Libaax-Sankataabte

Moderator
  • Content Count

    4,182
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Posts posted by Libaax-Sankataabte


  1. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta tagay magaalada Djibouti ee xarunta dalka Djibouti. Safarka Madaxweynaha uu ku tagay Djibouti ayaa qeyb ka ah safar uu ku marayo qaar kamid ah dadlalka gobolka ee ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, si uu taageero uga hello dagaal ay dowladdu qorsheyneyso inay kaga jawaabto weerarkii Muqdisho ee ay dadka badan ku dhinteen. Horey madaxweynaha wuxuu u soo maray Uganda iyo Ethiopia. Hadaba Safarka Madaxweynaha ee dalalka gobolka ee markii horeba ay ciidamo ka joogeen Soomaaliya muxuu ku soo kordhin karaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Maxaase ka duwan doorkoodii hore oo ay dalalkan ka qaadan karaan la dagaalanka Al-Shaabab.?  Su’aalahaa iyo kuwo kale ayuu wariyeheenna Maxamed Cabdi Xassan Weydiiyay, Professor Cabwahaab Cabdi Samad oo ka faallooda arrimaha gobolka. Khadka taleefanka ee Nairobi ayuu kula xiriiray.  

    View the full article


  2. Iyadoo maanta ay ahayd maalintii saddexaad ee Ololaha doorashada madaxtooyada Somaliland, ayaa taageerayaasha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ay isu soo baxyo ka sameeyeen magaalooyinka. Masuuliyiinta xisbigaas u sarraysa ayaa goobo fagaarayaal ah kala hadlay meelo kala duwan oo magaalooyinka ah. Geesta kale, guddida doorashada ayaa soo saaray amarro cusub oo ku aaddan ololaha doorashada, waxaanay wax ka-beddel ku sameeyeen jadwalka ololaha. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.  

    View the full article


  3. Mid ka mid ah waxyaabaha ugu waa weyn ee lagu xusuusan karo masiibadii dhowaan ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa ah sida ay bahda caafimaadka Soomaalidu uga jawaabeen iyo gurmadkii ay bixiyeen haddii ay yihiin adeegyada ambalaasyada iyo dhakhaatiirta. Dr. Maxamed Yuusuf waa agaasimaha cisbitaalka Medina, waxa uu idaacadda VOA u sheegay in qaar badan oo ka mid aha dhakhaatiirta wax badbaadiyey ay yihiin kuwii kasoo qalin jebiyey jaamacadaha waddanka. Haaruun Macruuf ayuu u warramay. Ugu horraynna waxa uu ka hadlayaa tirada dhakhaatiirta soo qalin jebisay ee hawlgasha.    

    View the full article


  4. said:

    in the history of somali election no president has won twice. i think hasan sheekh knew his days were numbered,

     

    I Agree.

     

    Farmaajo was the compromise candidate backed by everyone who was against Hassan coming back. The same thing happened to Shariif in the last election.

     

    The Somali people hope for a new beginning this time. We say the same thing at every election, but nothing changes.

     

     


  5. Allahu u naxariisto maatada dhimatay.

     

    Abdi Ileey is a coward and a greedy puppet for massacring women and children over truck accident. The puppet is very loyal to the Tigre commanders in the region and that is why he believes he has the mandate to kill.

     

    Justice will find him, Inshaallah.

     

     


  6. And Abdiweli is enjoying a tour of Minneapolis landmarks while this goes on. Terrible optics.

     

    UPDATE: A different group claiming to be ISIS followers is now in control of another coastal town close to Eyl.

     

    ....

    Garowe(Puntland Today) Wararka aan hadda ka helayno deegaanka Garmaal oo qiyaastii 80-KM dhanka bari kaga beegan degmada Eyl ee Gobalka Nugaal ayaa sheegaya in dagaal yahandii saaka la wareegay mamulka deegaankaasi ay ku dhawaaqeen inay ka tirsan yihiin ururka Daacish ee ka dagaalama Dalalka Suuriya iyo Ciraaq .

     

    Goob-jooge ku sugan Deegaanka Garmaal oo ka tirsan degmada Dongorayo ayaa Puntland Today u sheegay in 180-dagaal yahan oo hubaysan ay maanta ku qadeeyeen banaanka magalada iyagoona saddex qaybood isku kala saaray, waxay la kulmeen odayaasha deegaanka iyagoona ku war galiyay inay u socdaan fidinta diinta balsa aysan wax dhibaato ah dadka iyo deegaanka dhibaatayn doonin.

     

    Marka laga tago amarka kooxdan sheegatay inay Daacish ka tirsan yihiin waxaa jira warar kale oo sheegaya inay qorshaynayaan inay caawa u guureeyaan degmada Eyl ee Gobalka Nugaal, taasoo haddii ay u suurta gasho xaalada deegaanka ay sii adkaan doonto.

     

    Deegaanka Garmaal ayaa ah marsada labaad ee Gobalka Nugaal, kooxdani waxay sidoo kale doonayaan sida warar madax banaan sheegayso inay dhulka xeebaha isku balaariyaan.

     

    Dhanka kale wararka laga helayo deegaanka Garacad ee Degmada Jariiban ayaa tilmaamaya in kooxdii xalay halkaa qab-saday ay dib ugu soo laabteen maanta, waxayna meel u jirta deegaanka 15-KM ku qasheen xoolo ay dadka deegaanka ka kaxaysteen,

     

    Qoysaska ku nool ayaa cabasho xooggan ka muujinaya dhaq-dhaqaaqa dagaal yahanada kooxdan.

     

    Degmada Jariiban waxaa soo gaaray ciidan ay hoggaaminayaan taliye ku xigeenka ciidanka booliska Puntland iyo taliyaha ciidanka Birmadka Gobalka Mudug.

     

    Lama yaqaan ilaa iyo hadda tilaabada ciidan ee ay Puntland qaadayso, balse wasiirka Amniga Cabdi Xirsi Cali oo warbaahinta kula hadlay madaxtooyadda ayaa sheegay inay yihiin kooxda weerarka soo qaaday kuwa ka tirsan Al-Shabab lagana soo abaabulay Koonfurta Soomaaliya, wuxuu sidoo kalehadalkiisa ku cadeeyay inay dowladda dhexe lugta kula jirto arrintan.

     

    Puntland Today


  7. This is a very disturbing news. Alshabab isn't able to defend Garacad, so is this a suicide mission? Was this convoy heading to Galgala mountains and they go sidetracked?

     

    There are many unanswered questions.

     


  8. Polling Average in Iowa before the voting

     

    Donald Trump 30.7%

    Ted Cruz 23.8%

    Marco Rubio 17.4%

    Ben Carson 7.7%

    Jeb Bush 3.9%

    Rand Paul 3.9%

    John Kasich 2.6%

    Mike Huckabee 3.1%

    Chris Christie 2.3%

    Carly Fiorina 2.1%

    Rick Santorum 1.2%

    Jim Gilmore N/A