Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 06/02/2023 in all areas

  1. 1 point
    Maxaan Ku noqda Dee naagta ina kaahin baa u awoowa, isagaana xidhay una malayn maayo inuu beryaha soo daynayo hadaan ururadu haweenku u kicin. Imika ragiinan waaweyn ma bushaarad nefis siyaasaded Ka dayeysaan. Kkkkkkkk Kaa xunee dhloos isaga waan u garaabaya oo culays HJ baa saaran. Ilaahay wuxu Ka barya , ilaahaw HJ muuse biixi Ku kacda. Xitaa hadaanu muuse Ku kacno ma kul baanu Ku daynayna. Warya ilaahay wax nafleh waydiiso
  2. 1 point
    Lol, hadaan fahmey, yes crazy
  3. 1 point
    HAHAHAH Maakhiri iyo Galeedi kaftankaada ma fahmin maa u maleen., MMA Hal habar baa koonfur wareerisay, somalilanda dhoor habrood. wadanka habraha ha laga qabto
  4. 1 point
    Maakhiri, dadkaan see qarniyo daris wadaag ula ahaydeen? Caadi ma'aha dadkaan. Koonfurta hashii 'habar' gees ka gees qaatir ka joogeen 33 sano, meel shan 'habro' joogaan saa ula degantihiin alloow alle waaye xaalka.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up