oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by oba hiloowlow

  1. Safferz;952862 wrote:
    lool what type of engineering do you study, oba? I'm sure we'll put your skills to good use regardless of what field your in, but you must finish! You are almost there my dear, you'll be back in Stockholm before you know it
    :)

    industrial engineering.... I hate exam weeks nacalaa been in school the whole night and day it yet it feels like i havent done much :mad: :mad: i might take a break next semester seriously,travel the world forget about this shid

  2. Wasiirkii hore ee Dastuurka Dowladdii KMG ahayd Xildhibaan C.rixmaan Xoosh Jabriil oo kamid ah Waftigii dowladdu u dirtay Magaalada Kismaayo oo Waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Saadaal Media ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay intii ay Kismaayo ku sugnaayeen.

    C/rixmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay inay kulamo la qaateen dadka dagan Kismaayo isla markaana ay is waydaarsadeen Fikradihii ay dowladda ka wadeen iyo sidoo kale aragtida dadka reer Kismaayo ee ku aadan Maamulada faraha badan ee looga dhawaaqay Magaalada.

    C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa wuxuu hoosta ka xariiqay inay Magaalada Kismaayo kula kulmeyn Odayaasha Dhaqanka, wax garadka, dhalinyarada iyo weliba haweenka ku

    dhaqan, sida uu yiri.

    Waxaan soo ogaanay buu yiri inay dadku doonayaan Maamul buuxo oo ay dadka ku wada mideysan yihiin, isagoo xusay inaysan dadka reer Kismaayo dooneyn, Maamulka hal garab uun ka socda.

    Maamulada kala duwan ee looga kala dhawaaqay Magaalada Kismaayo, ayuu wuxuu cadeeyay inuu si xoog leh uga horimaanaayo Dastuurka dalka, wax walba oo Sharuucda dalka u degsan kahor imaanaaya, ayuu sheegay inay yihiin waxaan soconeyn.

    Mr Xoosh ayaa wuxuu tibaaxay in waxa ay doonayaan dadka reer Kismaayo, la heli karo oo kaliya sida uu yiri, kolka loo ogaansamo Dastuurka dalka, haddii aan sidaasi la yeelin ayuu sheegay inuu fashil ku soo idlaan doono, rabitaan kasta oo la doono.

    Wasiirkii hore ee Dastuurka dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale xusay dadkii ay la kulmeen inay ka codsadee in dowladdu ka howlgasho Kismaayo, sida Xarumaha Booliska iyo dhaqaalaha si dadka deegaanku ay Cadaalad ugu qayb sadaan Khayraadka deegaankooda.

    Waxaa uu sheegay inay la kulmeen Wakiilo ka kala socday Raga sheegtay Madaxwaynayaasha Jubbaland isla markaana ay kala hadleen sida ugu haboon ee arinta la iskugu keeno karo.

  3. Wasiirkii hore ee Dastuurka Dowladdii KMG ahayd Xildhibaan C.rixmaan Xoosh Jabriil oo kamid ah Waftigii dowladdu u dirtay Magaalada Kismaayo oo Waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Saadaal Media ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay intii ay Kismaayo ku sugnaayeen.