cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Big IF impeachment does happen i fear civil war between right extremist and left supporters we all know that in american everyone is armed like military.
  2. http://www.opride.com/2017/03/05/liyu-police-raids-oromia-testing-ethiopias-semblance-calm/
  3. i think this reward is bad idea and i can see shabaab taking advantage of this reward by sending sort of fake car bomb to make claim for this reward. they could use this money to recruit more police officers.
  4. @Holac said: NISA head, Gaafoow said the reward is only 10,000 dollars. This is an embarrassment for the new admin because we don't know who is telling the truth? USD$100,000 as a reward for anybody who provides information leading authorities to car bomb plots, USD$10,000 reward for information on sasassination attempts
  5. malistar2012 when is gonna be the handover ceremony between you and CHE wakiilka dowlada ee somaliaonline. already che is doing the job flooding the place pics and videos.
  6. in the history of somali election no president has won twice. i think hasan sheekh knew his days were numbered, fulay xantiisa ma moogo hasan wuu ogaa in laga nacay xamar specially dadkiisa uu ka dhashay ayaaba nacay.
  7. MALISTAR waa laga nasan doonaa xayeysintiisii hassan sheekh laakiin booskisa gali doono oo noqon doono the next MALISTAR.
  8. reerkan xagee laga soo inkaaray waaba la yaabanhay reer sidan oo kale u kala daadsan maba arkin.
  9. Gaas wuxuu dadaal ugu jiraa sidii uu ku heli lahaa jagada prime ministerka haduu taas helo na waa bye bye puntland wuu kusoo wareeray dhinacaas.
  10. i know the city has improved a lot the last 5 years, i ve been there twice last 3 years but what u see in these videos and the reality is far from true, what u see in this video and the others on youtube are mainly 4 district wadajir, hodon, waaberi, abdulaziz. the rest 12 district r in ruined.
  11. https://www.washingtonpost.com/world/africa/after-initial-denial-pentagon-discovers-it-killed-10-allies-in-drone-strike-in-somalia/2016/11/10/8231421e-a770-11e6-ba46-53db57f0e351_story.html?tid=sm_tw
  12. @YoniZ said: Cadnaan1, Caqliga xoolaha mid kasii liita ayaad lasoo shirtegtay. Nolasha Aadamuhu hadii ay zero sum game ku qotomi laheyd horumar lama gaari laheyn. Maryooleyda aad adigu wax garadka u tahay, waxay caqli moodeen labadan mid: 1-Ku qabso qadi mayside. 2-Cadkanow ku cunay ama ku ciideeyey. Kan hore haduu shaqeyn waayey, kan danbe waa halka ugu hooseysa garashada BiniAadamka. adiga oo rer mudug ah wuxuu ilaahay abuuray ugu caqli xun aya dad kale wax ka sheegaayo hadaan ahaan lahaa dadka aad ka dhalatay waaba is aasi lahaa duli foqol duli
  13. degmo laba reer isku dagaaleen oo la go'aansaday in iyada dhan la dumiyo.dadkii daganaane magdhaw la siiyey. xaalka galkacayo aydana sidaan ayuu ku fiicnaa http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/2456-maamulka-siilaanyo-oo-lacag-dolar-ah-oo-magdhaw-u-qaybiyay-dadwaynaha-magaalada-laduminayo-ee-dogoble-oo-labo-beelood-isku-dagaaleen-video
  14. shalay waxay yiraahdeen shabaab iyo galmudug ayaa nasoo weeraray maantana waxay yiraahdeen galmudug iyo dowlada federaalka ayaa nasoo weeraray.
  15. the major problem with puntland is madaxdooda waxay ku caqli yihiin sidii MOOGE ama wayba kasii liitaan qaarkood waxaan isweydiiyaa mararka qaarkood aaway kuwoodi caqliga u saaxiibka ahaa. arinta dhacday pentagon waxay tiri waan baraynaa wixii ddhacay haday u cadaato in been loo sheegay maxaa dhici doona kama fikirin qolodan puntland. mar hadaadd been sheegtay sidee looguu aamiinaa mardambe
  16. xaajiyadan cudurkii xaaji xunjuf iyo mooge ayaa ku dhacay,,qofyahay dantaada ka raaco siyaasada iyo qabyaalad dumarka kuma fiicno.
  17. maanta marka aad fiiriso dhaqanka somalida joogta europe gaar ahaan uk aan daganhay hadalkiisa 100% waa sax ma shaqaystaal ayey u badanyihiin somalida,, baris la sameeyey wadanka uk 87% somalida waxay qaataan ceyrta.
  18. galbeedi sxb maxaa u sabab ah madaxdeena mid ba midkuu kasii dambeeyey wuu kasii liitaa kaso bilaw from aadan cade to hassan sheikh i thought abdulaahi yusuf was bad leader but culusow ayaaba ka daray.
  19. http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/1020-daawo-madaxweynaha-killilka-5aad-iley-oo-khashifay-xasan-sheekh-waxa-soo-direy-xasan-dawlada-federaalka-itoobiya-raysal-wasaaraha-oo-yidhi-tag-oo-kasoo-baro-ddsi-federaalka-video
  20. wasiirada somaliland markay la hadlayaan dowlada somalia waa libaaxyo laakiin markay la hadlayaan ethiopia waa yaanyuur
  21. Gaalkacyo ( Sh.M.Network)-Guddoomiye ku xigeenka maamulka Puntland ee Gobolka Mudug oo Shabelle wareysi siiyay ayaa sheegay in dilkii Dhudi Yuusuf Aadan oo ahayd guddoomiyihii Ururka Haweenka aysan geysan wax uu ugu yeeray Argagixisada. Waxa uu sheegay Mudane Axmed Muuse Nuur in Marxuumada uu dilay nin la yaqaanno oo qaraabadeeda ka mid ahaa kaas oo dilka kadib baxsaday. Sababta dilka Marxuumada ayuu ku sheegay Guddoomiye ku xigeenku in uu jiray muran kala dhexeyay Guddoomiye Dhudi iyo Gacan ku dhiiglaha. “ waa ay soo dacweysay maalmo ka hor , waana la xiray laakiin markii la soo daayay ayuu aargoosi ahaan u dilay” ayuu yiri Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug ee maamulka Puntland. Ugu dambeyn Guddoomiye ku xigeenka ayaa shaaca ka qaaday in ay socdaan howlo baaritaanno ah oo ay ku baadi goobayaan Ninka falkaas geystay.
  22. beeloow waa bil ramadaan ilaahay ka baq Guddoomiyaha Gobolka Mudug Xassan Maxamed (Abgaalow) ayaa ka hadlay dilka caawa maqribkii waqooyiga magaalada Gaalkacyo loogu gaystay Guddoomiyaha haweenka gobolka mudug Alla ha u naxariistee Dhudi Yuusuf Jiile, oo nin ku hubaysan qoriga AK47 uu toogasho ku dilay. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in laamaha ammaanku ay ku daba joogaan ninkaas oo uu sheegay inuusan cararin balse uu u dhaqaaqay dhinaca xaafadaha waqooyiga magaalada Gaalkacyo, wuxuu ka warramay dhowr waxyaabood oo uu ka yaqaanay oo ay ka mid yihiin ay ahayd qof hawlkar ah oo xalaal cun ah. Ugu dambayntii guddoomiyaha u tacsiyeeyay, waxaana uu rajo fiican ka muujiyey in qofkii dilkeeda fuliyey gacanta lagu soo dhigi doono maadaama aan ku jirno bil barakaysan oo ramadaan. http://puntlandone.com/2016/06/08/dhageysowareysi-guddoomiyaha-gobolka-mudugdhudi-waxaa-dilay-nin-ak47-ku-hubaysan-oo-u-cararay-dhinaca-xaafadaheenna-waana-ku-daba-joognaa/
  23. markii horeba shacabka masaakinta ah sida gabadha videoga ka muuqata iyo mooge ayuu beenta u sheegayey gaas ee waxani from day one raali ayuu ka ahaa.
  24. walaahi tana way dhacaysaa isma laheen waxa dhimanya ee la leeyahay ha la badbaadiyo waa DAD ee ma ahan xoolo cawska xagee loo wadaa mucaawino noocan ah waligeed lama sheegin this is insult