Daandaansi

Nomads
  • Content Count

    21
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Daandaansi

  1. Omar Bin Ladin & Jean Flex Brown Cumar Osaama Bin Ladib oo ah Wiil uu dhaley hogaamiyaha shabakada Al-Qaacida ayaa la xaqiijiyey in uu qudbo sireed ku guursadey haweenay 51 sano jir ah oo u dhalatey wadanka Ingiriiska, taasi oo ah hooyo dhashey 3 caruur, isla markaana sii ah ayeeyo ilmaheedu ilmo sii dhaleen. Jean Flex Brown oo ah haweenayda uu guursadey wiilka afaraad ee ka midka ah 17 ilmood ee uu dhaley Osaama Bin Ladin ayaa u sheegtey jariirada Times in ay ku faraxsan tahay guurka ay guursatey Ina Bin Ladin iyadoo tibaaxdey in meher qarsoodi ah uu ku dhexmarey magaalada Qaahira ee caasimada wadanka Masar 24-kii April, waxaana ay sheegtey in meherkaasi uu ahaa mid qarsoodi ah oo aanay ogaan dad badani marka laga reebo dad yar oo sirta ay isku qarsadeen haweenaydan uu guursadey wiilka uu dhaley Osaama Bin Ladin. Mss Brown waxay sheegtey inay Cumar Bin Ladino oo 27 sano jir ah ay isku barteen magaalada Qaahira mar ay halkaasi socdaal ku tagtey, waxaana ay sheegtey inay noqotey xaaska labaad ee Cumar Osaama Bin Ladin, iyadoo soo qaadatey in diinta Islaamka ay ninka muslimka ah u ogoshahay in uu guursan karo 4 xaas. Iyadoo ka sheekaynaysa sida ay isula xiriiraan wiilka guursadey ee uu dhaley Bin Ladin waxay tiri “ Maalin walba waynu wada xiriirnaa, waxaan kuwada xiriirnaa Telefoon ama Internet-ka oo aan wadasheekaysi ku sameyno (chating). “Wiilkan Cumar ah ee aan is caashaqney ee aan is guursanay waa nin beri ka ah waxyaabaha uu ku kacayo aabihii, waana nin aan lagu xukumi karin, ama aan loo qaban karin waxyaabaha dhacaya, waxaan markii aan isqabnay mudo 2 bilood ah aan waydiiyey aabihii Osaama Bin Ladin, waxaana uu ii sheegay in aabihii waa Bin Laden’e in isaga oo yar uu ka soo wadey wadanka Sacuudiga, uuna geeyey wadanka Suudaan, halkaasi markii ay mudo ku noolaaneeyeen waxay u wareegeen wadanka Afganistaan, laakin sanadkii 2000 ayaa Cumar wuxuu ka soo tagey aabihii Osaama Bin Ladin” ayey tiri Jean Flex Brown. Jean Flex Brown haweenaydan 51 sano jirka ah ee uu guursadey wiilka Cusaama Bin Ladin waxay sheegtey inay horey u soo martey shan guur oo guurkan uu u yahay kii lixaad, laakin waxay “ Guurkani waa mid iiga duwan guurkii hore ee aan soo marey, Cumar aniga ayaa caashaqey waayo waa dooqeyga, waana nin aan jeclahay, waligey ma heli doono nin la mid ah, aniga nafteyda ayuu soo jiitey, waa shaqsi degan, hadalkiisuna ma ahan mid leex leexad leh” ayey tiri Flex Brown. Jean Flex Brown markii ay isguursadeen wiilka Osaama Bin Ladin waxay iska badashey magaceedii reer galbeedka ahaa waxayna la baxdey Zeena Mohamed, mar ay ka hadlaysey sida ay ku wada xiriiri jireen iyo caqabadaha la soo gudboonaadey xiriirkooda waxay sheegtey in inta badan ay dhib kala kulmi jireen xaga luuqada, balse waxay intaasi ku dartey in dareenkooda uu yahay mid isa soo jiidanaya. Mar ay ka sheekaynayey in uu jiro xiriir u dhaxeeya wiilka Ina Osaama Bin Ladin ee ay isguursadeen waxay sheegtey Jean Flex Brown in wiilka iyo aabihii aanay wax xiriir laheyn tan iyo sanadkii 2000, waxay sidoo kale ka warantey dhibka gaarka ah ee inankan haysta, waxay tiri “ dhibka haya Cumar wuu badan yahay, xitaa safar uma bixi karo, waayo magaca aabihii ayaa ka dhigey mid Qatar ah oo ma jirto cid fiise ama dal ku gal siinaysa. Haweenaydan uu sodoga u noqonayo ninka Mareykanku ugu raadinta yahay waxay sheegtey in haatan ay wado sidii safaatada Britain ay uga heli laheyd dal ku hal ama Vissa ninkeeda cusub uu ku tagi karo wadanka Ingiriiska. Dhawaan mar ay booqatey waxay ka baxsatey oo ay ka gashey dhuumaaleeysi saxaafada, iyadoo ka cabsi qabtey inay sheekadan si weyn u lafa guraan. Flex jacayl laabta iyo dhuuxa galey ayey u qaadey Cumar ....
  2. lily thanx i hope i will do fine .
  3. ahahaahah Red sea waa laysku qarinaa miyaa bahasha lol. hey thanx baydaway naftayda nin kufilan waan ahay aniga maansha allah nin meel kasoo bixi karana ilaahay ayaa iga dhigay plus if i am in love with some1 the meaning is dat i wanna get maried with dat person it does'n mean i love her and i wanna gaabsi . i believe dat gaabsi and guur meel mawada galaan. plus gaabsi is not good thing to go and to love for Somalianqueen. ''has she found some1''? i don't know about that but what is your suggestion if she has foind sme1? lol
  4. lol Modesty i think the reality is dat u don't know and did not go out with all the Somalian men, the Somalian men are not the same so i woul suggest ya 2 go more partying and see wats there instead of backing of any saying u faild for Somalian guys and luk for an ajnabi guys, if i talk about ma reality i dated alot of gurls and some of them were nt romantic some of them were but the question is do i know romantic the we u know it heheh i think the rest of the peepz will ansa that. gudlucky
  5. thanks lily am sure u onda rite truck lol. rudy waad mahadsantahay sxb partying ahheh thanks guys but still nothing changes except am tryin 2 move on its very hard but trying.
  6. sorry ma i mean u made me laugh instead i said love lol raali ahaado nin jeceyl hayo ayaan ahaye lol.
  7. lol u guys made me love but thanks guys, oday adeerkeey ah ayaa oranjiray bal taariikhdu wexey suubisiyo saadambe aan dhaawrno marka we will see how it goes. i hope it goes well tho.
  8. thanks guys for ur advice i really appericiated. NEPHTHYS waad mahadsantahay,u said' See hal mar kaliya u nici kartaa? ' i have no idea, i don't know i jst saw mayself that not in her u know what i mean i don't know how? jeceylbaro sxb caayr iyo balaayaad ila soogashay lol but is it true tho i mean i study full time at the uni but u guys rite about making maself busy to work or to go sme classes ratha then the uni to make maself buzy BUT the thing is, me and the gurl fist time we used to be friends and she waz my bestfriends when it comes to females and when we started this relationship we both agreed that nothing will change our friendship, plus my family and her family are kind close not very close related but we help each other and yea we the families are friends so if i don't go the girl's house the family will think different way and maybe get wrong idea and also our friendship will be gone and if i go and see the family and see her then i will start to get more feelings for her na'mean? so yeah arinta dhinacaas ayaa hada iigu daran hadii aan labada family is aqoon ama aanu gabarta fist time aanu friends ahayn then maba arkeenbo so my feelings for her wuold already feeded away. but thanks guys all of you.
  9. hey akhyaarta waan idin salaamay salaanta islaamka ASC WR Wb wabacdu, intaask kadib akhyaarta rag iyo dumrba weyn iyo yarba waxaan rabaa inaad igala talisaan arin ihaysata oo kusaabsan jeceeylarintayduna waasidaan: waxaan wada soconay a Somali sista almost 2years we fel in love so deeply, i used 2 ike the for ages and she did not wanted 2 go date ith me then i got over it but after she cme back aying that she likes thats hw our realtionship started, those past 2 yeas were my best years ever in my live and i never had a relationship like that, i never had a gir like her in my whole life and sh said the something. We decided to get married when we both finish the university and was our goal but what hapepened next????? sifiican u aqri meeshaan: halmar ah ayaan waxaan dareemay inuu jaceeylkii ihayay ee gbarta aan aduunka kadoortay iihayay aan iska waayay i don't mean mentally but tartiib tartiib ayuu jeceylkeedii iiga guury axaana aan bilaabay inaan saeeyo qaladadbadn oo ay kamidtahay inaanan sidaan uwici jiray uwicin inaanan text message sidaan ugu diri jiry ugu dirin inaanan sidaan u arki jiray u arki waayo before that everyday after i get home from uni the ist thing i do after i eat was 2 see hur then i tred to talk 2 me so many tymes i waz okey 4 that, she aid whats going on with ya? jeceeylkaad iiqabtay xage ayuu kaa aaday? and i waz like nah i love a but i have been busy dts all but micnaha ma aanan siinayn all my attetion.sheekdu yeysan ila dheerane waxaan kusoogooyay after thet she told me that from now on we are brother ann sister i wa like watever bcause i thought she waz kiding malaa intaan ciciyaarayay oo dhan iyadana wey fakaraysay gaar ahaanteeda ayeyna go aanka kagaartay and she decided dat she waz 4real. so after she told me that she was seariuse abouther dicission and she cannot change hr mind i waz like okey. intas kadib jaceeylkii ayaa gadaal igaga dhashay and i started to call her and tel hur that i love hur and i would nything in the world that i can do to get hur and she said ''Nope''. i waz like qoftaan weyba ismicnaysay mxaad uga waalaysaa gabdhaale iyo iska raadso so i started to chlled with sme other gurls and make sume relationship with em and have funbut atthe end i ealised tht i am ina wrng car and i raised in my heart tha i love that so much, i begun thinking, thinkin too much after that i broke up all the other girls because i did not knw wat 2 say 2 em waxaan isdhahay qof aadan jecleeyn maxaad udhahaysaa waan kujeclahay ood beenta ugu sheekgaysaa sidaas yaana usameeyay. hada gabartaydii waan wada hadalnaa micnaha walaalnmo camal hadi aan usheegona that i still lover 99% i know shes gnna say No and i do love her hard ot and i on't know wat 2 do so youys tell me what to do i love this girl, i seemy self that i cannot be with any other irl in the earth No matta how beautiful or nice, hot intellegeny or educated she is i wanna be with this gurl and i love her so muchtell me what to do please. thank you.
  10. wargelin msnka waxuu noqonayaa lacag sanadkan gudahisa xitaa haddii aad mailboxka ad wax ku dirsanaysid sidaa daraadeed waa in aad aqbartan udirtaa ugu yaraan 18 qof oo msnka kugu jira kadib waxa uu kuu noqonayaa free haddii aad been umalayso booqo www.msn.com mahadsanid bye dumenico Hi everybody, here is a true story. The use of msn and hotmail will cost money from summer 2006. If you send this message to 18 different people from your list your little msn icon will become blue and that will make it free for you. If you don't believe me go on (www.msn.com) and see it yourself. Don't forward this message, copy paste it so people will actually read. Hey it is Andy and john the directors of MSN, sorry for the interruption but msn is closing down. this is because too many inconsiderate people are taking up all the name (eg making up lots of different accounts for just one person), we only have 578 names left. If you would like to close your account, DO NOT SEND THIS MESSAGE ON. If you would like to keep your account, then SEND THIS MESSAGE TO EVERYONE ON YOUR CONTACT LIST. This is no joke, we will be shutting down the servers. Send it on, thanks. WHO EVER DOES NOT SEND THIS MESSEAGE, YOUR ACCOUNT WILL BE CLOSED AND YOU WILL COST £10.00 A MONTH TO USE. SEND THIS TO EVERYONE ON YOUR CONTACT LIST. NOW YOU KNOW WHAT TO DO. PLEASE DO NOT FORWARD THIS or REPLAY. COPY THE WHOLE EMAIL. GO BACK TO YOUR INBOX AND CLICK ON NEW. AND PASTE May your day be touched with sunshine, your heart overflow with love, and your soul sing with hope. May everything in your life sparkle with a radiance that comes only from happiness. I wish you all the Best
  11. abaadir sxb aniga sheekadaydu ma'ahayn gabadh ayaa sidaas iyeeyshay iyo wax lamid ah mana ahi raga aad igu qaldayso ee waxyaalahaas oo kale kufaana ama beenba samaystay! ee waxa aan anigu ka hadlay waa qiso igu dhacday 2 qodob aan kasoo qaatayna waad fahmi kartaa sida ay Somalida saamaynta ugu leedahay hadaad nin waxgarad ah tahay hadii kale se iska hadaaf ayaan ku oranlahaa! anyway akhyaarta waad salaamantihiin
  12. Bishy gabadhaan wexey iigu wacday Policeka iyada iyo reerkeeduba,gabadha aan lasocdo ayeeysan ayadu raali ka ahayn then iskaga har gabdhaan ayeey igutiri oo gabdhaha kale oo ilmo adeer something like that aad tihiin lasoco,gabadhana wey aflagaadaysay anigana waxaan iri iskukaymid ayaa tihiin adiga iyo gabadhaan intaasay kaxanaaqday ooy tiri saan isku mid unahay gabadhaan sidaan ah ana aan sidaan ahay? mafahantay hada huuno?
  13. sxb policeka waxaa loogu sheekeeyay ninkaan gabadha wuu abuse gareeyay mana ay fasirin what kind of abuse it is.markii danbe waa loo sheegay wixii oo dhan policekuna oplogise ayeey isiiyeen. sxb rageedii ayaa tahay waligaa qabiil haka danbayn micnaha qabiil ha isku qafilin waa sidaa usheektaye qurbahaan iyo Somaliyaba Somalinimo aayaa kugu filan. qabiilka qur aanka ayaa sheegaya inuu jiro lakaiin somalida ayaa siqaldan u isticmaasha sxb maxaayeelay waxaa layiri isku garta qabiilka oo isku aqoonsada si aaadan uguursan sodohdaa iyo wixii lamid ah dadkaana wexeyba kadhigeen waxkale oo qaab daran.
  14. ninba wax kahadal hadba weed soo qaaday,markaba wax tusaaley hadba tobic badal aniguna marka anigana tobic gaygu waa kan sidaa wada ogsoontihiin ama badankiin ogsoonyahay adduunku maanta waxyaalo badan ayuu huray uga maray oo dhinackasta leh hadii la isweydiiyo qabiil ama jacayl maanta aduunka waad ujeedaan sida uu uga horumaray waxa layiraahdo qabyaalad oo aan la isticmaalin xaga jacaylkana waxada arkaysaa inay maanta tahay raaxada adduunka. balse hadaan kahadalno Somalia,Somalidda oo aad ogtihiin sida ay jinka iyo jaanka ugu qabaan waxa loo yaqaan qabyaalad oo maanta halkaas dhigtay oo heerar kala duwan soo martay ayaa waxaa dhacday in Somalida oo jacaylka qiimaynjirtay waagi hore in ay qabyaaladii iyo jacaylkii isa soo dhexgaleen wale waa yaab yaabkiis ama kaak iyo lama ilaawaan ayeey noqotay,maanta waxaad arkaysaa oday dhahaya aniga gabadhayda cid aan reer hebel ahayn maguursankarto,qisa yar oo hada kahor igu dhacday ayaan idiin sheegayaa aniga oo Africa markaas joogay, habeen habeenada kamid ah ayaan waxaan wada sheekaysanay gabar[gabadh]ay markaas isugu kaaya horeeysay gabadhii mudo ayaan isla soconay mudona maahane about 1 month meelahaas gabadhu marka wexey ahayd qabiilada ay Somalidu liidaan oo wax kasheeegaan anigana wax iga qarsoon ma ahayn oo waan ogaa taah laakiin runtii waxaan diidayay inaan noqdo in dadka kala takooro waayo dadku isku mid ayeey iiyihiin reer hebel ayaa sidaas ah iyo waxyaalahaasna dhag uma dhigi jirin waxaana cad inaan kusaxnaa sidaas ilaa hadana aan aaminsanahay calaa kuli xaal gabar aan isku qabiil nahay ayaa soo ogaatay inaan wada sheekaysano gabadhaan,maalin ayeey isoowacday wexey tiri xaafadayda galabta ii gu imow haye aan iri waan utagay,wexey tiri inta naago ilmo adeertaa ah ilaahay badiyay maxaa gabadhaan noocaan ah kuugeeyay oo aad nooceebaynaysaa waxaas caado umalihin anagu! xoogaa ayaan intaan aamusay ayaan iri''abaayo gabadha aad sheegayso ee ayaan iyo adigu waad iisimantihiin'' gabadhii yaaba naf kuhaya ma anigaa saas ileedahay oo gabdhaan sidaan ah ila simaysaa ''naa bal isdaji balaaya kugu dhacday aan ahayne wey oroday niman ilmo adeerteed ah ayeey arintiiusheektay,iyaguna kuwo caqli leh ma ahayne wey soo ordeeenoo rag kale ayeey uyeerteen reerkayagii ayeey uyimaadeen oo yiraahdeen wiilkiina ayaa sidaas gabadhayada kuyi waxaa layiri hadii aydaan qancayn gogol soo dhigtay. gogol ayaa la isku dhigtay wexey hadlaanba dee waxaa layiri wiilku wax sax ah ayuu sheegay wey qanci waayeen wadaadaa looyeeray wuu saxanyahay ayaa layiri wiilkani,waayo cidna cid wax madheera.wexey kudhaarteen inaysan sidaas kuharayn policeka ayeey utageen habeenkii danbe ayaa la ixiray mudo markaan xirnaa oo inbadan alawada hadlayay ayaa la isoo daayay kadib markii la ogaaday inaysan arintani sax ahayn la igu xiray halkii ayeey kudhamaatay reerkii iyagoo xanaaqsan ayeey meeshii katageen qaybtood hadalkii iyo inay gorigaygii yimaadaan ayeey iska dhaafeen. marka aqyaarta waxaan ogahay inay wali jiraan dad udhibaataysan sidii aniga igu dhacday ama ay kusoo socoto waana iska waayaha aduunka waxaana loobaahanyahay samir iyo dulqaad. waxaa loobaahanyahay dhalinyaradu inay fahmaan waxyaalo badan jacaylkoodana ay ka ilaashaan qabyaalad iyo waxkasta oo wax udhimi kara waayo dhalintaan waa kuwii barito kamaalin dalkeena hogaamin lahaa marka waa in ay wax fiican bartaa. salaamaaad.
  15. waxaan idin iri heestaan uu qaaday shimalai axmed shimaali waa wax dhacay ama dhaca oo hada xitaa socda alsalafiya walaal waa wax xunbaad leedahay waxaani runtii weytahay wax xun laakiin waa wax xun oo jira marka hadii din in laga hadlo oo wax laga sheego,maxaa yeelay xumaantu markay dhacdo waa laga hadlaa ee lagama aamuso magaratay?
  16. hey macruuf waa sidee aqyaarka adiga Somali aa natiri hadana ereyada qurbaha inta aad sheektay waa jus English E.g. sigle mother etc
  17. waraa macruuf adigaaba samboor shaaha lacabay aniga laakiin moos aan isla fiiqanay nooh. Passion girl sorry i thouth u r a man,ma anigaan garan geela doofaarku laayay saas ula ma hadleen gabadha macruuf hdaan moodaaayay inay gabartahay waayo hadal gabdhaha ka mamnuuc ah in layiraahdo aan iri taasna waad fahmi kartaa marka waxaan leeyahay walaashay xaar qaado sorry i mean xaal lol waraa aniga sankaaga xaa ii geeeeeynaayo !
  18. mayeeey walaashaa aad qabto bahalyohow lol. sorry bro mayeey sxb dhaqtar aan iska dhigi robaa marka Somali badan ayaa iga codsaday samboor maxaa layiraahdaa luuqada Englishka. hadaan qabo anigu cid maweydiiyeen wax lagu dweeyo waan kadharagsanahay geedka caday ah xashkiisa ayaan sanka kushuban lahaa lol.
  19. waan wada salaamay dhamaan akhyaarta meesha isugu timid,waxaan jeclaystay inaan kaqaybqaato doodaan muhiimka ah ee ay inoo furtay walaasheen Wiilo. Aniga oo aan meelo kale abaarin hadii aan figradayda kadhiibto mawduucaan ee ah DOWLADDA sOMALIA OO U OGOLAATAY DOWLADDA ETHIOPIA INAY ISTICMAASHO DEKEDAHA SOMALIA? Qofkasta oo Somali ah maanta wuu Kudharagsanyahay Xaalada Somalia kajirta ee kala guurka ah anigu waxaan dhihi lahaa Dowladda Somalia wey kusaxantahay in Dekedeheeda ay u ogolaato dal ajnabi ah ama dalka aad hada adiguba kadhawaajisay,marka aan hadalkaan iraahdo dad badan ayaa wexey isla markaasba lasoo boodayaan ninkani wuu waalanyahay ama Ethiopia ayuu daba udhaqaa iyo waxyaalo noocaas ah ah balse anigu waxaan aaminsanahay in la isticmaalo Siyaasad. Somalia maanta iyada ayaa ubaahan cid taakulaysa oo waxtarta marka waxaan aaminsanahay hadii ay dalalka lajaarka ah kala soocsoocdo oo tiraahdo sidaas marabno ee sidaan ayaan rabnaa dalkaan Ethiopialayiraahdo dalkeena kama ganacsankaraan hadii sidaas lasameeyo dowladeenu mashaqaynayso ayaan aaminsanahay. waa in lasoo dhaweeyaa cid alaale cidii ganacsi karabta Somalia specially inta ay Dowladdeenu awood yeelanayso waxaan aaminsanahay hadii ay Dowladdeenu awood yeelato oo ay markaas Ethiopia udiido inay Dekedaheeda kaganacsato markaas awood ayeeynu leenahay oo dowlad wanaagsan ayaan haysanaa marka waxaan dhihi lahaa hada aynaan wax isku faarfaarin ee si siyaasad ah aan ushaqayno inaga ayaana dalkeena meel gaarsiin karna marka yaan la isku mashquulin Ethiopia ayaa sidaan samaysay ama sidaan tiri war maxaa kaagalay Ethiopia si siyaasad ah uladhaqan kana faa idayso oo caawimo karaadso iyadana ganacsi lasameey dowladda kudhiso. Somalida dhan siyaasad malahan adduunka siyaasad ayaa la isku dhaafay ninkasta wuu ogyahay in ay Ethiopia tahay Cadawgeena laakiin inaan maalinkasta kuhayno Ethiopia waa cadawgeena yaysan Somalia Xiriir lasamayn waqtigeenii sidaas ayuu kudhamaaday ee qofka ama dalka aad u argto cadowgaaga adigoon waxba usheegin ayaa hawshaada lawataa usagana waxaa la iskaga dhigaa inaad xiriir wanaagsan lasamaynaysid marka aad guur gaartitna iyagaanba kugu dhacayn oo aad dowladda xoog leh noqotit.
  20. waad mahadsantihii akhyaarta Macruuf & S O S Jazaa kalaahu khayraa.
  21. Hey,u guys is there are any of u who knows waxa lagu dhaho Cudurka ay somalidu utaqaan Samboor ka waxa Englishka lagu yiraahdo if u know pls dont hesitate its important.