Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 02/11/2019 in all areas

  1. 1 point
    Jufo yar oo la yiraahdo abokor jaamac, yaa dhibka u gaystay beel cariiq ah ama reer boorame, ka dibna odoyaal baana ka fujiyay oo dhex galay si aan loosii layn waa ihaano ama xaqiraad inteeda le,eg. Lafaheena xuso kuwiinana hasoo hadal qaadinina waa ihaano kale. Waa dadka ugu nabadda jecel uguna aqoonta fiican soomaalida sida la qoray. Magaaladoodana cid looga dilo mooyee qof kuma dilin sidaan taariikhda lagu sheegay. Marnaba kama aysan hor imaan riyadaan aqoonsiga wayday si loo wada noolaado oo dhib u imaan. Dad aan dhib looga baqayn inaba, maxaa keenay in la aamusiyo oo wiilashooda aqoonyahankaa mujrimiin lagula xiro jeel madaw?
  2. 1 point
  3. 1 point
  4. 1 point
    He was not the first, Deni of Puntland and Hassan SHeikh were also members here
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up