Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 09/14/2020 in all areas

  1. 1 point
    Mujaahidiintii iyo agoontii snm, niman dhacay oo habrihii ka oohiyay, odayaal koonfur ka yimid u joojin maayaan. Nabad galyadu waa shabaq ay ku kaluumaystaan, buurahooda iyo dekadahooda oo dhan waa wada iib. Qaraabo kasta haday doonaan, haday ergoodaan, maxkamad haday aadaan, bac iyo xanjo haday gubaan, lagama yaabo inay snm dhul u ogolaato. Waligood ku dili maayaan sidaad garsoore marqaansan uga daba wareegayso markii kabuhu kaa dhamaadaan oo caruurtaadu korto bay ku dhihi xogaa yaa laguu ogolaaday ee ma qaadan. Mise warqad cusub yaad soo daabacan garsoorsyaashii hore mid ka fiican yaa iminka jooge. Warqada markaad daabacayso way yaqaanaan waxaa ku qoran inaad Siyaad Barre Supporter tahay macnaheedana kaligood baa yaqaan umana jeedid meeshay ku qorantahay. Odoyaashaan wixii loo ogolaado ha iska qaateen intaysan daruuftu dabrin.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up