cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    885
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    10

Everything posted by cadnaan1

  1. My issue with this man is he is telling people xamar qofkii wax u doonta waa baqti and he is doing the opposite of what he is breaching
  2. Wuxuu yiri shacabka Somaliland qofkii xamar Shay ka doonta waa baqti hadana hadalkiisa wuxuu kusoo dhameyey baasaboorkii xamar ayaa ii maqan oo sugaya in aan xajka Ku aado.
  3. What annoys me the most is the real heroes of the Somali history were not given recognition but was created some fictional characters like dhagax tuur iyo xaawo taako iyo axmed gurey and many more.
  4. China had 7 States before it was united by man called Qin he was fed with the 7 States had non stop wars between them each state was attacking the other and he united them by force.
  5. Still no words from Guinea on this issue I have checked their government website no word mentioned on muusa biixi visit or Somali government cutting diplomatic relations with Guinea Ilaa iyo hada maaryooleey uun baa diidaysa oo is daalisay.
  6. Somalida ayaa qeylada isku daalinayso mooyee Guinea weli booqashada biixi kama hadlin iyo wax jawaab ah ma siinin dowlada Somalia qeyladeeda taasi waxay muujinaysaa no one is taking Somalida seriously.
  7. This trip was money well spent for Somaliland I m not sure how much it cost them but this is the kind of outcome or reaction they were looking for from Somali government.
  8. The whole social media if you type the name Guinea Conakry all you see is Landers celebrating the biixi visit but nothing is mentioned on the guinea government website or their social media accounts and yet this supposed to be official state visit.
  9. 1 July iyo qabyaalad in laga hadlo wax isgalaayo ma ahan at least waxay aheed halka maalin ee qabyaalad laga nasto inay noqoto laakin waxaa muuqata dad inay weli meel bugto after 30 years.
  10. Here Ghanian president plagiarized not one but 2 American presidents speeches in his inauguration ceremony
  11. Yep I forgot about him he did post statement supporting Kenyan case.
  12. Why would we go out of court settlement when we know we are winning In the court and also it will be career suicidal for any Somali politicians to even mention out of court settlement.
  13. Probably they will use muqdisho and boosaaso dhawr maxjar ayaa ka furan xamar. Withing this week the Somalia and Somaliland talk will start in Nairobi Somaliland should cancel that meeting for protest regarding in this issue.
  14. Don't forget that xoolaha ugu badan ee laga dhoofiyo Berbera waxaa laga keenaa deegaanka Somalida ee Ethiopia. I'm sure ganacsatada inay boosaaso ka dhoofin doonaa xoolaha.
  15. Waraa adiga mowqif go'an yeelo stop flip-flopping siyaasada Beesha waad Ku wareertay sxb
  16. Cagabararka had nothing to do with Cali Mahdi iyo ceydiid cagabararka waxaa sabab u ahaa reer Gedo oo beerihii iyo bakaartii reer Bay& Bakool bililiqaystay.
  17. Shiidle reer jowhar ayaa ka mid ahaa dadka la xasuuqay.
  18. Ninkii maalin dhaweyd qarxin rabay suufiyada guuriceel waxaa kasoo waday ceelbuur oo baabuurkiisa kusoo qaaday oday reer guuriceel ah oo la shaqeeya shabaabka laakiin waxaa la sheegay wiilka kaliya qabiilkiisa odayga lama sheegin.
  19. And day before this killing 4 qof oo reer baydhabo shacab ah ayaa lagu soo dilay dhuusomareeb. Allaah u naxariisto dhamaan masaakinta la xasuuqay.
  20. Ninkan reerka MJ Gabar ayuu ka qabaa aan u malaynayaa amaantooda heer wuxuu gaaray xitaa uu taariikh been ah u sameeyo Xagee talyaani Kula dagaaleen taarikhda lama hayo, actually the opposite ayey sameeyeen oo markii talyaaniga uu kasoo dagi waayey magaaloyinka marka iyo warsheekh wuxuu kasoo dagay Bandar qaasim aka boosaaso.
  21. It's obvious Kenya is trying to create tension and hostility with Somali government to disturb the maritime court case. Dowlada Somalia wey Ku saxsantahay inay ignore Ku sameyso this childish behaviour
  22. https://twitter.com/GDuschenes/status/1122854871059914752?s=19