MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. Dayniile.com Xoogaga Xisbul Islaami ee garabka Xasan Daahir ee ka amar qaata dowlada Eratareya ayaa dagaalka ku soo biiray wax yar ka hor iyagoona maal mahaan ku baaqaayey in colaada la joojiyo Xisbil islaami ayaa dagaal xoogan xiligaan kula jira xoogaga Maxkamdaha oo maal mahaan dagaal xoogan kula jiray xoogaga Alshabaab. Dagaalka ayaa la dhihi karaa in uu aad u baxad weynyahay waxaase laga cabsi qabaa sida lagu yaqaano dagaalada in ay qaab qbaiil isku badalo madaama jirin xiligaan si kale oo dagaal lagu sii wado karo madaama Sheiikh iyo shedaan ay aad u aminsan yihiin dhanka qabiilka Dagaalka oo ka bilaawaday Fagax ayaa ku soo faafay dhanka isgooska Baar ayaan waxaana xiligaan waran wadooyinak meydad u badan xoogaga dagaalamaayo waxaana la dhihi karaa dagaalkaan waa mid u muuqda mid soo saraayo ceebaha wadaada xiligaan xukun doonka noqday waxaana la dhihi karaa dagaalada xiligaan ka jira Muqdisho kuwii uu Nabigau naxariis korkiisa ha haatee yiri ka haajira dagaalada fidnada qolo waliba ay iyadu xaqa sheeganeysa Xoogaga Islamiyiinta oo laga kala xuku Buuraha Afganistaan ,Eratareya iyo Itoobiya waxaana la dhihi karaa dagaalada Islaamiyiinta u dhaxeeya waxaa xal uu ka gaari karo oo joojin karo markay is fahmaan sedexdaasi qolo ee isdiidan qolo waliba ay dhanka kale wax ka eegeysa dayniilecom@hotmail. com
  2. Dagaal Dib uga qarxay Isgoyska Fagax Illaa Baar Ayaan, Iyo Taliyayaasha Ciidamada Dowladda C/Qeybdiid Iyo Saciid Dheere oo lagu wareejiyey Maamulka Guud ee Dagaalgelinta Ciidamada Dowladda. breakingNews.Muqdish o,09,May,2009,Sabti, (Hillaac.net) Dagaal Xooggan oo la isku adeegsanayo Hubka Noocyadiisa kala duwan Gaadiidka Tiknikadda ahna loo adeegsanayo ayaa ka billowday Inta u dhaxeysa Isgoyska Fagax illaa Baar ayaan Degmada Yaaqshiid ee Magaaladda Muqdisho, Dagaalkan oo u dhaxeeya Xoogagga Al-Shabaab iyo MMIS Garabka ku Biiray DKMG ah ayaa haatan si toos ah uga socda Isgoyska Fagax, Saldhigga Yaaqshiid, Hotel Cali Mahdi, iyo Baar ayaan, Waxana la sheegayaa in Dagalka ay Billaabeen Gawaari Tikniko ah oo Weerar Toos ah ku soo qaaday Xoogagg ku sugnaa Saldhigga Yaaqshiid oo Iyagana Heegan Culus ku jiray. Dagaalka ayaa Goobo hor leh ku fiday Iyadoo Xoogag Cusub oo Labadii Maalmood ee Hore aan Dagaalka ka Qeybgelinna ay haatan Toos ugu Jiraan Dagaalka, Waxana soo baxaya Warar sheegay in Ciidamadii Kooxda Embagathi ee C/Qeybdiid iyo Saciid Dheere ay haatan Dagaalka soo galeen Iyagoo loo Fuliyey Go'aankii ay ku Adkeysanayeen ee ahaa in Iyagu ay bixiyaan Amarrada Dagaalka Ciidamada Maxaakiimtana la hoos keeno Maadaama ay Iyagu yihiin Taliyayaasha Ciidamada. Dhanka kale Waxaa iyana Wararka na soo gaaraya ay sheegayaan in Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho ay billaaben Madaafiic ay ku Bartilmaameedsanayaa n Xarumaha ay ku sugan yihiin Dagaalyahannada Shabaabka Iyagoo Dagaalka dhanka Madaafiicda kaga jira Illaa iyo Haatan. Xoogagga Xisbul-Islaam ayaa Iyaguna Ciidamadooda u soo dhaqaajiyey Dhanka Furumaha Dagaalka Madaama Dagaalku haatan uu Ballaartay Qolo Walibana ay Xulufadeedii soo kaxeysatay, Waxana Warar Goor dhaw na soo gaaray ay sheegayaan in Degmada Afgooye ay Saacadihii la soo dhaafay ka soo gudbeen 16 Tikniko ah oo ay leeyihiin Ururka Xisbul-Islaam si ay uga Qeybqaataan Dagaallada Ballaartay ee Maalintii Saddexaad ka socda Magaalada Muqdisho oo haatan Ciidamada AMISOM iyo Koobiga ay sida tooska ah u soo galeen.
  3. there are other families sxb JB aniga waaban shakiyay.heem heem. is this SL chistians promotional week. Mise fariintu popkay ku socotaa.
  4. I wonder who the new Ashahado la dirir would be if they get rid of the shariif and new players come to power, maybe Awais is the new candidat fo this post. There always has to be one.
  5. It seems the great war I was predicting is starting, the Shariif militia look unorganised, and ill prepared, maybe he will SOS the Ethios for help. I think the H.I guys will join the battle tomorrow and they will certainly stand with Alshabab. Poor shariif has Mr pearl-eyed, and the panic stricken Amnisom afros on his side.
  6. Dukey what is this years budget total? I think it was something like £19million last year, but I did not follow much this year.
  7. Brave man, many of us wouldn't dare to go back to somalia. maybe he was looking for SUSHI and the landers told him that he could find best SUSHI bar in Garowe and told him to go east.
  8. War Deg-Deg ah:- Muqdisho,07,May,2009 ,Khamiis,(Hillaac.ne t) Dagaalkii maanta ka bilowday Agaagarka Warshadda Taraqa iyo Sigaarka Magaalada Muqdisho ayaa ku sii fiday Goobo hor leh oo ka tirsan Magaalada Muqdisho, Iyadoo sida Wararku nagu soo gaarayaan Xoogagga Alshabaab ay xirteen haatan Waddooyin Muhiim ah oo ku yalla Magaalada Muqdisho, Sida Waddada Soddonka iyo tan Warshadaha, Waxana Gebi'ahaanba istaagay Isku socodkii Dadka iyo Gaadiidka Magaalada Muqdisho, Iyadoo ay jiraan Dadaallo ay wadaan Mas'uuliyiin uu ka mid yahay Sheekh Abuukar Cumar Caddaan oo lagu doonayo in lagu joojiyo Dagaalladan ka dhexeeya Kooxda Alshabaab iyo Maxaakiimta Garabka Shariifka. Dagaalka ayaa illaa iyo haatan geystay Qasaarooyin Dhimasho iyo Dhaawac ah oo Labada dhinac ah, Iyadoo sidoo kalena ay Dad Rayid ahi Waxyeello soo gaartay, Mana jiraan Illaa iyo haatan Hadal ka soo baxay Mas'uuliyiinta Labada dhinac ee uu Dagaalku ka dhexeeyo. Dagaalka ayaa la'isku adeegsanayaa Hubka noocyadiisa kala duwan Iyadoo Gurmadyo Ciidanna ay soo gaareen Xoogagga Alshabaab oo Sargaal ka tirsan Saakay uu ka badbaaday isku day Dil oo la doonayey in lagu Qaarajiyo
  9. These are muscle flexing little wars, Another useless bloodshed.
  10. Shabelle: MUQDISHO Cusbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho waxaa la geeyay ilaa galabta in ka badan 55-qofood oo waxyeelo ka soo gaartay iska horimaadyadii manta ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. Agaasime ku xigeen ka Cusbitaalka Madiina Daahir Max’ed Max’uud Daahir Dheere oo la hadlayay Idaacada Shabelle ayaa sheegay in 55-taan ruux ay isugu jireen Caruur iyo dad da’ah waxaana uu tilmaamay in hal ruux uu u geeriyooday dhaawicii manta soo gaaray. Garoonka dedan ee Stadium Muqdisho oo fariisin ay ku leeyihiin xoogaga Maxkamadaha Islaamiga ayaa iyana galabta lagu weeraray madaafiic dhowr ah iyadoo aan la sheegin qasaaraha ay geesteen. Majirto ilaa iyo hadda cid sheegatay madaafiicdaasi wallow haatan ay degantahay goobihii manta ay iska horimaadyadu ka dhaceen oo ay wali isku horfadhiyaan dhinacyadii ku dagaalamay.
  11. Dhagax taabasho iyo tuujis waa isaga mid. Waxaan ku kordhin lahaa "nin meeli ucadahay meeli ka madow" these guys Awais and co have other stratigies, agendas, and recieve their signals from a cave somewhere in ToraBora area, its difficult to deal withsomeone who has other agendas and other programmes which has nothing to do with the victims of 19 years of hoplesness.
  12. Its just that sh.Aweys wants to show the world who is the boss,he wants to humiliate shariifka and punish him for his deeds,simple as that.
  13. Moonlight: How credible is the news of the Eritrean arms drops? Or are these weapons the old ones the fighters is bringing from their bases in Marka, Baidoa and Kismayu? Dukey there is a lot of info cumming from xamar which says the Eritrean shipment has been recieved, I don't know how credible this is, but Soomaali waxay sheegto badanaa waxbaa ka jiro. I heard there is lots of arms and heavy artillery plus the Marka and Kismayo arms as there is a call for unity of all these groups to have a showdown with shariif's government.
  14. Aamin, but what makes you so optimistic? there is a real war atmosphere in xamar, multiple reports of new arms being brought into the city from eretria for the last 2 nights, things like Beebe and heavy artillery.
  15. It seems the 2009-2019 political phrases would even be wrost than the past ones. Xaaji Xundub cudur la yiraahdo KOONFURIAN FLUE baa hayo malaha. Hala soo baaro inuu Mexico tagay.
  16. XIINKA WITH RESPECT TO YOU, DO YOU MEAN THESE PEPOLE "RELIGIOUS WARLORDS" HAVE THEIR INSTRUCTIONS TO KILL FROM THE PROPHET (pbuh), XASHALILAH. READ WHAT THE PROPHET DID WHEN HE LIBERATED MAKKAH, DID HE RETALIATE FOR WHAT QURAISH DID TO HIM, NO, HE SAID HIS FAMOUSE WORD, "GO AWAY, YOURE FREE" THESE GUYS IN XAMAR KNOW DEEP DOWN WHAT THEY ARE DOING HAS NOTHING TO DO WITH ISLAM, BUT PURE GREED AND SELFISHNESS.
  17. Absolutly Duke, I agree with you, the Ulamaa have always vacated their role, and there is a somali say "Hadaadan hadlin waa laguu hadli", the Ulamaa should say something before things get out of hand not when there is blood every where.
  18. The city of Muqdisho have seen lots of wars in the last 19 years, but there were 4 major wars which distroyed 98% of te city and costed countless lives, but I believe the most tragic war is gathering pace now, and I hope I am wrong but all the sign show a great war (Yes a religious one) is on the way, it seems the great CULAMAA such as Sh.Cumar Faruuq, Sh. Shariif Cabdinuur, Sh.C/qadir Gacamey, Sh. Mustafa and co are not raising their voice to try and prevent this war, and pull them back from the brink. Lets hope these new generation of warlords realize that no one can win this kind of war, learn from Afghanistan. Muqdisho's world war one was between Siyaad bare Vs General Aideed Muqdisho's second majr war was betwen Aided and Ali mahdi. The Third major war was between Aideed and Atto. The fourth war was between A.Lahi Yusuf and Sh.Awais. And the predicted next major war will be fought between these two. The Ulamaa have more responsibility than they are realising, they should use their knowledge and influance to tell these people that the killer and the killed will go to hellfire.
  19. Odayaal, Waxgarad, Siyaasiin, Culumaa’uddiin iyo aqoonyahano Odayaal = Ciyaala suuq. Waxgarad = Wax ma garato. Aqoonyahno = Jaahil.
  20. 1990-2000 Political phrases used for and by Somalis. Jabhad, Fighting, starvation, shelling, raping, Looting (bililiqo), ku nasiibso, green lane (Khad cagaaran), M00ryan, jirri, dayday, warlord, money print, shir dib-u-heshiisiin, reerhebal, Yuu yahay, 200-2009. TFG, Looma dhama, Isbaaro, warlord, wadaad, Ashahado-ladirir, kaligii muslim, khaa'1n, mujaahidiin, dab0dh1L1F, Burcad badeed, Ahlusunna, Muqaawamo, Maxaakim, assassination, Cadowga, Abuu Hebal. We are the people of contradictions and upside downs. Somalis are -Religious but crooks at the same time. -United in everything, e.g. language, culture religion but are the most divided nation in Africa at the sametime. We smile for each other and mix, but stab each other from the back and discriminate. We love Allah, but love more our tribes. The question is what will be the new phrases used in 2010-2020.
  21. Allah ya cisak yaa mintid, Thanx for the invitation, I will payback by inviting you to koonfur as well, and you'll be given our local dishes, such s MUUFO, Maraq dooro, iyo calooley, and you will have a great time. And if you want JB can come with you, but not XX.
  22. Yaa mintid. Some clear sigs will be helpul to detear us "Koonfurians" from crossing the border. Pick your choice. Or something like this
  23. What about Hizbul-Isam what do they want?
  24. 8 People slaughtered just today. Different functions operating in the city. Assassination on the increase, Each group calling the other murtad, khaa'in, etc. The creation of new "civil" forces called by the tribal leaders of Mogadishu. even the Shariif government has two separate security forces; the old TFG troops, and the Islamic courts forces. If these problems are not solved soon its clear Mogadishi will erupt again and sadly many more innocent civilians will be slaughtered. Duqeyntii maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. Linked Linked1 Linked2 [ April 26, 2009, 05:46 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]