Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 01/25/2019 in all areas

  1. 1 point
    DP World oo shaqaalaha dekadda Berbera amrtay inay qaataan baasaboorka Soomaaliya iyo sababta Wararka aan ka heleyno magaalada Berbera ayaa sheegaya in shirkadda DP World ay ku qasabtay qaar kamid ah shaqaalaha dekada inay qaataan Baasaboorka Soomaaliya. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in shirkadda DP World ay dooneyso in shaqaalaha qaarkood ay u qaado tababar Imaaraatka carabta ah, taasi oo qasabtay inay helaan baasaboor caalami ah oo lagu tagi karo Imaaraatka. Faadumo Saciid Ibraahim oo kamid ah xisbiga Wadani ayaa sheegtay in Somailand ay ku fashilantay siyaasadda arrimaha dibadda Somaliland, taasi oo qasabtay in shaqaalaha la weydiiyo baasaboorka Soomaaliya. Iyada oo saxaafadda kula hadleysay magaalada Hargeysa ayay sheegtay in shaqaalaha dekada magaalada Berbera la doonayay in tababar dibadda ah loo qaado, balse lagu xujeeyay baasaboor aan aheyn midka Somaliland. Waxaa sidoo kale ay sheegtay in shaqaalaha lagu amray inay baasaboorka u doontaan magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland maadaama ay u dhow dahay magaalooyinka Somaliland. DP World ayaa wali gacanta ku haysa maamulka dekada magaalada Berbera oo heshiis ay ku heshay, waxaana la sheegayaa in hadda ay wax badan ka badashay nidaamka ay shaqaalaha kula dhaqmeysay. Xigasho
  2. 1 point
    @Oodweynewas very sure this project will become a game changer and DP world was very serious. Today, we see nothing other than a rebranded existing infrastructure.
  3. 1 point
    Qaabkuu wax u dhaqayo uma eka nin dharkiisa dhaqanaya Qof kastoo amxaar u khidmeeya geed hoosti baaf waa loo dhigi
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up