Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 09/19/2020 in all areas

  1. 1 point
    M.macruuf. Farmaajo wuxuu noo ahaa nin daacada oo xoriyad maskax iyo qab soomaali ku jiray. Waxyaabaha qaar si sahlan loogama tanaasuli karo siiba markay timaado arrimaha qowmiga ah. Ama si kale hadaan u dhigo markii dhabarka dhaawac aad u dhimanayso kaa gaaro waa la gur-guurtaa ilaa aad tagto meesha ugu dhaw oo hoos iyo doog leh si aad ugu naf baxdo. Xashiish korkiis laguma dhinto, macnaha magucu waa qaali caruurtaadu sii wadi doonto. Nimanka uu la shirayo waa shisheeye kalkaal wixii farxad geliya waa ajande shisheeye ma'ahan mid beeleed iyo mid soomaàliyed labadaba. Waxaan diidayo waa niman sharci daro wax ku marooqsaday aadna u neceb in dadku xoriyad helo, inuu umad dhan oo wanaagsan hoos geeyo masiirkooda kuna takri falaan xoriyadooda doorasho oo shakhsigaa. Tusaale sahlan Farmaajo ku darsasho yuu doonayaa waana kaligii talis waa eedooda ama nuxurka doodooda. Hagaag Madoobe 8 sano yuu kukuyada la joogaa kismaayo sifo aan aan sharci ahayn iyo iska daba wareeg. Dr. Deni oo jufadiisaa dhaxal u siisay kursiga puntland waa ku simaha doorka kale ee ina adeerkiis. Nimanka noocaas ku yimid oo farmaajo ku leh waa kaligii taliye dadkoodiina in yar nalka u shiday miyaa lagu raaci waxay ku qoslaan? Aragtidayda waa maya. Ilmo burtinle Sidii habar wax lagdatay ha u hadlina farmaajo haduu jeebka idiin galay qosolka yareeya.
  2. 1 point
    Gooni oohinta orgiga kawayn. Waxaad lacabaadaysaa ma aha wadan aad unaxaysid ee waa qoladayadii baa laga badiyay, marka aan galgasho sidii geelii Farmajo haday dhab ka tahay one man one vote kamuu hadleen saacadihii ugu dambeeyay madaxwaynimadiisa ee horey buu udajin lahaa chesskii lagu gaari lahaa laakiin wixiisi waa aan kudarsado waa mudanahaye. Saasna wadan kuma shaqeeyo.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up