Madaxweynaha #Somaliland Md Muuse Biixi ayaa xafiiskiisa ku qaabiley madaxda kasocda Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha xisbigaasi ahna murrashaxii Xisbiga WADDANI ee doorashadii madaxtooyadda Md Cabdiraxman Cirro oo dalka dibeddiisa uga maqnaa. pic.twitter.com/WcItZs6L8j

— Madaxtooyada JSL (@MadaxtooyadaJSL) December 24, 2017