Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 05/11/2021 in all areas

  1. 1 point
    Eebe masaakiinta how gargaaro
  2. 1 point
    Maakhir, they are nothing called gaashaanbuur. Soomaalida maryooleey waxey isku qaldaayaan dadka Reer Koonfur Galbeed u yaqaanaan 'geegii mariidi' iyo qabaa'ilada Koonfur Galbeed. Qabaa'ilada Koonfur Galbeed wey jireen, xiriir dhalasho iyo deegaan ayaa ka dhaxeeyo sida xiriir dhalasho iyo deegaan ugu dhaxeeyo qabaa'ilada kale ee Soomaaliyeed. Reer Canjeex iyo Reer Xaayoow wax dhalasho ka dhaxeeyo iska yar laakiinse waxee ku bidooween ururka magaciisa Afmaay ah oo Waaberi lagu dhaho Afmaxaatiri. Inaa magaca qabiilka ee ku midoobeen sheego ma rabi. Qabiil walba saas ugu midoobeen, xataa kaa ka dhalatay ee ku midoobeen Reer Nugaal, Sool, Bari iyo Sanaag oo magaciisa asagana erey Afmaay ah oo Nin laga wado. Tusaale kale qabiilka Beledweyne dego iyo kan degmada Goldogob ee Mudug dego laba 'ood' ayee u kala xaroodaan yet waxaa la dhahay waa isku farac meel ka soo jeedo. Qabiilka Shariif Sh Axmed abtirsigiisa iyo kuwa Baran iyo deegaanada kale ee Sanaag dego abtirsigooda waa isku mid, again laba 'ood' ayee u kala xaroodaan. Aan u soo noqdo ereyada aan kor ku sheegay ee 'geegii mariidi.' Ereyadaan waa Afmaay, waxaana laga wadaa dadka aan asalkooda ahayn Koonfur Galbeed laakiin soo degay, qaatayna dhaqanka qabaa'ilada Koonfur Galbeed ee la degnaayeen. Qabiilo meesha deganaa ayaa 'sharci' dhalasho siiyey iyagoo og meeshee ka soo jeedaan. Sababta loo siiyeyna waxee ahayd waa inay ka magan galaan oo la dhibaateen, diyadana laga bixiyo, iyagana bixiyaan. Geegii mariidi waxaa laga wadaa waayadii hore oo loola jeedo meeshee waayadii hore ka soo jeedaan. Awoowgey hooyadey dhalay ayaaba ka mid ahaa dadkaan camal. Dagaaladii iyo colaadii Sayidka iyo Daraawiishta ayee ka soo carareen asaga iyo reerkiisa bilowgii qarnigii 20aad. Qabridahare, Soomaali Galbeed, ayee ka imaadeen, waxeena soo degeen Waajid, Bakool, uu ku wada dhalay ilmihiisa. Qabiilkiisa wuu heystay laakiin diyo iyo waxyaabahaas haddee imaatana qabiilka Waajid degan la qeybsan jiray.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up