Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 01/17/2019 in all areas

  1. 1 point
  2. 1 point
    Maakhir Muwaadinka afarsano lagu noqdo waa "karam" aysan caalamka kale bixin reer galbeedka mooyee inkastoo aan la yaabo kuwa dharka dhigtay markay maqleen inay muwaadin noqdeen Carabtu waxay ku maah maahdaa (القريب يكون اديب) qofka qariibkaa waa inuu dhawrsanaadaa. islaan waayeel ah oo dhalashada ingiriiska haysata oo hindi imaaraadka qaybta socdaalka looga turjumayo, dhalasho ma ahan waa soo dhawayn ay idin soo dhaweeyeen. Sakiriye iyo jingeli farmaajo intuba waa shisheeye iyo sokeeye labadaba. waxaana ku wanaagsan mar haday madax sare iyo xildhibaano noqdeen inay ka tanaasulaan dhalashadii reer galbeedka ugana mahad celiyaa soo dhawayntoodii markaa ka dib ay ka hadlaan in muwaadinku ka xaq leeyahay ajnibiga Wax wayn iiguma muuqato bangi aan lacagu ool shillin soomaaligiina kaba suulay dalka, nin u shaqo tagay. Khadaafi imaadan fahmin saxiib Ilhaan idaacadaha layska arko yaan ka daawaaday ayadoo leh qaxooti baan ahaa maantana sharci dejiye maraykana waa tusaale Maxaa diidaya in gaalka ingiriiskaa asna muwaadin soomaaliyeed laga dhigo si uu bangiga dhexe ugu shaqeeyo? kitaabka injiilkasna lagu dhaariyo sida ilhaan quraanka kariimka loogu dhaariyay? Mise soomaalidu jinsiyadaha aduunka way qaadan karaan ayagana xataa shaqo lagama heli karo? bal noo faah faahi aragtidaada adigoo mahadsan.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up