cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Muxuu wasiirka ugu cabsaday qoloda Amisom Ku ilaaliso Vila Somalia asaga Great Britain ah.
  2. Galbeedi At least you could have spared 24 hours of your time to visit kooxda #Nabadiyonolol there's daily flight from Addis to xamar I m sure inaad warbixin fiican Naga soon laheed kooxdaas.
  3. Gaalada reer galbeedka waxay aduunka ugu necebyihiin dabadhilif bilaa mabda'a ah markaa nimanka weli ma fahamsano arintaas sidee gaalada dabada uga dhaqayeen the last 27 years and still nothing to show.
  4. We are waiting another statement from Somaliland on this issue.
  5. Suldaan Hadal badan wax ma taraayo deep down you know you guys are disappointed with this Somaliland statement like many Landers are today it's kind of wake-up call There was absolutely no need Somaliland to make statement in this issue as the UN and IC knows that Somaliland is not part of federal government. Why make themselves fools
  6. Waxaad dhihi jirteen Somaliland si gooni ah oo ka baxsan Somalia ayaa loo la macaamilaa oo caalamka iyo UNka wey u kala baxsantahay Somalia iyo Somaliland Markaa hadii taas runtahay maxaa ka hadalsiiyey Somaliland maanta oo ay u leeyihiin anaga raali kama nihi wixii xamar ka dhacay.
  7. Saakay markaa social mediaha Ku arkay I thought it was fake Letter sidee dad Sheegan jiray for the last 27 years inay yihiin Dal ka madax banaan Somalia inay maanta qirteen beentii ay masaakiinta u sheegi jireen.
  8. Caqli xumada reer mirqaanland DAAWO: Xildhibaan Inho Indho Oo Ka Hadlay Go'aankii Ay Somaliya Ku Eriday Ergayga Qaramada Midoobay Uguna Baaqay In Uu Somaliland U Soo Guuro BORAMANEWS.COM 02/01/2019(BNN) DAAWO: Xildhibaan Inho Indho Oo Ka Hadlay Go'aankii Ay Somaliya Ku Eriday Ergayga Qaramada Midoobay Uguna Baaqay In Uu Somaliland...
  9. Soo taad dhihi jirteen jamhuuriyad madax banaan ayaa nahay maxaa idinka galay Somalia iyo afaaradeeda,,, this is the reason why people calling you guys mirqaanland
  10. Yesterday's UN letter was undiplomatic and it deserves this reaction It was humiliation letter like a boss talking to his employee.
  11. The article says including puntland and Somaliland.
  12. Duqyahow saqajaanka dhagayso... MMA already admitted that shariif sakiin waste last 5 years and did not built any thing including security forces but insha'Allah this time it will be different true raxaweyn is on the power seat.
  13. Well said MMA You are one of the few true wadani oo daacad ka tahay in musiibadan laga baxo oo aan firinin dan qabill. Waxaan araknaa badanaa fake wadaniyiin calankan buluuga indhaha kaa galinaya at the same time qabyaalad u dagaalamaya.
  14. Waryaa weligeed ma dhicin in oday dhaqameed ama suldaano beeleed ay ku faanaan inay gabdhahooda xabashi siiyeen kuwaas ayaa ah midgaano rasmi ah.
  15. The Syria war is nearly finished and there is winner which is Putin and Bashar Assad.
  16. Warar Kasoo Baxaya Socdaalka Odayaasha Oromada Iyo Heshiis Gaara Oo Odayaasha Subeer Awal Kasoo Shaqeeyeen Iyo Socdaalka Cidda Kasoo Shaqaysay Oo La Ogaaday BORAMANEWS.COM 19/12/2018 (BNN) Wararka iyo hadalhaynta kazoo baxaya socdaalka Wafti oromo ah oo dhaqanka qoomiyadaasi ka socday oo Hargeysa la keenay,Socdaalka Orom... Waxaa la leeyahay rag oromo ah Gabdho reer Hargeisa ah qaba in odayaashii meel hotel ah loogu balamiyey inay tusiyaan sida ay Hargeisa ugu noolyihiin iyo soo dhaweeyn fiicana Ku haystaan oo xataa guurkii gabdhaha loo ogolyahay.
  17. Maalmahan waxaad Ku mashquul sanded soo dhoweyntii odayaashii oromada miyaa
  18. He is not their choice waa lagu qasbay sida muuqata xataa sxbkeen MMA waa la la'yahay
  19. Sxb listen the girl talking in the video Gabadha videoga duubaysa waxay leedahay kuwii cabdiraxmaan Ku qoloda ahaa waa la xareeyey naagihii masaakiinta ayaana banaanka ayaa looga tagay albaabka waa laga xirtay Waa halkii soo dhaweynta abdiraxmaan abdishakuur lagu qabanyey.