Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 05/08/2018 in all areas

  1. 2 points
    Less than one year Ilaahay mahaddii see the result ...
  2. 2 points
    Waa loo baahanyahay iskaa wax u qabso. Deegaan walba waa inay saan camal sameeyaan. Marna abaar, marna daad kama bixi karno. Waa inaa biyahaan ka faa'ideysanaa.
  3. 1 point
  4. 1 point
    Good news but why SKA wax Somali ah oo Toyota wakiil Somalia uga noqdo maa la waayey SKA is known for corruption.
  5. 1 point
    Holac, that was old propaganda, circulated by kuwa dowladda naceb. It was debunked, too. Eniwey, the kids si heersare ah ayaa loo soo dhaweeye, including madaxweynaha ayaa qaabilay, casho sharafna guddoomiyaha gobolka u sameeye. They were also given hadiyado iyo deeq lacageed.
  6. 1 point
  7. 1 point
    Yoonis, this is why I was and still am always against federaalkaan baas. Soomaaliya and Soomaalis didn't choose this when C/qaadir Soobe and his political party were an ardent advocate of federalism in 1950-60s. Soobe's urur reprsentatives even went to Qaramada Midoobay in New York in late '50, giving a speech at the UN, advocating federal system for Soomaaliya's upcoming independence. They believed Maay and Maxaatiri federal states. Soomaaliya rightly didn't follow this when we gained our full sovereignty.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up