cadnaan1

Nomad
  • Content count

    859
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    9

Everything posted by cadnaan1

  1. cadnaan1

    Ilaahow tol la'aan hana dhigin. lol

    Dilkiisa waxa faaido ku qaba shabaabka qeybta ahmed godane waxaa fiican hada lasii daayo si ayaga dhexdooda isku dhameeyaan oo burburkooda u sii badato.Kadibna inta soo harto loo dhameystiro.
  2. cadnaan1

    Barre Hiiraale and his allies captured most of Kismaayu

    Madoobe asaga ayaa iska ciideeyey bariiska.
  3. cadnaan1

    Ilaahow tol la'aan hana dhigin. lol

    Sida uu qoray websiteka dowlada mamulka ximin iyo xeeb waxay ku amreen inuu uga baxo dhulkooda mudo kooban meel uu aadi doono lama yaqaano. Dhinac ahlu sunna ayaa fadhiya dhinacna galmudug.
  4. cadnaan1

    Latest Mogadishu Pictures

    http://www.jowhar.com/news.php?readmore=471 http://www.jazeeraestate.com/index.php Mashruuc cusub oo lagu soo bandhigayo dhismayaal laga hirgelinayo deegaanka Jazeera oo noqonaya xaafad cusub ka mid noqonaya xaafadaha degmada Wadajir ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo mashruucan uu ka kooban yahay in ka badan 1,200 oo guri oo laga dhisayo deegaanka Jazeera. Xaafadan cusub ee laga hirgelinayo Jazeera ayaa dhismaheeda isugu jiraa goobo la dego, goobo ganacsi, masaajidyo, kuwo lagu nasto oo bilic iyo tayo heer sare ah ayaa waxaa maal gelinayay Ganacsato Soomaaliyed. Bandhiga mashruucan ayaa waxaa ka qeyb galay Mas'uuliyiin uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyed Gabeyre, dad ajaaniib ah, maalgashatayaal iyo Ganacsato Soomaaliyed. Maxamed Abdi Martello oo ah Maamulaha shirkada dhul iyo guri Real Estate Ltd oo ugu horeyn ka hadlay xaflada daah furka mashruucan ayaa sheegay in dhismaha Jazeera Estate uu yahay mashruuc cusub oo ka faa'ideysanayaan dhamaan dadka Soomaaliyed, isagoo cusay in dadka soomaaliyed ay maal gashan karaan, isla markaana mashruucan uu u furan yahay cid kasta. Waxaa uu sheegay in cid walba ay iska diiwaan gelin karto, si ay u maal gashato, isagoo xusay in looga qeyb qaadan karo dhinacyo walba. Mr Martello ayaa sheegay in mashruucan uu bilaaban doono muddo labo bil gudahood, isagoo xusay in goobaha la dhisayo ay isugu jiri doonaan, hotelo, guryo la dego, isla markaana dadka Soomaaliyed ay iibsan karaan, lagana dhigi karo kuwo la ijaarto oo deegaan ah. Mas'uul u hadlay shirka Jazeera Estate ee fulin doonta mashruucan ayaa sheegay in dad badan ay shaqo ka heli doonaan, isla markaana qorshuhu yahay in la sameeyo dhismayaal laga hirgeliyo magaalada, lana furo, si aan loogu ekaan magaalada gudaheeda sida KM4 ilaa Bakaaraha oo kale, waxaana uu intaa ku daray magaalada ay noqoto mid afar geesood ah. David Park oo ah wakiilka shirkada African Skies oo ka qeyb qaadanaysa dhismaha mashruucan ayaa sheegay in Xaafada Jazeera Estate ay tahay xaafad iskeed ah, isla markaana leh amni sugid iyo dhamaan adeegyada guud, isagoo xusay in xaafadan ay tahay mid casri ah. Mr David ayaa sheegay in dadka dibadaha ka yimaada ay iloobi doonaan meelaha ay ka yimaadeen, hadii ay arkaan dhismahan ama xaafada cusub, isagoo tilmaamay in dowladda ay wixii xuquuq ay heli doonto, hadii ay tahay wax canshuuro ah, wuxuuna ugu baaqay in laga faa'ideysato mashruucan taariikhiga ah. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo isna ka hadlay madasha ayaa sheegay inb mashruucan uu yahay arrin dalka u baahan, isagoo xusay in fursado badan oo furan ay jirto, dhanka maal gashiga iyo dhismaha dalka laga sameeynayo, isagoo ugu baaqay qurba joogta in dalkooda maal gashataan. Tarsan ayaa sheegay in dadka dalka dib ugu soo laabanaya ay u baahan yihiin wax ka duwan wixii hore, isagoo wax lagu farxo ku tilmaamay dhismayaasha la soo bandhigay ee xaafada Jazeera laga hirgelinayo ay la mid yihiin sida Hotelka Kempesky oo kale ee ku yaal dalka Jabuuti. Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in dadka Soomaaliyed ay dalkooda maal gashadaan, bedelkii ay dalalka kale ee ajnabiga maal gashan lahaayeen, isagoo tusaal u soo qaatay Soomaalida ku dhaqan Koofur Afrika ee dhibaatooyinka ay kala kulmaan goobahooda ganacsi. Gudoomiyaha degmada Wadajir Axmed Daaci oo degmadiisa laga hirgelinayo mashruucan dhismaha cusub ee Xaafada Jazeera ayaa soo dhoweeyay, isagoo xusay in ka maamul ahaan uu balan qaadayo amniga iyo fududeynta howsha mashruucan lagu dhisayo, isagoo xusay in dal walba ay dadkiisa dhistaan, waxaana uu cadeeyay inuu soo dhoweynayo cid kasta oo dalka maal gashaneysa. Sidoo kale Gudoomiyaha rugta Ganacsiga Soomaaliyed Maxamuud Cabdikariin Gabeyre ayaa ka warbixiyay howlaha rugta ganacsiga wado, isagoo xusay in mashruucan maalgashiga ay dhiira gelintiisa ka dambeeyeen, isla markaana yahay mashruucii afaraad, waxaana uu xusay inay sameeyeen hey'ad madax banaan oo u gaar ah Soomaalida maal gashatada ah. Waxaa uu sheegay in qurba joogta ay heystaan fursad qaali ah oo dalkooda ku maal gashadaan, waxaana uu u mahad celiyay shirkada isku dayday inay dhismahan hirgeliso ee Jazeera Estate in guryo magaalada laga dhiso sida caalamka oo kale, isla markaana xaafada la hirgelinayo ay la mid tahay xaafad wax walba u dhan yahay, isla markaana casri ah, taasoo uu ku tilmaamay inay bilow fiican u tahay maal gashiga dalka. Dhismaha laga hirgelinayo deegaanka Jazeera ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde u jira 3-KM, wuxuu ku fadhiyaa 730,000m2 (73hektar), deegaankan ayaa waxaa ku dhameystiran dhamaan adeegyada guud ee nolosha sida biyo nadiif ah, koronto joogta ah, taleefan iyo internet iwm. Hadii mashruucan la hirgeliyo ayaa noqonaya xaafadii ugu horeysay oo leh nidaam iyo maamul u gaar ah oo si joogta ah uga shaqeeya sugista amniga, maareynta goobaha danta guud, sida masaajidada, wadooyinka , goobaha caruurtu ku ciyaarto, ,xadiiqadaha lagu nasto bilicda iyo nadaafada.
  5. LOL asxaabtan ayaad leedihiin HAG ayey matalaan kuwaan waaba gaajo halka ay fadhiyaan ayaaba liidata. teeda kale waxa dhan meesha fadhiya waa hal jufo oo la yiraahdo reer-mataan oo ku waashay xamar unukaa leh.
  6. Cadaalad xumo weyn ayaa ka muuqato magaabistan 5 safiir waxaa loo qeybiyey 2 from SAHAL GROUP 1 FROM HAG 1 D/M 1 FROM BURCO
  7. Xiin... Waxaan u malaynayaa waxaad ka midtahay qorayaasha pubtlandi waxay jabiyeen recordkii beenta dayniile iyo waagacusub meel cidlo ayaa lagu dhaafay.
  8. Lol puntlandi the waagacusub of puntland waaye Hal run ah ma shegaan kuwaas....wixii war oo Runta u dhaw oo ku saabsan jubooyinka waa kismaayonews.com
  9. cadnaan1

    Muqdisho's iconic site in danger.

    Mar aan xamar tagay sanadkii 2006 masjidka Waan tagay laakin wuu dhisnaa oo wax burbur ah kama muuqan...waxan u malaynayaa dagaalki shabaabka ee 2009 ayuu dhibkan soo gaaray.
  10. cadnaan1

    Mogadishu-Gaalkacyo highway to be rebuilt again

    Wadada isku xirta xamar ilaa beledweyne wuxuu dhisma ugu dambeyey waagii talyaaniga.wixii markas ka dambeysay xitaa diyactir laguma sameenin.hada waa waajib in wadaas laga bilaabo dhisida wadooyinka.
  11. ma qabiil neceeb ayaa calankii somalia loo jar jaray,,, http://kalshaaleonline.com/2013/06/11/daawo-garoowe-calanka-somalia-lagu-jar-jaray-iyo-banaanbax-ila-qosol/
  12. cadnaan1

    Jubbaland President Meets with Nickolas Kay of UN

    Dadkinan waad isdaalinaysaan hasan sheikh go'aankisa wuu cadyahay. Hadaad leedihiin 4 sano soo socoto ayaan sugaynaa ee ha dhamaysto. ogaada qofka xigidoono waa another HAG. Marka waad isdaalinaysaan ee somaliland oo kale Waan go'nay iska dhaha.
  13. nuune;960889 wrote: Adiga hadii lagu dhaho MAANTA calan jarjar, calankeed dooran laheyd inaad jarjarto! Anigu shakhsi ahaan calanka Papua New Guinea ayaan jarjari lahaa aduunka lama sheegin qof calankiisa jar jaraya ilaa aan ka aheen doqoniintan sawirka ka muuqda
  14. Reerkan OG wax ka nasiib badan oo caqli xun war dowlada ayaga ayey u aqoonsantahay inay majority jubaland yihiin oo ayaga ayaa hogaanka u ogoshahay ee may dowlada la shaqeeyaan inta ay dhagaysan lahaayeen nin garowe lugooyo la fadhiya aan u nexeenin reer OG waxaa la xasuusta inay tigreeyda ka iibsan jireen oo ay dhihi jireen waa onlf.
  15. cadnaan1

    Juba aakah, aakah sholololo....funniest ever!

    Looooooooooool Caadi ma ahan macalinkii niikada sheikh abukar ee Dubai jooga nin ka qatarsan ayaa soo baxay .
  16. Chimera marwalba aan arko wuxuu soo tabiyaa positive news,,laakiin dad ayaa dhibsaday arintaas oo muran ka keenay waa yaabe dadkaasi maxay u dhibsanyaan positive news ee yar ee ka soo baxaya somalia.
  17. waxay ku jiraan da'dii lagu cibaadansan lahaa oo cumrigooda ayaa gaba gaba ku dhaw markaasay waxaani oo kale ku hadlayaan maxashidooyaashan garka gaduudan,,,gudoomiyaha gobolka oo maanta hadlayaa oo beeniyay hadalkaasi kasoo baxay odayaasha ku sheega qabiil waa laga gudbay gobolkana maamul ayuu leeyahay.
  18. siyaasada xagaa iga dhiga aniga runtii sawirkan nidaam iyo isbadal weyn ayaa ka muuqda oo is dhexyaacii hore ayaa meesha ka baxday,,waagii hore wasiirada iyo xildhibaano iyo saraakiil ayaa ka dhexmuuqan jiray sawirada iyagoo is jiiraya si sawirka uga muuqdaan....
  19. cadnaan1

    Somali President says Kenyan Peacekeepers 'Misbehaved'

    to this government the kismaayo issue is big test for them, haday ku guulaystaan waxa kale oo dhan way u fududaan doontaa laakiin hadii laga guulaysto way u dhamaatay dowladanimada ay sheegayanayaan.
  20. If this comes to Somalia the worst victims will be the minority clans such as the somali bantus in the shebeles, jubas area. Dhulka ku fiican beeraha waa dhulkooda.
  21. Lol kismaayo waxaa ka taliya amisom ayagana ku qasbanyihiin inay la shaqeeyaan dowlada dhexe..hada kismaayo waxaa jooga mohamed amiin oo dowlada usoo magacawday gudoomiyaha gobolka ahmed madoowe wuxuu isku dayey inuu hor istaago.laakin si qasab ah ayuu magaalada ku galay with amisom help.
  22. hadii xoog iyo indho adeeg madaxweyne laguna noqonayaa General Ceydiid iyo dawladii salbalaar ayaa socon laheed,,waxaani waa waqti lumis,,,waxayna marayaan halkii ay dooxada juba martay.
  23. cadnaan1

    What did we tell you? Did I not say Faroole knows better!

    Lol dadkan reer Bari/mudug waxay qaadeen cudur la yiraahdo buufis HAG. Habartii dhuustaba waa HAG
  24. cadnaan1

    What did we tell you? Did I not say Faroole knows better!

    Motionka waxaa ka dambeeya waa reer baydhabo waxayna ka xanaaqsanyihiin taliyaha booliska laga qaaday nin reer D/M oo loo dhiibay nin reer gedo ah. Waa uun intaas waxaad buunbuninaysaa ilaa iyo shalayto.