Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 04/13/2019 in all areas

  1. 1 point
  2. 1 point
    Who listens to this marqaanle horta? Waxaaba ugu daran markuu lahaa aqoonyahan ku xeeldheer afka Soomaaliga iyo isirkiisa aan ahay asagoo BTJ soo dhigan. Wuxuu ku maqli jiray marfishyada London uu mooday aqoon.
  3. 1 point
  4. 1 point
    Somaliland should stand firm in not accepting/participating any talks with the dying Farmaajo government, it will be a political suicide for Musa Bixi to hold talks to Someone (Farmaajo) who is about to be evicted by the people of Mogadishu. Sonalilands Hargeisa Leader Bixi should only hold talks with Somalia's Native Mogadishu Leader and not a pretender from Gaajo/starved Gedo.
  5. 1 point
    Maakhir Waxaa jira waxaysan fahmi karin, ilaa abid, oo ah taariikh been ah lama sanayn karo siyaad barre iyo snm midnaba. Sayidku wuu gubaabin jiray qabiilada, haduu gaalo ku tilmaamo macnaheedu ma'ahan inay ka mid yihiin Wuxuu uga digayaa waa inaysan calooshooda u furin oo aysan u adeegin sida khaadimka oo kale ayagoo muslina. Waayo ilaahaybaa noogu sheegay quraankiisa kariimka ah. (وَلَن تَرْضَىٰ عَنكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَىٰ حَتَّىٰ تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ ۗ) Lagama yaabo in gaalo raali kaa noqoto ilaa aad noqoto mid ka mida. Usoo noqo mowduuca Hadafka soomaaliya laga lahaa inay gaalo yeeshaan waxaa loosoo maray marxalado badan Waxaa lagasoo bilaabay in magaca England ama "igllan" soomaalida looga dhigo wax qurxoon oo gabdhaha ay magac uga dhigtaan Waxaa ku xigay in la aamino in dhulkii ingiriis gumaysto ama cagaha dhigo uu yahay daahir xaq u leh inuu aduunku aqoonsado. Waxaa ku xigay in xaquuqda dumarka ay ka bilaabato inay iska khafiifiyaan dharka culus ilaa la gaarsiiyo inay qaawanaan ku dabaashaan. Waxaa ku xigay in loo furo siminaaro sida caruurta loo tarbiyeeyo, xadaanada ama waxa ay ugu yeeraan (kindergarten) kuwa ugu fiican uguna qaalisan waa kuwa ubadka bara dhaqanada reer galbeedka. Meel naloo daayay ma jirto xafiiskoodana waxay ka furteen meesha laga jecelyahay dhulka soomaslida intay sahamiyeen. Waa muuqataa inaan snm, waligeed la aqoonsanayn, ilaa caloosha looga afuufo jesus spirit.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up