Haashim

Nomads
  • Content Count

    587
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Haashim


  1. Xiin Thanks for this thread. it is important to discover what went wrong in order to not repeat the same mistake. but i don't think Somali ppl will benefit from this mismanagement let alone the past mistakes.

     

    What went wrong? mmmmmmmmmmmmm

     

    let me think .......

     

    combination of several things, let me put in order.

     

    1. Ninkii Odayga ahaa ;)

     

    2. Quruur (they have been decieved by their quick victories ove warlords) redface.gif

     

    3. Dhaabuurul Khaamis (kula jire kaa jira) icon_razz.gif

     

     

    I think these are the main points accelerated the defeat of ICU.


  2. Bardhere (and the rest of somalia) needs primary schools and high schools- not universities. Don't you think?

    Caaqiloow afkaygaad kala baxday, weliba marka magaaladu ay tahay magaalo iska yar oo aysan caasimadda koowaad, labaad ama saddexaad toona ahayn waxay u baahan tahay xisbitaallo iyo dugsiyo hoose/dhexe iyo sare iyo xitaa machadyo haddii baahida iyo awooddu gaaraan.

     

    jaamacdaha hadda la rabo in Baardheer, Buuhoodle iwm laga dhiso waxay la mid yihiin soomaalida hadda Dr iyo Eng. isku wada magacaowday ama lagu magacaabay aan dhehee smile.gif .

     

    waan la yaabay waxa soomaalida waalay, bal dad aan dugsi hoose iyo dhexe haysan baa jaamacad ku riyoonaya may dugsi dare, machad iwm iska yiraahdaan :confused: .

     

    Calaa kulli xaal, reer Baardheer hadda ka hor taldayda waa diideen ee hadday hadda talo iga maqlayaan (talo walaal diide turaanturro ma huro)lacgtay ururinayaan dugsiyada hoose/dhexe iyo kuwa sare ha ku dhiseen oo tayadooda kor ha ugu qaadeen oo riyada beenta ah, oo la mid ah tii u sheegtay Kismaayo xoog ku haysta, ha iska daayeen.

     

    Wasalaam.


  3. Qanyare weli ushii waa wataa, tolow caydii C/laahi Yuusuf ma iska daayay? :D Adduunyooy xaalkaa BA' ma maantuu kornaylka magangalyo u doontay smile.gif muxuu intuu kornaylka caayay loo qoslay, kuwii u qosli jiray qaarkood Xamar bay joogaan

     

    Xaaraan ku naaxna dharbaaxadii isbaarad Wardhiigley looga dhuftay baa weli ka muuqata :( indhihii baa god galay :rolleyes:

     

    Baydhabo qaad weynaa, kii ILAAHAY iyo ummadiisu nacdaaba boos buu ka helaa.

     

    Saaxiibkay laakiin yaa ii sheega meel uu cag dhigay Al-xaaji Muuse ....

     

    War ninkaas meel iigu sheega? marba meel baa la iigu sheegaa ... mar in doontii yarayd ay Atlantic Ocean kala dhacday ...mar isagoo Zaire madaxfurasho loogu haysto ....


  4. Abdi-Noor Haji Mohamed Writer and film-Maker Mogadishu, Somalia

     

     

    by Abdi-Noor Haji Mohamed

     

     

     

    There are floods, there are wars

     

    In blood Somalia is swimming

     

    In poverty Somalia is drowning

     

    And in water Somalia is sinking

     

    Its territory is reduced to lands

     

    It's people are in total disintegration

     

    It is a tattered nation in great shock

     

    And its leaders are at loggerheads

     

    They are just like boxing gloves

     

    Worn by various interest groups

     

     

     

    They lost ownership of their nation

     

    One faction sides with IGAD

     

    The other with the Arab League

     

    One faction says we are Africans

     

    The other says we are Arabs

     

    What the hell are they talking about?

     

     

     

    Don’t they feel the pain of the Somali child?

     

    The orphan who is loitering in the streets

     

    With no food and proper shelter

     

    With no education and health care

     

    With no hope and future to look forward

     

    Does identity matter at this stage of crisis?

     

    Would it treat a sick baby taking his last breath?

     

     

     

    Suppose you are an Arab what would you gain?

     

    Suppose you are an African what would you lose?

     

    Why bring war to your country when you can get peace?

     

    Why fight somebody’s war inside your country?

     

    What is wrong with you, Somali leaders?

     

    I think your hearts are galvanized with hatred

     

    So the only thing you understand is revenge

     

    Or you have your mind inside your throat

     

    So the only thing you understand is money

     

    Or your reputation has made serious cracks on its walls

     

    So the only thing you know is how to make speeches

     

     

     

    Abdi-Noor Mohamed

    Mogadishu, Somalia

     

    nuuru2003@hotmail.com

     

     

    vert true indeed


  5. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka kmg ee Soomaaliya Md. Cabdulaahi Yuusuf Axmed, Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada fkmg ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa lagu hordhaariyey Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka kmg ee Soomaaliya Md. Barre Aadan Shire "Barre Hiiraale".

    Wasiirka ayaa dhaartiisa ka dib waxaa la dardaarmay Madaxweynaha oo u sheegay inuu hawlahiisa uguto sidii loogu talo galay oo uu ku dhaartay Kitaabka Alle isla markaana uu boorka ka jafo Ciidamada dhawaanahaan Tababarka ugu socdo xerooyinka ku dhow dhow magaalada Baydhabo iyagoo qaarna dhamaystay halka Qaarna wali tababar u socdo.

     

     

    For more info:

     

    http://www.somaliweyn.com/pages/news/Nov_06/18nov40.html


  6. Horn, I thought in Barre & Co Ki9smayo ka quusteen oo Baydhabo iyo Qanyare iska aadeen.

     

    Sxb. kismayo waa run waa macaan tahay, laakiin ma illowday in dadkii guryaha Xamar 16ka sano degganaa inay hadda ka baxayaan.

     

    Odayga see wax ka noqdeen? 6 sano kaliyuu degganaa waana magaalamadaxdii 3aad.

     

    Mugadishu oo 16 sano la degganaa ayaa laga baxayaa iyadoon la ooyayn oo REVENGE iwm la lahayn, Kismaayo SHALYAMAANTA leeba ahaede see waaye duqa?

     

    Duqa saacadda dib looma celin karo :eek: , Baydhabo ragiisii oo dhan baa jooga marka duqa ha iska baashaalo :cool:

     

    Midda waxaas oo dhan ka muhiimsan Wasiirnimadiisa yuusan waayin, wayo C/laahi Yuusuf ma taqaanid ;) , hadduu arko ninkoo turub iska ciyaaraya waa ka qaadayaa wasiirka buul buu ka dhigayaa smile.gif arrimahaasna si fiican buu u yaqaan :rolleyes:

     

    Marka duqa u sheeg wasiirnimadiisa ha xagsado, Kismaayana ha iska illoobo haddii kale lbadaba waa waayayaa :D

     

    Just for TALO walaal


  7. bambo, I already told Horn to actually concentrate on Gedo and it's impoverished people and not try to turn the clock back but what can we do more than that?

     

    Marna Barre maskax buu ciyaaray oo xeel dagaal buu Kismaayo uga baxay, Marna Roobka iyo dhiiqadaa naga adkaadaye iyagu nagama adkaan, Marna baabburtii uunbay qabsadeene qoryihii waan ka furannay ... Barrina maxaan maqli doonaa?


  8. Dagaal-ooge magaalo laga saaray oo afadiisu mudaahraad iyo abaabul qolada ka saartay ka dhan ah ka waddo iyo Dagaal-ooge dagaal rogaal-celis ah soo qaaday si uu mar labaad magaaldii laga saaray ku qabsado oo maxaabiistiisii la daaweynayo kuwii is-dhiibayna la soo dhoweynayo oo la dhaqan-celinayo 16kii sano oo la soo dhaafay horay somaliya ma loogu arkay?

     

     

    waa iga su'aal kale!