Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 12/12/2018 in all areas

  1. 1 point
    Waraaboow ayaa ku dhacay Dhurwaagii xumaa Soomaali naceyb lagu ogaa. He is accusing dowladda dhexe inay baabi'ineyso ama ciribtireyso 'isirka' ummada Soomaaliyeed because of xiriirka Eritareeya iyo maamulka Xabashada la wanaajiyo. He also accused dowladda dhexe inay dekadihii dalka Itoobiya siisay. Oh, the irony. Isma oga markuu shalay lahaa, 'Wiilka Adisababa ku dhashay ayaa iga xiga kan Xamar ku dhashay.' Dekedii Berberana markii la damcay Xabashada iyo Imaaraadka shaarbaha weyn la siiyo gabi ahaanteeda wuu ku faraxsanaa. Maanta uu iska dhigaayaa qof danaha Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed u hadlaayo. He seems like he wants his Xabashi master to come back to him and misses them desperately. Markuu afkiisa baas furtaba iyaguu soo qaadaa. He is so desperate for Xabashi connection, he would support anything, even including the failed mooshin by dowladdiid and pro-isbaaro groups.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up