Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 04/16/2019 in all areas

  1. 1 point
    As the Father of the killed Youth is crying for Justice to Farmaajo's deaf ears, Farmaajo indifference is showing as he hides the murderer inside his Presidential Vila as the apperant murderer is one of his clans men a fellow reer Gedo. Watch the Father begging for justice, saying the murderer shouldn't be safe guarded inside the Presidential Vila but face Justive: Dhageyso:-Aaba Aweys”Askarigii dilay Wiilkeyga Madaxtooyadda ayaa la geeyey walwal ayaana qabaa” | Radio Risaala: Somali News Online RADIORISAALA.COM “Wiilkeyga Dhalinyaro ayuu ahaa nolosheyda ayuu qeyb ka ahaa,mootada ayuu noogu soo xamaali jiray oo aan deyn kusoo qaaday,waxana maqlay in Askariga dilay Wiilkeyga in uu Madaxtooyada ku jiro,waxaana ka codsanayaa Madaxda Dowladda in Cadaaladda la marsiiyo ayuu yiri Aaba Aweys Maxamed Diinle. Many more youths are wrongfully lingering in inhuman prisons all because they demonstrated for freedom against the oppressive corrupt Farmaajo that is hellbound in destroying Mogadishu and Somalia as a whole, here some of the youths wrongfully imprisoned by farmaajo; Booliska oo Xabsi kordhin u dalbaday Bajaajleyaal u xiran Banaanbax (Akhriso Magacyada) - Wararka Maanta WARARKAMAANTA.NET SHARE Facebook Twitter Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa dalbaday in muddo shan maalin ah...
  2. 1 point
    horta siyaasadu dan joogto ah ayay leeday, saaxib joogto ah ma laha. Waa' kasta iyo waayihiisa ayaa la hadlaa, arinku 1989 wuxu taagna Somali inta xalaashaha ah iyo intii xaaran ku naaxa ahayd. Laakin, hal arin ayaa Video aan ka guntaday, waa "In Afwayne laga xoreeyo dhamaan geyiga Somaliyeed" hada Waqooyi kali ah maha!!!. Which is exactly what happened in 2 years. Taa ayaa la yidha, kalsooni buuxda. Hadii shalay isago jabhad ah kalsoonida lahaa, maanta oo dawlad iyo dhaqaale iyo xidhiidh intaba aan leenahay, u daahi mayno cadawga.
  3. 1 point
    @gooni "Waqooyiga gabilay dhanka badda xiga hadii miino lagu aasay waxaa aasay waa snm sababtoo dawlad miino uma aasto dad iska garab rarato ah" Afwayne kuwii wakiilka uga ahaa waqooyi waagaa, ayaa ahaa kuwo aan dawladnimo waxay tahay garab maray oo reernimo iyo aargoosi gamuuray dib ugu noqday. Hadaba canaasiirtii is biirsatay waxay xisaabta isu gaysteen ku heleen inay dadka dhulka iska leh ka rarri karaan oo kuwo aan dhalan ku beeri karaan. Waa caqliga canaasiirtii Afwayne isku maaweeliyeen. Waxyaabaha qosolka badan, Hargeisa waxa dhacday mar kali ah inay ku so dareereen Qaxoontigii 1977ka so qaxay Ethiopia, waxyaabaha ugu yaabka badnaa waxa ka mid ahaa in reer Qaxoonti ah iska soo ag dego reer kale, yidhaahdo hantida maguurtada ah sida guriga ama fooq ama business, anaga ayaa la wareegayna, deedna Dawlad ku sheegta warqado been abuur ah laga so qaadan jiray. Kolka Afwayne dawlad lagu sheegi kari maayo, waxay ahayd qabiil shaad dawladeed xidhan. Taariikhda waxa qora kuwa guulaysta, kuwa laga guulaysto taariikhda ma qoraan.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up