Baarqab Qooqay

Nomads
  • Content Count

    161
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Baarqab Qooqay


  1. Cabdimaalik Muuse Coldoon wixiisi Prank dhaaftay :) 

    Suaalo badan ayaan iska weydiiyey muqaalkan.

    1: Coldoon muxuu ka doonay gobolka xudun & tuulada Bohol?
    2: Telifoonkan uu sitaa miyaanu Gps lahayn? offline Gps
    3: Odeygan Jaamac siyaad iyo wiilkiisa maxaa qoryaha ku raray, ma adhigay ku ilaashanayaan mise cabsi kale ayaa jirta?

     

    intaa kabacdi muqaalkan fariin wanagsan buu dirayaa walaalkeen coldoon taaso uu leeyahay dadku waa walaalo is wada ag degan ee yaan lays colaadin marnaba.
    Coldoon shaqo wacan ayuu shacabka soomaaliyeed u hayaa laakin qaabka uu wax usoo gudbiyo ayaa yara qaldan mays tidhaahdeen!!


  2. asc wr wb

     

    suratul al-hashar + suratul al-jinn = qari sheikh Ahmad Al Ajami

    suratul Rahman = qari Sadaqat Ali

     

    the other two I don't know. Allahu yaclam. insha alla brothers and sisters will tell u if they know it.


  3. A salaamu caleykum..

     

    Are you good at negotiating when you buy or sell things, would you like to have 6 days which is like a year of good things, or 10 times doubling your good deeds, then we have good news for you

     

    Fasting Six Days of Shawwal After Ramadan, is Like Fasting The Entire Year

     

    Ayyub (Allah be pleased with him) relates that the Messenger of Allah (blessings and peace be upon him, his family, and companions) said,

     

    “Whoever fasts Ramadan and follows it with six days from Shawwal it is as if they fasted the entire year.”

    [Muslim, Abu Dawud, Tirmidhi, and Ibn Majah; Ahmad transmitted it from Jabir, Muntaqa]

     

    Thawban (Allah be pleased with him) relates that the Messenger of Allah (blessings and peace be upon him, his family, and companions) said,

     

    “Whoever fasts Ramadan, and then six days after Eid, it is [like fasting] an entire year. Whoever does a good deed shall have ten times its reward.*

     

    may allah guide us all to the right path... aammin


  4. 16_116.png

    Sahih International

    And do not say about what your tongues assert of untruth, "This is lawful and this is unlawful," to invent falsehood about Allah . Indeed, those who invent falsehood about Allah will not succeed.

     

    Somali

    ha dhihina wuxuu carrabkiina ku tilmaani been kani waa xalaal kanna waa xaaraan, inaad ku been abuurataan Eebe, kuwa ku Been abuurta Eebe ma Liibaanaan.

     

    10_59.png

     

    Sahih International

    Say, "Have you seen what Allah has sent down to you of provision of which you have made [some] lawful and [some] unlawful?" Say, "Has Allah permitted you [to do so], or do you invent [something] about Allah ?"

     

    Somali

    waxaad dhahdaa ka warrama waxa Eebe idiin soo dejiyo oo Risqi ah ood ka yeesheen Qaar ka mida Xaaraan (qaarna) Xalaal, waxaad dhahdaa ma Eebaa idiin idmay mise Eebaad ku Beenabuuranaysaan.


  5. Sheekh maxamed idirs oo ka hadlaya dastuurka

     

    wasiirka dastuurka oo ka hadlaya yaa qoray dastuurka?

     

    Xaaladda Soomaaliya - Qosol ama ooy: Muxaadaro Sh Maxamed Idris

     

    SHEEKH UMAL TAARIIKHDA ANDALUS IYO SOMALIA MAXAA KA DHEXEEYA ?

     

    Oheey Afrikaay hurudooy halyey-yadaadi hurudoow haad baa cunaaye hurudooy


  6. Somalia waa iib adna mar horaa lagu iibsaday!!

    Dhulkii Somalia la odha jiray manta cadow ayaa gacanta ku haya, ugu danbeystana amxaaro, kenyaati iyo dad aan la aqoon ayaa qabsandoona hadey sidaa ku sii socota.

     

     

    Heestan oo mudo laga joogo ilaa 41 sano waxaa loo qaaday afrikadii gumaysiga xiligaa ku jirtay

    Laakin maanta waxaad moodaa heestu inay taabanayso Somalia, dhagaysi wacan.


  7. Garnaqsi;742861 wrote:
    Waan yaabaa marka aan u fiirsado sida dadka Somalidu aay diinta ugu dheg-dhegsan yihiin. Waa si caafiimaad darro ku jirto. Qofku maryaha uu xidhan yahay arrin muhiim ah ma aha;

    Diinta hadaan lagu dhegsanayn maxaynu gaalada iyo dadka qaawan kaga duwanahay!!

     

    mida kale tusaale' gabadh somali oo goono aad u gaaban iyo garan yar oo ilaa caloosheda loo jeedo xidhan arin muhiim ah maaha miya, mise waa iska ok!!


  8. I agree with you Ismahan

    There was two types in my campus time.

     

    1: xalimo edeb wanaagsan oo guri fiican ka timi si asturan u lebisata oo dhaqanka iyo diinta ilaalisa, iskuulka ku fiican macalimiintuna jecelyihin.

    2: xaliimo saaqidad ah oo sigaarka cabta edebta iyo akhlaaqda la soo barin, qeylo badan, habeenki suuqa waregta + always delayed in the classroom.

     

    the strange thing about it was, we guys liked the bad xalimooz

    but it turned out later that the good sistah was much better in every way