Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 08/13/2019 in all areas

  1. 1 point
    Allaha u naxariisto Xataa aanada qabiilka dhaqankii way ka lumiyeen iyo sidii aanada ll samayn jiray. Hadaad maqasho waa labo beelood oo walaalo ah waa marka ay iskusii dirayaan munaafaqnimaa ku jirta, walaalo isma dilaan. Waagii hore qabiili baan isu haystay aniga qudhaydu laandheere ah oo aan cid agtiisa qori ka jabsan karta aysan jirin ilaa aakhirkii aan jufadaydii naftaydii ka fogeeyay. War qabiil faa'iido ma leh isku aqoonsada macnaheedu waa Civil ID ee isaga taga lagama karo. Culumadu reerkooda qalbigay kala socdaan ayagoo salaad ku jira. Wariyaha reer waqooyiga markuu waraysanayo reerkiisa ay wax kala gaareen wuxuu oranayaa markuu masuulkooda waraysanayo oo iminka dadkii dhibka gaystay malagu raad joogaa?! Markuu koonfurta wax ka dhacay waraysanayo wuxuu oranayaa soo lama odhan karo inaad shaqadiina ku fashilanteen oo aad dadka iska dhex taagan tihiin?!! Waa umad qabyaalad waashay oo liita. Allha qalbigooda mideeyo waa duco fiican Allaha khaatumadooda suubiyana sidoo kale.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up