x-madiino

Nomad
  • Content Count

    99
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by x-madiino


  1. hada ka hor aya waxa dhacday,

    Oday hal geel ah lahaa aya waxay u dhashay nirig. usually reer baadiyaha macwiis ayay xirtaan marka maalin isagoo bilaaway inuu liso hasha aya nirigtii yareyd soo carartay then bilowday iney nuugto alaabtii ninka ku talay oo ay moodo naaskii hooyadeed (geela istaag aya lagu lisaa iyo labada lug, midbaa cagta jilibka lagu qabtaa si loogu celiyo harawga ama weelka lagu shubayo canaha). markas ba waxa dhacday in wiil yar oo odayga dhalay lana joogay markaas ku dhaho odaygii: Aabow nirigtii shuftay jaqaysaa. markaas buu odaygii yiri naga dhaaf hanooga mashquushee intaan ka dhamaynayo lisida caanaha. looooooooooooooolz


  2. Anyway, Gabdhahan ku cararaayo Jamaicanka, why don't start with somali jareer first. horta jareerta somalida oo muslimka ah halaga bilaabo guursiga bcoz iyagaa xaq badan idinku leh. then go for the Jamaican brother. lolz