Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 11/17/2020 in all areas

  1. 1 point
    Togdheer, awdal, sool, sanaag waa la gartay. Daad- madheedh, maroodi- jeex iyo hawd ma xaafadahaa hargaysaa mise waa gobolo jira? Ma jamhuuriyadii yaa barakowday intii la kala maqnaa? Waxaa fiicnaan lahayd inay qabiilaysiga toos koobka ugu dhigaan, intii ay gobolo aan jirin dadka ku waali lahaayeen. Waxaan fiirsaday "clip" ay leeyihiin Guusha yaa leh H.Y Guusha yaa leh H.J Waagii ay W/ galbeed ciyaaraha uga qayb geli jireen "gob" bay ahaayeen mooska iyo cambaha jecel kuligiidna waxaa loogu yeeri jiray dheereeye.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up