cabdihaybe773

Nomads
  • Content Count

    17
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by cabdihaybe773

  1. Cawale camo caadi maaha wallahi waar ma labadan rakcadood baan muslim ku noqday lol
  2. Horta akhyaarey sometimes waxaa dib loo yara jaleecaa xaga Fanka iyo suugaanta somaliyeed Cause Fanka iyo suugaantu waa Dhaqankeeni dee waxaana quman ama qurux badan iney umadi ku Faanto dhaqankeedi oo ayna ka Faanin sidu doonaba ha ahaado anyhow maanta ayaa waxan is iri dhaliyarta bal yara xasuusii xagii Fanka kii hore iyo kan hadda joogaba markaa su'aashan ayaan idin soo dhex dhigay si aan anna wax uga Faa'ido idinkuna aad uga Faa'idaaN Raalina ahaada sababtoo ah women section ayaan ku qoray topic kan oo dee baryahan danbe women section ayaab topcyada ku macaan xagii Ragga wey ka dhamaatey''''''''''
  3. we are lonely and need that special person in are lives. lust a wanting in your mind no dout your pushes but u try to pull away . thats the differents. fall in love hits like a brick to a concrete floor. u do anything to get a hello are a smile to have u flouting on cloud nine. pictures of this person u hide under your pllow are pocket to keep close even if there 2 min away. other cant get u to stop talking about them and staring like a stalker. thougths of what youed do together in the middle of the nite and these are just some
  4. Waar heedhe sheekaba sheekey keentaaYe Hadda ka hor waxaa dhacey nin isna doob ku raagey oo aan waligii waxna xitaa gabadh aan la sheekaysan ayaa maalin maalmaha ka mid ah ayuu aabihii u tagey una sheegay inuu guursanayo oo waliba aanu mid kaliya guursaneyne uu 100 dumar ah guursanayo aabihii ayaa yaabey oo ku yidhi aabo maxaa dhacey ma waxbaa inagu soo kordhey markuusuu aabo waxba mey soo kordhine ee mayee inaan guursado ayaan doonayaa xaaladu markey halkaa mareyso ayaa waxaa dhacdey in aabihii yiraahdo waayahey aabo bal waxeynu sameynaynaa habeenba mid ayaan kuu guurineynaa subaxiina waad furaysaa malinte danbe ayaa odaygii wuxuu soo helaY gabadh(Single Mom) ah oo ninkeedii ka dhintey 6 bilood ka hor oo xariifad ah dabeetan tii ayaa habeenkii loo geeyay inta loo maheriYay odaygiina la balameY oo ku yidhi waa inoo iyo bari subax si aan gabadh kale kuugu guuriya hadana tana aad furtid waayahey Iyo waayahey ayaa lagu kale tagey ninkii habeenkii ayaa inta cirkaa la geeyay oo dhulkaa la geeyay ayuu isku dhex yaacey gabigiisuba subaxii ayaa isagoo liicaya seexday 7 subaxnimo markey gaadheY ayaa odaygii aabihii haa yimid markaasuu yidhi faaraxow ina mari markaasuu Faarah yidhi aabo (iskadaa Tanaa Reerka dhan ku filane)
  5. oh are you kidding me athought you are dude anyhow shacabkii Hargeysoo shan habeen caadi maaha''''''
  6. I want ask everybody How to establish rules for a newly broken-up couple living together''' Break-upFilter: What are the rules forinteraction between a newly-separated duo who still plan living together for now, and is there a way to make things less awkward??? A friend of mine has just broken up with her boyfriend (with whom she lives). They're on amiable terms and have agreed to continue living together for at least the forseeable future, but neither is quite sure what the rules are now. What are the limits are, or, ways that they can figure them out together in the least uncomfortable way possible for both of them? Any tips on making the situation a bit less awkward for both of them??
  7. dam chocolate~~~~~~~~ i know alot of ppl like that but it sucks isnt""""""""""""""")
  8. Waar Heedhe First Of all arin walba markaad Rabtid inaad ka ka hadasho ama aad ogaato waxa Quman qofka kaaga waayo aragsan inaad ka wareysato dat means Qof aan waligii geel raacin hadaad geel ka wareysato ma garanaayo even haduu isku dayo bari adoo jooga ayuu gakbeed kula aadaya''''' Odhaah somali ah baa waxey Tiraahdaa"Ninkii waalida soo Maraa laga wareysataa wadiiqooyiN bey leedahoo Loo maroo" Dat Means qof walba wuxuu waayo arag ku yahey ayaa laga wareystaaye hana waalina hadabee kool_kat iyo Hablaha kale hanoo sheegaaN thats all'''''')
  9. Hell No tho aint from mpls im 4rom hargeisa wat you know abou hargeisa???
  10. amean where you think I live my bad bro im in @ work thats the problem!!!!!!!!!!!!!
  11. hodman where you think i ? Im in Hargeisa now man "uu soo dhacey uu soo dhacey"
  12. aar Yaa ilaahey Yaqaana yaah ninkii jira wuxuu yiri faruurow maxaa berbera ku geeYay horta thnx all aad baad u mahadsantihiin lakin waxaan la yaabanhey somalidu why ay ugu shitaan dadka cusub bal kawaramo hadaan cusbaan lahaana sidaas ayaad ii gali laheydeeN yaah anywayz i got new name ppl juts waxaan rabey inaan bal dadka eega iney dadka cusub soo dhaweynayaan iyo in kale lakin waxaan ogaadey in bilaa camalku inagu badan yahey by the waY kaa maalayacniga adeer castro adeer oratation hahahah isii ama naga fadhiiso niyow waxba english tayada haku mashquuline "Me No english"
  13. First of all Asc all My somalian ppl bacdi sln im new at this web ilaa hadana wax soo dhaweyna ma arko maxaa dhacey sidaa miyaa martida u gashaan horta ilaahey haydin tuso dariiqii aad martida ku soo dhaweyn laheydeen marka xigta habalaha aan yara dacaayadeeye hablayahow dirac haafbaaca ayaad iska sidataan iyo googarad waaraad ah iyo dacasyo sagaal iyo badh ah inamadana masoo dhaweynaysaa wats Goin on maxaa jira anyhow intaasina kaftan hayga ahaato peace up guys~~!!!!!!!!!!!!!
  14. First of all Asc all mY somalian ppl secondly im new at this website and Really like it when i read some topics u kno but i got problem tho i have no idea how you gonna used it anyhow I need help abou that amean i need some oratation''