaha dibada somaliland oo su'aal iyo codsi weydinaya Gaas,,loool
  22. hadii xamar laga qaadayo waa inay nonqotaa magaalo aysan laheen HAG IYO SAHAL good choice would be baydhabo ,marka , baraawe.
  23. lol tartankii ahaa yaa faan iyo booto badan waxay guusha ku raacday puntland xaaji xunjuf iyo asxaabta somaliland waxaa goolal badan kaga badiyey ditoore osmanov