cadnaan1

Nomad
  • Content count

    842
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    9

Everything posted by cadnaan1

  1. cadnaan1

    Waa lasoo furay

    Sidiisaba furiinka wax fiican ma ahan marka erey ahaan in la qurxiyo ma wanaagsana. Afsomaliga sidaa ayuu ku saxan yahay.
  2. cadnaan1

    Latest Mogadishu Pictures

    Fadlan naga daaya sawirada fake ah aad soo galinaysaa.wadada nololka ku xiranyihin wada noocaas oo kale xamar kuma tasking.
  3. cadnaan1

    New conflict between qoslaaye and saacid

    In uu qilaaf jiro shaki kuma jiro...laakin waxaa nasiib daro ah inaysan qarsan karin qilaafkooda wefdigii turkiga ee maanta laba shir jaraa'id oo kala gooni ah ayey kala qabteen sidoo kale wefdigi maraykana sidaa kala gooni ayey u qaabileen.
  4. cadnaan1

    USAID Chief Visits Mogadishu, Says US Is Committed

    Sxb baahi ayaa i haysa baqti looma cuno,,inkasta oo dhaqaale xumo jirto hadana laysma liidiyo.maantana waxay ku fiicneed wadahadalka loo daayo wasaarada ku shaqada leh uu asaga atleast goob joog ka ahaado. Waa in sharciga la wada ilaaliya.
  5. cadnaan1

    USAID Chief Visits Mogadishu, Says US Is Committed

    Madaxweynaha shalayto xildhibaan ayuu sidii madaxweyne oo kale usoo dhaweyey..maanta nin hay'ad ka socdo ayey asaga iyo raisal wasaaraha isla soo dhaweyeen. Waxaana mudneed inay soo dhaweyso wasaarada arimaha bulshada , shaqadii oo dhan waxaa isku qaatay sedexda mas'ul ee sare.
  6. cadnaan1

    Jowhar Thread

    Jowhar waxay iigu dambeysay 1992,, waagaas waxay aheed dhismaha jowhar mid aad u liito waxay u badnaayeen cariishyo dhoobo ka sameysan. Laakin hada waxaa ii muuqda horumar saaid ah.
  7. cadnaan1

    Xasuuq 1991

    Somalida dhibkas haysto wuxuu yahay ninba sida uu asaga taariikhda ka aaminsan yahay ayuu rabaa in lagu wada raaco, runtana la iska indha tiro.
  8. cadnaan1

    Jowhar Thread

    oba hiloowlow;915053 wrote: Sawirkan meesha maxaan waqti kusoo dabaashay,,,waa meesha ugu caansan jowhar.
  9. cadnaan1

    Jowhar Thread

    oba hiloowlow;915053 wrote: Sawirkan waa meesha jowhar ugu caansan magaceeda ha la soo sheego.
  10. cadnaan1

    Does the prime minister sleep on the job?

    Lol amiin caamir markaan wajigiisa rasmiga ayuu lasoo baxay waa isku dire fitna uun ka shaqeeya.waxaad moodaa inuu ka xunyahay wada shaqeenta wanaagsan ee ka dhexeyso sedexda masuul ee ugu sareyso wadanka.wuxuu rabaa sidii kuwii hore ee isqabqabsiga badnaa.