cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. He is already using social media wuuna jabiyey sharuudaha aad sheegtay hadayba jiraan.
  2. Abdishakuur is free man they have released him tonight but why did so many life's have to be lost for his arrest only to be released after 3 days.
  3. mooge first i m not unuka secondly walaahi somalia waxay ka dagi la'dahay waa *** iyo *** labadaas oo sidii ajuuraan oo kale mapka somalia looga tirtirin waxba ma hagaagayaan.
  4. i m not fan of farmaajo and kheyre but in this case i m support them arresting this guy and hopefully mahad salat and fiqi we are fed up with these chaotic people specially the guuriceel community,,if they dont get top job they always cause mess.
  5. mid reer gabilley ah wuxuu ii sheegay in his family owns khaat farm in gabiley area but he told pple prefer the ethiopian then the local khat. i dont think banning khat would work but locally produced khat would keep the money within the country.
  6. dhibka jira ayaa waxay tahay qabaailka dagan muqdisho sida beesha abg**l inay tirsanayaa cadaalad daro oo dawladii siyaad bare dhul uga qaadatay inay dowlada u baahantahay laakin dad qaas ah la siiyeyey. dadkii qaarkiis ayaa hada dhulkii dib usoo sheeganaayo sida xaafada xoosh qeybo kale.
  7. cadnaan1

    Aroos Faroole

    lugooyo badanaa somalida,, been lama sheegin markii layiri somalia is the worst place for women,
  8. Dowlada federaalka oo shuruudku xirtay aqoonsiga guusha biixi ayada oo tiri marka hore waa in Mr Saalax lasoo qanciyaa.kkkk
  9. doorashadii hore puntland waxay tiri car laascaanod doorasho haka dhacdo,,, tan maantana waxay leeyihiin car laascaanood hasoo dhaafaan,hhhhh bal tan 2022 maxay dhihii doonaa car garowe haka dhacdo.
  10. the reason why is hard to stop these bombs the unprofessional security forces,,here is example video waxay qabteen nin is qarxin rabay the same day zoobe bomb and look how relaxed they are.
  11. ninka ka sheekenaaayo sida wax u dhaceen
  12. wiilkii ka qeyb galay tartankii quraanka dubai oo hargeysa lagu xiray http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=204658
  13. miskiin-macruuf atleast waxay aheed degmada waaberi in loo magacaabo qof D/M degmada xamar jajabna waxay aheed qof jareer weyne ah.
  14. aaway qeybtii reer Bay & Bakool they make half of the muqdishu residents and Jareer weyne.. markaas ayey dad aan xamar daganeen lagusoo daray listka.
  15. sheeko cusub reer warsangeli horay waxay u sheegteen in cawrmale dagan kismayo inuu ayaga ka tirsanyihiin maantana cafartii jabuuti miyaa beritona waan sugaynaa.
  16. waa wiil jaamacad kasoo baxay laakiin ku shaqaysta as waiter jazeera hotel oo dadka la yaaban yihiin oo waxan dhaqan ka dhiganay inuu qofka ka xishoodo shaqo laakiin uu shaxaad ku noolaado. xamar waxaad arkaysaa the constructions sector iyo customer serviceka hotelada waxaa ka shaqeeyo ajaanib u badan kenyan iyo ugandan iyo qaar turki iyo hindi ah dhalinyaro badan waxay usoo shaqo tagan shaxaad hotelada iyo xafiisyada dowlada http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/7325-daawo-yaabka-wiil-jamaacada-hargaysa-kaso-baxay-oo-muqdisho-hotel-jazeera-waiter-ka-ah-iyo-sida-dareenkiisa-video
  17. @Barwaaqo said: the worst job one can have is been spokes person for failing president,,,, doqonka camerada soo hor istaagayo waa asiga oo been iyo doqonimo u hadlaayo good example : sean spicer and this siilaanyo spokes person.
  18. waa nasiib daro in maamulka somaliland sidaa oglaado waxayna muujiyeen dhaciifnimo waxay aheed inay u sheegaan qolodan europianka inaysan wadan karin caruurta ayaga oon haysan ogolaasho waalidka caruurta dhalay.
  19. what is illeey doing there maxaa ka galay laba dowlada dhexe ayaa kulmaya
  20. allaah u naxariisto wasiirka waa la dayacay amaankiisa baabuurka u watay ma aheen bullet proof car waxaa kale uu watay hal askari which is not enough for minister wasiiradii hore weli waxay haystaan baabuurtii dowlada aan xabada karin
  21. May 01 (Jowhar)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle kala wareegay Howlihii Wasaaradda Maaliyadda, iyadoo Wasiirka soo wajahday xaalad shaqo ka fariisin dadban Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Maaliyadda ayaa isku qabsday maamulka Miisaaniyadda dowladda, taasoo Ra’iisul Wasaaraha ku adkeystay inuu maamulo, halka Wasiirka Maaliyaddana uu xaq u lahaa shaqadan. Arrimaha la isku qabsaday ayaa waxaa ka mid ah:- 1- Qarash bixinta Miisaaniyadda dowladda, iyadoo Ra’iisul Wasaaruhu toos ula wareegay qarash bixinta mushaaraadka shaqaalaha rayidka, ciidamada dowladda iyo lacagaha howlaha Wasaaradaha lagu wado. 2- Dakhliga A- Dar dar gelinta dakhliga ayaa qeyb ka ah kordhinta dakhliga soo gala dowladda, iyadoo markii hore miisaaniyadda dowladda ay aheyd 240,milyan, hadana laga dhigay 263 milyan, ayaa waxay qasbeysaa in la kordhiyo dakhliga dowladda, Ra’iisul Wasaaraha ayaa hor istaagay dar dar gelinta dakhliga dowladda, isagoo difaacay shirkadaha gaarka loo leeyahay ee gacanta ku haya howlaha dakhliga dowladda, sida Canshuurta iyo adeega ay dowladda qabato. B- Canshuur dhaafka Ra’iisul Wasaaraha ayaa la wareegay Canshuur dhaafka Wasaaradda Maaliyadda, taasoo uu sharciga sheegayo in canshuur dhaafka ay mareyso Wasiirka Maaliyadda iyo Agaasimaha Furdada. Canshuur dhaafka ayaa loo sameeyaa hey’adaha aan dowliga aheyn, sida UN-ka, AMISOM, Bisha Cas, Safaaradaha iyo NGO-yada kale, taasoo uu xaq u leeyahay Wasiirka Maaliyadda, kaddibna ay marto Agaasimaha Furdada, isla markaana loo gudbiyo Maamulaha Furdada ee Wasaaradda Maaliyadda ee ku sugan Dekeda Muqdisho, sida uu qabo Sharciga Custom Low. Arrinta ugu weyn ee ka dhalatay tallaabada uu qaaday Ra’iisul Wasaaraha ayaa aheyd, kaddib markii Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle uu amar ku bixiyay shirkadaha gaarka loo leeyahay ee qabta adeegyada bulshada in lacagaha ay ku soo shubaan Bankiga Dhexe, taasoo shirkadaha ay ashtako ahaan ugu tageen Ra’iisul Wasaaraha. Shirkadahan ayaa ahaa kuwo qandaraasyo ay siisay dowladdii hore ee Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaana ay gacanta ku hayaan dhamaan adeegyada muhiimka ah ee dowladda bixiso, iyadoo Ra’iisul Wasaaruhuna mar kale u fasaxay inay shaqooyinkooda sii wataan. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Wasiirka Maaliyadda uu damacsanaa inuu shaqo ka fariisin ku sameeyo shirkadaha gaarka ah, isla markaana dowladda la wareegto adeegyada, si lacagaha ugu soo xaroodaan Bankiga Dhexe. Ra’iisul Wasaaraha ayaa la sheegaa inuu saaxib dhow la yahay shaqsiyaadka ku lugta leh shirkadahaas oo ay ku jiraan xubno ka tirsanaa dowladdii hore ee Madaxweyne Xasan Sheekh, kuwaasoo xilligan saameyn weyn ku leh shirkadaha gaarka ee gacanta ku haya adeegyadii dowladda bixin laheyd. Garyaqaanka Guud ee dowladda oo mar dambe arrintan soo fara geliyay ayaa ku eedeeyay Ra’iisul Wasaaraha inuu sharciga ku xadgudbay, isla markaana uusan xaq u laheyn maamulka miisaaniyadda dowladda, waxaana warqad uu u qoray Ra’iisul Wasaaraha ugu faah faahiyay ku dhaqanka iyo sareynta sharciga, iyo qaabka ay marto hab maamulka miisaaniyadda dowladda http://www.jowhar.com/2017/05/01/raiisul-wasaaraha-oo-la-wareegay-shaqadii-wasiirka-maaliyadda-warbixin/
  22. @Che -Guevara said: Yes, this is very unlike the South. damnn meel xun ayaad kaga soo baxday
  23. shaqsi ka mid ah agaasimayaasha wasaarada maaliyada wuxuu ii sheegay inay lacagta kasoo xarooto dekeda muqdishu monthly ay tahay 12 millions. sanadki lasoo dhaafay 2016 the muqdishu population when u r in the city it looks overcrowded magaaladana aad ayey u balaaratay but still i dont think it s up to 5 million,,, 3 millions possible
  24. I dont think u eve been to nairobi the criminals gangs are ruthless waa bilaa naxariis specially there s somali gang called super power they are mainly somalis and they target somali business in eastleigh waa dilaayaal xataa dadka hada way ka baqdaan inay aadaan salaat subax masaajidka because of these somali gang.