Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa goordhow u safraya dalka isutaga Imaraatka Carabka, ka dib markii uu Madaxweynuhu martiqaad rasmi ah ka helay Dowlada isutaga Imaraatka Carabta.#Somaliland#Xaqiijin pic.twitter.com/9MNYAdY073

— Madaxtooyada JSL (@MadaxtooyadaJSL) March 13, 2018