Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Kooxda Ka dhsian dalka England Blackburn Rovers ayaa dafirtay wararka sheegay inay dalbadeen Xidiga ka xanaaqsan Kooxda Milan Ee Ronaldinho. Madaxda Naadiga Black Burn ayaa sheegay inay yihiin wararkasi* been la dhoo-dhoobay, islamarkaan aysan hamin in Ronaldnho ay keenaan* Ewood Bark. Roberto de Assis oo ah Wakiilka Ronaldinho ahna walaalkiisa, ayaa sheegay in Xidiga Ronaldinho [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  2. Naadiga Barcelona ayaa soo cusbooniisay dalabakii ay ku doonaysay Captainka* Naadiga Arsenal Ee Cesc Febresas , iyadoo haatan shaaca ka qaaday in Xidigani uu yahay Targetet keeda koobaad Xilli ciyaareedkani. Masuuliyiinta Barcelona ayaa miiska soo saaray lacagaha ay ku doonayaan Febregas, iyagoo daaha ka qaaday inuu Xidigani kusoo ceshan karaan Cesc, Adduun Lacageed gaaraya 45Million. [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  3. Kubb ad Sameeyaha Kooxda Udinese Ee Alexis Sanchez** ayaa soo dhaweeyey inuu ku biro Kooxda ay liidato xilli Ciyareedkani Ee Inter Milano. Alexis Sanchez* oo ciyaaro la jecleestay kasoo bandhigay Gudaha Dalka Talyaaniga ayaa carabka ku dhuftay inuu aqbalayo dalabka uu ka helaly Naadiga Bisahan lasoo wareegtay Macalinka Cusub Ee Leonardo. La Gazzetta ayaa daabacday [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  4. Macalinka Kooxda Real Madrid Jose Morinho ayaa amaan balaaran dusha kaga riday Xidiga C.Ronaldo oo ka fujiye Kulankii Gateffe ay La ciyaareen Xalay. Jose Morinho ayaa amaanay C.Ronaldo isagoo sheegay in Christiano uu yahay xidiga ugu wanaagsan sanadkan Horytaalka La Liga, waxuuna sidoo kale Macalin Morinho amaanay Xidigaha da’da yar Ee kucusub Real Madrid sanadkani [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  5. Muqdisho(Puntlandi.com) Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho* Maxamuud Axmed Tarsan**ayaa sheegay in tartankasi uu soo xasuusiayay waagii bari samaadka ciyaartii finaalka aheyd ee dhex martay hargeysa iyo Jowhar oo ka dhacday Istadium Muqdisho.// *“Markii aan Garowe aadayay waa la I cabsi geliyay waxayna beenowday markii aan diyaarad Gaalkacyo ku tegay oo safar dhinaca dhulka [...] Read more here ...
  6. Dawlada Puntland himiloayinkii hirgalkay sanadii nadhafay ee 2010 ayaan ahayn kuwa lagu soo kobi karo qoraal akhris & afkasheegid waxaana gulhaasi ay gaartay Puntland ka mid ah ciyaarihii goloda Soomaali Midaynta manaahijta dugsiyada Puntland Gabshada shirweynihii haweenka soomaaliyed oo lagu dhisay ururka hawenka soomaaliyed ee aan xuduudda lahayn Shirkii ay ku kulmayeen dhamaan culima awdiinka [...] Read More ...
  7. Hargeysa(Puntlandi.com) Wasiirka arimaha dibada Somaliland Maxamed Cabdullaahi*Cumar oo saaka u waramey warfideeyeen shisheeye ayaa sheegey ineysan jirin wax xiriira oo ka dhexeeya Somaliland iyo Ururada Argagixisada, Wuxuuna ku tilmaamey eedeynta uga timid Puntland mid aan jirin. // Puntland ayaa ku eedeysey Soomaaliland iney xiriir la leedahey Ururada Argigixisada ee ka jira Soomaaliya, ayna gacan siiyeen [...] Read more here ...
  8. muqdisho RBC Radio) Dad aad u badan oo ka soo cararay deegaanada ay abaaruhu ka jiraan ayaa waxa ay soo gaareen magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya . Dadka ugu badan ee ka soo baxsaday abaaraha ee soogaaray caasimada Soomaaliya ayaa waxa ay ka soo hayaameen deegaanada gobalalada Shabeelaha Dhexe iyo waliba Shabeelaha Hoose. Magaalada Muqdisho [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  9. *Buurtinle: Isbitaalka degmada Buurtinle ee Gobalka Nugaal ayaa maalintii saddexaad waxaa ka socda Kaalmo Caafimaad oo ay fulinayaan dhakhaatiir ajaanib iyo soomaali isugu jirta kuwaas oo deegaankaas u tagay sidii ay dhanka caafimaadka uga caawin lahaayeen dadka deegaanka*Buurtinle. (Sawiradawarbixinta**hoosteeda *ka daawo)// Dhakhaatiirta halkaas hawlaha caafimaad ka wada ayaa ah 5 dhakhtar oo labo ka mid [...] Read more here ...
  10. Muqdisho RBC Radio) Dagaalo ayaa waxa ay ka dhacaeen waqooyiga magaalada Muqdisho kuwaasi oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo xoogaga ka soo horjeeda dowlada Soomaaliya. Dagaaladaan ayaa waxa ay ka danbeeyeen ka dib markii* Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisimada ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin wooyiga magaalada Muqdisho. Madaafiic [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  11. Garowe(Puntlandi.com);- Garaad C/laahi Cali Ciid oo kamida waxgaradka deegaanada Puntland ayaa soo dhaweeyay qoraalkii Dawlada Puntland ka soo saartay hadalada colaad beerkaa ee ka soo yeeraya mamulka Somaliad iyo eedayn kulul uu ujeediyay hogaanka sare ee mamulka labaxay somaliland taa oo ka danbaysay hanibaadii diyaarad saanad ciidan u siday Dawlada Puntland. Garaadka ayaa sheegay in Somaliland [...] Read more here ...
  12. Hargeysa (RBC Radio):- Maamulka Soomaaliland ayaa iska fogeeyay eedeyn uga timid maamulka ay deris wadaaga yihiin ee Puntland horaantii todobaadkan. Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibadda ee Maamulka Soomaaliland Mudane Maxamed C/laahi Cumar ayaa ka dhawaajiyey in Soomaaliland aysan waxba ka ogeyn eedeymaha loo soo jeediyey ee uga yimid dhinaca maamulka Puntland. Wasiirku waxaa uu sheegay in [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  13. Xadramuut (RBC Radio):- Maxkamad ku taala gobolka Xadramuut ayaa xukun dil ah ku riday nin la sheegay in dhalashadiisu tahay Soomaali, ninkaasi oo lagu helay ka ganacsiga mukhaadaraadka dalkaasi mamnuuca ka ah. Cali Yuusuf Ibraahim oo ah nin dhalinyaro ah ayaa ciidamada Booliska dalka Yemen waxaa ay gacanta ku dhigeen bishi Juun ee sanadkii 2009, [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  14. Somalia: Pro-government fighters disarmed by Ethiopian military AHN | All Headline News Somali forces in the area have been outraged by the Ethiopian move and in response Somalis attacked Ethiopians in the region. ... Read the rest of the story here...
  15. Somali navy seizes vessel loaded with charcoal off Somali coast AHN | All Headline News ... noting the ship sailed from one of the seaports in southern Somalia, but he didn't specifically state the harbor. It is the first time the Somali navy ... and more » Read the rest of the story here...
  16. Qaahira (RBC) Sida ay baahisay wakaalada wararka Bariga dhexe waxaa maanta oo Talaada ah la filayaa in meelo ka mid ah caalamka uu ka dhaco qorrax madoobaad kaasoo bilaaban doona saacada markay tahay 8:50 GMT. Qorrax madoobaadkan ayaa laga arki doonaa qeybo ka mid ah qaarada Europe, Bariga Dhexe, Aasiya *iyo waqooyiga Afrika. Dalka Aljeeriya [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  17. Ceelbuur (RBC) Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in degmadaasi uu ka dhacay kufsi yaab badan kaasi oo loo geystey haweeney uu qabay* nin ka tirsanaan jiray saraakiishii mamulkii Xisbul Islaam ee gacanta ku hayey degmdaasi. Wararka aan ka heleyno ilo qarsoodi ah oo ku sugan gudaha degmada Ceelbuur ayaa [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  18. Janaayo January 10, 2010 Afduubayaasha gacanta ku haayay lamaanayaashii *u dhashay dalka Britain ee Paul iyo Richard Chandler ayaa ku hanjabay inay dili doonaan labadooda haddii aan muddo laba bilood gudahood ah lagu siin madaxfurashada lacageed ee ay dalbadeen. January 22, 2010: Gobolka Hiiraan magaalo madaxdiisa Beledweyne ayaa la wareegay *xoogaga ka soo horjeeday dowlada [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  19. 20-sano oo dagaalo sokeeye ay ka socdeen wadanka Soomaaliya, dhalinyaradda ayaa aheed kuwa uga weyn ee laga dhigtey xaabadda la shito. Markii kooxiihii jabhadaha ay qabsadeen caasimadda Muqdisho 26-janaury 1991-kii, waxa bilaabatey dhibaato dheer oo qabsatey dadweynaha Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyaradda oo waayay wadado ay u mari lahayeen dhismaha noloshooda. Qaar badan oo ku jirey [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  20. Despite all the pretensions to the contrary, the Somaliland Agenda is not, and has never been a state agenda or a national agenda, but a clan agenda! ***** secessionists are pretty much like some ******is of Somali Galbeed, who call that territory ******, and expect others to adopt their clan name as a national one.* [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  21. Boosaso (RBC Radio )* Waxaa Maanta Magalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari Lagu soo DHaweyay Xulka Kubada Cagta Gobolka Bari* Oo Ka Qaybgalay Cayaarihii Dhawaan* ku Soo Dhamaday Garowe. Xulka Gobolka Bari oo Ku Haray Finalka Koobka Gobolada somalia Ayaa waxaa 1-0 uga Badiyay Xulka Gobolka Banaadir oo CIyaar Xiiso Badan ay Ku Wada Qaateen [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  22. Buurtinle: Isbitaalka degmada Buurtinle ee Gobalka Nugaal ayaa maalintii saddexaad waxaa ka socda Kaalmo Caafimaad oo ay fulinayaan dhakhaatiir ajaanib iyo soomaali isugu jirta kuwaas oo deegaankaas u tagay sidii ay dhanka caafimaadka uga caawin lahaayeen dadka deegaanka Buurtinle. Dhakhaatiirta halkaas hawlaha caafimaad ka wada ayaa ah 5 dhakhtar oo labo ka mid ahi ay [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  23. Gaalkacyo (RBC Radio):- Taliyaha Booliska gobolka Mudug G/dhexe Aadan Nuur Qaal ayaa maanta shir jaraa’id oo uu Saldhiga bartamaha Gaalkacyo ku qabtey waxaa uu kaga warbixiyey qarax Gaalkacyo ka dhacay. Taliyaha ayaa sheegay in qaraxa maanta ka dhacay bartamaha Gaalkacyo uu ahaa mid lagu bartilmaameedsadey Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Cali Salaad oo meesha marayey. G/dhexe [...] Halkaan ka akhriso inta kale...
  24. Galkacyo(Puntlandi.com)| Taliyaha Qaybta Bilayska Gobolka Mudug G/Dhexe Adan Nuur Qaal ayaa kawaramay baaxada qaraxi maanta iyo qasaaraha uu gaystay mar uu warfidiyeenada ku lahadlay xarunta Qaybta Policka Gobolka Mudug. Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada amaanka gacanta ku soo dhigeen laba qof oo lagu tuhmayo in ay yihiin ragii falka fuliyay waxaana uu intaa ku daray in [...] More...