Libaax-Sankataabte

Moderator
  • Content Count

    4,182
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Posts posted by Libaax-Sankataabte


  1. Without me commenting on Biixi's questionable past, Galbeedi, is it not a progress to break up big clans into smaller units that can vote for different candidates based on "sub-clan" interest? Subclan A from Awdal + Subclan B from Hargeisa + Subclan C from Sanaag = Wadani or vice versa. 

     

    Somaliland politics is inherently clan-based, but it is probably the only clan-based system closest to a true democracy in the region.


  2. Dalka Kenya waxaa shalay mar kale ka dhacay doorasho ku celis ahayd, kadib markii maxkamadda sare ee dalkaas ay ku gacan seertay sharci ahaanshaha doorashadii dhacday sideeddii August, ee uu ku guuleystay madaxweyne Kenyatta. Doorashadii shalay ayaa waxaa qaadacay hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga, una sheegay taageerayaashiisa inaysan codeyn. Haddaba barnaamijka faaqidaadda toddoaadbka ayaan ku eegeynaa. Waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.  

    View the full article