Maqane

Nomads
  • Content Count

    736
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Maqane


  1. Inta dhimatay AUN, inta dhaawacantayna bogsood dhaqsi ah baan u rajayn.

     

    Eeda waxaa iskaleh ciidamada nabad sugida iyo kan hoggaanka meesha ka ah. Musuqmaasuqa iyo Afaara qabiilka inta uu jiro ama mardadabaanka lagu dhaqmayo, wax hagaagaya ma laha. Madaxwynaha waxaa loo xilsaaray inuu ku adkaado uuna soo celiyo nabadgalyada balse jubbaland iyo hebelland inta howsha lagadhigtay horay u socod warkiis haba sheegin.


  2. Congrats!! it came as a surprise to me though, because i wasn't aware of Ahmed Hassan's election.

     

    Reer Clarkston were sleeping when this was happening miyaa? How come we were not informed before or are all the Solers focused on Minneapolis because that maters the most mise something is not ok with Somalis in US!

     

     

     

    Ku soo dhawoow SOL Mr/MrsLanderPhillie


  3. Khayr inaar, You don't need to be too concerned with this.. I mean suicide and gun violence has became normal in the states and no one wants to hear it over and over again, the Muslim terrorist thing way tageenoo weey talaabteen, ma garatay? It's like

    visiting museum
    :D

  4. ^ Uchi, Arooska Safferz iyo Alpha baa soo dhow, marka we 're tested before we're invited to the Party. Only extroverts (party animals) ama kuwa aan xishoodka laheen are only welcome because there will be going a lot of crazy staff!

     

    __

     

    Anyway, i took the quiz and my personality profile is E/I which means i'm an Ambivert taas oo markaa ah '''Meel iiroon malaha!'. Saas miyaa? :eek:


  5. Xaaji Xunjuf;984456 wrote:
    ^^ Somalilanders can pronounce the letter P , koonfurians cant thats why Somaliland has the letter P.

    Xaaji, i didn't know you came back from Ukraine :P

     

    Btw, It's important to hire a good and knowledgeable artist/designer in such events.

     

    Here is a correct one from the 19th anniversary.

     

    8150377412_102224a7ba_z.jpg