QabiilDiid

Nomads
  • Content Count

    844
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by QabiilDiid


  1. lord.jpg

     

    Minister of State, Foreign & Commonwealth Office Lord Malloch-Brown: First and foremost, the leaders of Somalia and Somaliland must sit down to try to resolve their differences.

     

    Lord Malloch-Brown:-We have had contact with the President of Somaliland, and the Foreign Secretary will meet him. Our position remains the same: first and foremost, the leaders of Somalia and Somaliland must sit down to try to resolve their differences. Beyond that, it is for Africa to take the lead in any change of status that might follow. We certainly cannot overlook the fact that Somaliland is the one part of broader Somalia where there is, at the moment, some reasonable government and development progress. Indeed, some 60 per cent of our development assistance is applied to Somaliland because of the success that is possible there.

     

     

    On Somalia, the fight against piracy is certainly critical. As noble Lords know, we are very much involved in the piracy taskforce; its command centre is here in the UK. Beyond that, we are engaged onshore in Somalia, in the work to stabilise the political situation. There is important progress at the moment and we have been encouraging that with a new President, who has now succeeded in forming a broad-based Government, who have returned to Mogadishu. While there have been ups and downs in security, the basic trend towards a more inclusive politics in Somalia seems to be on course as an outcome of the Djibouti process.

     

    source


  2. 3408.jpg

     

     

    ururka midnimada soomalida waqooyi oo fadhigoodu yahay nairobi oo soo dhaweeyey hadalka/kuxigeenka riyaale

     

     

    anagoo ku hadlayna inta jecel soomaalinimada iyo midnimada umadda soomaaliyeed meel kastoo ay joogto waxana soo dhawaynaynaa hadalkii ku xigeenka maamulka riyaale ahmed yuusuf yaasiin.

     

     

    waxaanuna soo dhawaynaynaa madaxweyne shariif oo aanu ku rajo waynahay inuu isu soo dhaweeyo soomaalida oo dhan,waxaana ka soo horjeednaa kala go,a iyo kala qo qobka umadda soomaaliyeed.iyo in lakala gooyo soomaaliya anagoo ka soo jeedna gobolada waqooyi ee dalka soomaaliya.

     

     

    Codsi aannu udirayno umadda soomaaliyeed. waxaanu ka codsanaynaa in ummadda soomaaliyeed uu gobol walba isagu gaar ahaantiisa isu xukumo oo uu yeesho maamul hosaad ,oo markaas madaxweyne guud oo umadda soomaliyeed u dhexeeya la doorto .

     

     

    doorasho xor ah oo ay ku midaysan yihin koonfur iyo waqooyi leh la sameeyo.

     

     

    gobolwalbana uu maamulkiisa umadaxbanaanaado,gobolna gobol xukumin, Dowlad guud oo federal ahna lasameeyo, haqsi ka yimi koonfurtana uu san hargeysa xukumin,ama laas caanood,laakiin inay iyagu isxukumaan.

     

     

    waxaan kaloo kula talinaynaa in caddaalad dadka wax loogu qaybiyo koonfurta iyo waqooyi ayna isu furnaadaan hargeysa iyo xamar iyo kismanyo iyo boosaaso iyo dhaamaan gobolada soomaaliyeed oo dhan.

     

     

    waxaan soo dhawaynaynaa maamulada ay madaxda Kayihiin riyaale iyo Faroole waxaana ka codsanaynaa in shir guud oo umadda soomaaliyeed waqooyi iyo koonfur iyo maamulada oo dhan ah la sameeyo halkaasoo dawlada soomaaliyeed oo loo dhan yahay la sameeyo.

     

     

    waxaan kaloo soo dhawaynaynaa hadalkii axmed ee uu shegay in Midnimada SOmlia Muqadas tahay Macquulna ahayn in Somali Lagala Gooyo Xuduudana lagala Samaysto.......halkan ka aqriso hadalkii ahmes yaasiin. http://www.hadhwanaag.com/newsdetail.jsp?selectid= 17469

     

     

    somalidawaqooyi@live.com

     

     

    nairobi kenya

     

     

    Boocame Online news warbaahinta Qarniga Cusub!! Boocame@hotmail.com or Boocame@gmail.com

     

    Warbixin Sir Ah oo English Ku Qoran Hoos Ka Akhri


  3. 3408.jpg

     

     

    ururka midnimada soomalida waqooyi oo fadhigoodu yahay nairobi oo soo dhaweeyey hadalka/kuxigeenka riyaale

     

     

    anagoo ku hadlayna inta jecel soomaalinimada iyo midnimada umadda soomaaliyeed meel kastoo ay joogto waxana soo dhawaynaynaa hadalkii ku xigeenka maamulka riyaale ahmed yuusuf yaasiin.

     

     

    waxaanuna soo dhawaynaynaa madaxweyne shariif oo aanu ku rajo waynahay inuu isu soo dhaweeyo soomaalida oo dhan,waxaana ka soo horjeednaa kala go,a iyo kala qo qobka umadda soomaaliyeed.iyo in lakala gooyo soomaaliya anagoo ka soo jeedna gobolada waqooyi ee dalka soomaaliya.

     

     

    Codsi aannu udirayno umadda soomaaliyeed. waxaanu ka codsanaynaa in ummadda soomaaliyeed uu gobol walba isagu gaar ahaantiisa isu xukumo oo uu yeesho maamul hosaad ,oo markaas madaxweyne guud oo umadda soomaliyeed u dhexeeya la doorto .

     

     

    doorasho xor ah oo ay ku midaysan yihin koonfur iyo waqooyi leh la sameeyo.

     

     

    gobolwalbana uu maamulkiisa umadaxbanaanaado,gobolna gobol xukumin, Dowlad guud oo federal ahna lasameeyo, haqsi ka yimi koonfurtana uu san hargeysa xukumin,ama laas caanood,laakiin inay iyagu isxukumaan.

     

     

    waxaan kaloo kula talinaynaa in caddaalad dadka wax loogu qaybiyo koonfurta iyo waqooyi ayna isu furnaadaan hargeysa iyo xamar iyo kismanyo iyo boosaaso iyo dhaamaan gobolada soomaaliyeed oo dhan.

     

     

    waxaan soo dhawaynaynaa maamulada ay madaxda Kayihiin riyaale iyo Faroole waxaana ka codsanaynaa in shir guud oo umadda soomaaliyeed waqooyi iyo koonfur iyo maamulada oo dhan ah la sameeyo halkaasoo dawlada soomaaliyeed oo loo dhan yahay la sameeyo.

     

     

    waxaan kaloo soo dhawaynaynaa hadalkii axmed ee uu shegay in Midnimada SOmlia Muqadas tahay Macquulna ahayn in Somali Lagala Gooyo Xuduudana lagala Samaysto.......halkan ka aqriso hadalkii ahmes yaasiin. http://www.hadhwanaag.com/newsdetail.jsp?selectid= 17469

     

     

    somalidawaqooyi@live.com

     

     

    nairobi kenya

     

     

    Boocame Online news warbaahinta Qarniga Cusub!! Boocame@hotmail.com or Boocame@gmail.com

     

    Warbixin Sir Ah oo English Ku Qoran Hoos Ka Akhri


  4. Ma qirsan tahay in ay awooddiisa jinsayadeed, karaanka dadnimadiisu, hanaanka uu diintiisa u aaminsan yahay, himiliyoonka uu doonnayo in uu dadkiisa gaarsiiyo intuba ay bilyan goor ka heersareeyaa kuwaaga? Si kale isna waxa uu ku guulaystay in uu isku hayo dad si kasta u kala duwan: af, dhaqan, diin, dareen iyo himilooyin isku cakiran oo aan is qabsan karin, adigu dadkii ugu safisanaa oo wax walba oo ummaddi wadaagta wadaaga ayaad u horseedaysaa in ay kala qobqob naadaan......

     

    Halka aad joogto ayuu kuugu iman mar ay ahaataba, 50 sano, 100 sano haddii aad joojin weydo kala go'a ummadda Soomaaliyeed iyo iska soo horjeedka.


  5. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

    Qabiilka, Egypt is one of the biggest opponents to somaliland. Not only now but from the beginning and they always loose. It is a political is rifrif between the two governments.

    Jacburto...so your last hope is Tanzania? How much dollars did waraabe spend in hotels of daralasalaam and the gifts to the front secrtaries of the Minister of Foreigner Affairs of Tanzaia when he was there last month?

     

    You see intergovernmental political persuasions and discussions are two way streets. When you say the Tanzanian government should recognize SNM gang as legitimate sovereignty, what if her President PRESIDENT Jakaya Kikwete as the current leader of AU and who definitely understands the responsibility that comes with such high esteemed position, approaches the gang’s flyer distributor boy (Ducaale) and talks him out of the madness of the futile attempt of dismembering the Somali Republic, will the SNM gang’s figure head (Riyaale) and his assistant respect the decision of the African head of State elders? smile.gif


  6. Originally posted by Ibtisam:

    ^^Since WHEN was
    Jerusalem
    YuhuudLand you ignorant ************* :mad:

    The Zionist need to do jackshid with ignorant Muslims like you spreading their lies. Uuuf

    Look. Mr. Bright…..let us see if your buddy has enough balls to change her/his bottom line into: Jerusalem, the Republic of Palestine or the capital of United Islamic Countries whichever will not contradict her/his intentions :D


  7. Maleeshiyada Jabhada SNM Waxaa Ka Soo Goostey Baabuur Tikniko Ah.

     

     

    Maleeshiyada Huwanta ah ee haatan gacanta ku haya magaalada Laascaanood waxaa ka soo goostay baabuur tiradoodu gaadhayso ilaa sadex kuwa tiknikada ah. Waxaanay baabuurtani ku magacownaa Kornayl Dalbac oo isagu ka mid ah horgalayaasha u dhashay deegaanada SSC, balse daacada u ah Maamulka Hargeysa.

     

    bax3.jpg

     

    Hadaba mar aanu la kulanay askartii baabuurkaasi la soo fakatay waxay noo sheegeen in ay liidato xaalada maleeshiyada ku sugan duleedka Laascaanood.

     

    Wadaha baabuurkaasi oo magaciisa la yidhaahdo Cabdirashiid Xasan Macallin wuxuu kaloo sheegay inay jiraan laba gaadhi oo kale oo iyaguna doonayey inay ka soo goostaan maleeshiyada Jabhada SNM, ayaa haatan dhoodigga ku soo jira, lana filayo inay goor dhow soo gaadhaan.

     

    Waxaa kaloo uu Cabdirashiid Xasan Macallin sheegay in xalayto markii ay go’aansadeen inay isaga soo goostaan waxaa laga soo daba direy laba gaadhi oo soo baacsaday balse markii dambe ku ambaday deegaankii aanu soo jeexnay.

     

    Dhinaca kale waxa iyana saakay kasoo galay dhinaca Sanaag Malayshiyaad kasoo guustay Maamulkaas oo gaaraya ilaa 136 askari

     

    bax2.jpg

     

    bax4.jpg

     

    bax5.jpg

     

    Boocame Online news warbaahinta Qarniga Cusub!! Boocame@hotmail.com or Boocame@gmail.com


  8. war and peace hand in hand...the reality is whenever and wherever the tigrean militia are seen with or without their Somali servants they will be attacked and shot at. No shouting or politicking is going to change that unless mele zenawi respects the wishes of the international community and withdraws his militia from the Somali soil….Djabouti points are commitment not an agreement. It is a commitment by the UN that tigrean militia should be deported from Somalia within 120 days…..


  9. Do not you see, little red renegade, it is the nature of where they live that will never let them lose the sanity and the balance of their thought process unlike the SNM gang you represent for, to bust a*s*s*e*s chasing a dream that will never materialize?


  10. War Deg Deg Ah: Tikniko ka Baxsatay Laascaanood oo Garoowe Gaadhay iyo Qaar wadada Kusii Jira

    Warkii 19-Jul-2008 iyo Qormadii: C/qaadir Gaabuush

    Sadex askari oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Somaliland iyo gaadhi qori saran yahay ayaa saaka soo gaadhay xarunta Puntland ee Garoowe , askartaasi oo Puntland ku sheegtay kuwa xalaala oo ay iska dhaleen hooyo iyo aabe Puntlanders ah waa sida ay hadalka udhigeene saraakiisha Ciidamada Puntland …………………………

     

     

    Askartan ayaa sheegtay ina la qalday oo loo sheegay wax aan jirin,ka dibna ay go’aansadeen in ay isaga soo tagaan maamulka Somaliland oo ay in badan ka tirsanaayeen , C/rashiid Xasan Macallin Cabdi oo ka mid ahaa ciidamada Somaliland ee saaka garoowe yimid ayaa saxaafada usheegay in xaaladda ciidamadii ay ka goosteen ay aad u liidatay,wuxuu kaloo sheegay in ay markii hore ku soo bexeen ilaa saddex gaari oo labadii kalena ay mareen dhoodida mar dhowna ay soo gaadhayaan Garoowe.

     

     

     

    Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland C/rsisaaq Sh. Cismaan oo soo dhoweeyey Ciidamadan ka soo goostay Somaliland ayaa isna sheegay in ay ka warhayeen imaatinta ciidamadan , isagoona sheegay in dhamaan askarta saaka gacantooda soo gadhay ay iska dhaleen hooyo iyo aabe Puntlanders ah ayna yihiin askar xalaal ah .

     

     

     

    Waa markii ugu horaysay oo ciidamada Somaliland ah ugalaan maamul goboleedka Puntland tan iyo markii Burburka Siyaasadeed ku yimid Maamul Goboleedka Puntland dhamaadkii sanadii aynu soo dhaafnay, xiligaas oo dagaalo ka dhacay Gobolka Sool Puntland ku wayday magaalooyin muhiim ah ayna ugu wayntahay xarunta Gobolka Sool oo ahaan jirtay magaalada Labaad ee ugu weyn Puntland .

     

     

     

    Maamulka Somaliland gaar ahaan masuuliyiinta Gobolka Sool ayaan ilaa hada wax wara ka soo saarin ciidamada garoowe gaadhay balse saacadaha soo socda ayaa la filayaa in xafiiska gudoomiyaha Gobolka laga saaro war amuurtaasi ku saabsan

     

     

     

    Wixii wara ee ka soo kordha haka fogaan Afnugaal.com

     

     

     

     

    C/qaadir gaabuush

     

    Afnugaal.com

     

    Gaabuush6@hotmail.com

     

    +256-7748-33715


  11. 136 Askari Oo Somaliland Ah Oo Isku Soo Dhiibay Puntland

     

    {Laasqoray}18-7-08"Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in ciidamo katirsan somaliland oo ku sugnaa gobolka sanaag, loona keenay inay puntland la dagaallamaan ay haatan isku soo dhiibay ciidamada Daraawiishta.

     

    Ciidankan oo ka sooo jeeda Deegaanka Laasqoray ee gaadhaya 136 askari ayaa horay ugua tirsanaan jiray Ciidanka Somaliland hase ahaateen iyagu iskood u go'aansaday in ay isaga tagaan Somaliland ka dib markii ay xurguf culus soo kala dhex gashay Ciidankii ka yimid galbeed iyo kuwa daacad u ah nidaamka daahir riyaal hase ahaatee ka soo jeeda Gobolka sanaag.

     

    Mid ka mid ah saraakiisha Puntland ayaa sheegay in ciidamadaasi ay ka soo jeedaan beelaha deegaanka oo ka soo horjeeda ujeedada dagaalka ,ciidamada Puntland iyo dadweynaha dowlad gobaleedka Puntland ayaa siweyn usoo dhaweeyey Imaatinka ciidamadaasi.

     

    Sababaha ay ciidamadan usoo goosteen waxa ay ku sheegeen markii ay arkeen duulaanka lugu soo yahay dhulkoodii waa sida ay hadal udhigeene iyo waliba dadka dagaalka wadaa in ay ku jiraan kooxihii dowlada Soomaaliya ka saartay Koonfurta Iyo Badhtamaha Soomaaliya oo ah Koox-da All-Shabaab Waqooyi Galbeed oo iyaga dano gaar ah leh.

     

    Saraakiisha Puntland waxa ay sheegayaan in dagaalo kale la filayo in ay dhacaan hadii aysan somaliland si nabadgalyo ah kaga bixin dhamaana deeganada Puntland ee ay soo galeen ,dibna ugu laaban sohdintoodii.

     

    widhwidh Online nEws Desk...Media Center