Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 11/25/2020 in all areas

  1. 1 point
    Why would any sane Soomaali shed a tear for Tigray? Hala ciribtiro ciidamadooda, siiba saraakiishooda. No Soomaali can forget what they did in Soomaaliya. By the way, it is not about Xabashi wins/loses or Oromo wins or loses. It is about time Tigrayga hilfaha loo qaado. They have committed too many unpunished crimes in Soomaaliya since 1996.
  2. 1 point
    Galbedi mucaaradka halistaa ma'ahan nimankaan usc oo shiraya horta waa inaad ogaataan midaas usc waa beel isku raaci karta inay wax dumiso laakiin aan isku raaci karin inay wax dhisto wayna ogyihiin markay wax dumiyaan inay suuq bacaad iyo bakaaro kala aadayaan. mucaaradka halistaa waa dulaalinta hor boodaya shisheeyaha kenya iyo carabta sida Deni iyo madoobe. khayre way u takhdiideen si fudud bayna khadka uga saareen. Arinta kaliya oo ay is leeyihiin N/N waa lagu tuuri karaa waa inay iska hor keenaan khayre iyo farmaajo. maxay sameeyeen marka? waxay la xiriireen khayre waxayna ka codsadeen inuu war-wareejiyo dirashada qof iyo cod waa dalab fudud, lakiin uusan garanayn cawaaqibkiisa. waraaqihii xaliimo yarey hoos buu dhigtay ilaa uu ku dhawaaqay qorax dhicii doorasho dadban. maxay tahay doorasho dadban? Doorasho dadban waa ninkii xoog leh aa xabagta goosaaya lahjadii reer awoowe. waa shaqo laandheere iyo laaluush. way ogyihiin labadaas maamul in qof iyo cod ay ku lumayaan dadkuna ka daalay qabiilaysi. khayre caawa waa laangaab tolkiis shaaha u dirsanayo shalayna wuxuu ahaa ninkii qsluu ta shacabka gilgilayay karti iyo cod labadaba. Opa nimankaan aad u ololaynayso darajada labaad bay kuu arkaan ayaga iyo puntland labaduba. Dad waxaa kuugu sokeeya siyaad barre iyo ehelkiisa sidii qaranku u burburayna maalin qabrigiisa lama siyaaran waana caqli xumada laydinku xaman jiray weligiin.
  3. 1 point
    Gooni, Khayre waxa uu noqday daa'uus boogtiisi isaga iyo dadkii kaleba wada arkeen. Hassan Sheikh iyo Ina C/shakuur ayuu hoos fahiistay. Ilaahayoow na dil oo hana doorin syey reer galbeedku odhan jireen.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up