Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 08/15/2019 in all areas

  1. 3 points
    Wasiirka Arimaha dibadda Somaliya oo aan xidhiidhka u jari karin Sucuudiga ayaa salaan ugu tegay Madaxweynaha Jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland Xaaji Muuse Biixi
  2. 1 point
    Dadkan reer Gedo waa umad munaafiqsan, they will choose Satan himself if it will bring them back their booli qaran days, hence why they are using Cadow Ethiopia to capture for them Kismayo, marka sxb Apophis dont tire yourself with these people, as farmaajo has 1 year left and thereafter he and his folks will become irrelevant once again. As for Galmudug, its an family affair that is being resolved in Hobyo Conference and for that it doesnt need to waste the time of Siyaasi Fiqi as there is more urgent matter for him that resolves on stopping the shedding the blood of innocent Somali people in Kismayo by Ethiopia army that are being hired by the weak fuley stooge (Farmaajo) that sits temporarily in the Vila Somalia.
  3. 1 point
    Acmaasha ama camalku wuxuu u qaybsamaa labo Mid badani ah oo jirka laga sameeyo sida waysada salaadda iwm Iyo mid maadi ah ama dhaqaale sida xajka sadaqada sakada iwm Ilaahay wuxuu yiri kacbada waxaa iiga qiimo badan in qof muslin ah dulum lagu dilo Hogaamiyaasha soomaalidu ayagoo gacmaha dhiig ku wata ana markaasba uu socdo bay kacbada isku feera qaawiyaan mana aha wax sax ah. Towbadu waa furan tahay shardiga kaliya oo looga baahanyahay qofka towbad keena waa inuu ka shalaayo mar waba wixii uu dambi soo galay dibna uusan ugu noqon.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up